-
Daawo Muuqalkan Oo Caawi Hooyadan Waayeelka Ah Ee Mudada 20ka Sanadood Ah La Daala Dhacaysa Haynta Laba Wiil Oo Ay Dhashay Oo Maskaxda Ka Jiran
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalkan Oo Caawi Hooyadan Waayeelka Ah Ee Mudada 20ka Sanadood Ah La Daala Dhacaysa Haynta Laba Wiil Oo Ay Dhashay Oo Maskaxda Ka Jiran
https://youtu.be/E_bYWfTrruc?t=3
&...
Thursday, September 26, 2019
-
Daawo Muuqal Cajiiba Oo Indhaha Calamka Soo Jiitay Oo Madaxweyne Muuse Biixi Soo Bandhigay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqal Cajiiba Oo Indhaha Calamka Soo Jiitay Oo Madaxweyne Muuse Biixi Soo Bandhigay
https://youtu.be/Lxpc_iML4pI?t=101
Berberatoda...
Wednesday, September 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhalinayaro Cuslaatay Oo Dalka Iyo Debeda Isaga Kala Yimi Oo Socod Luga Masaafo Hudisa Ilaa Berbera Ah Ku Xusay Mujaahidiintii SNM
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinayaro Cuslaatay Oo Dalka Iyo Debeda Isaga Kala Yimi Oo Socod Luga Masaafo Hudisa Ilaa Berbera Ah Ku Xusay Mujaahidiintii SNM
https://youtu.be/mSeFGvVhjSc
&nb...
Monday, September 23, 2019
-
Q-2aad-Wixii muran sharci ah ee ka yimaada Xeernidaamiyaha waxbarashada gaar ka ah waa in lagu naaqishayaa Xeerka waxbarashada JSL.qalinkii A/rahman fidhinle UK
Waxaynu wada ognahay in JSL hayadaha gaarka loo leeyhay ay aad uga horeeyaan hayadaha dawliga ah, Hadii aan xeerar lagu xakameyn sida caalamka dawladnimo ma jirayso mana koreyso. Hababka maamul iyo maareynta dawladnimo ayaa sunah...
Monday, September 23, 2019
-
Wasaaradda Waxbarashada Somalilaan ayaa ku fashilantay in ay Xakamayso Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Somalilaan. qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/ hoose iyo dhexe oo u kala baxa 78 dugsiyo oo sare iyo 237 dugsi oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo 3...
Monday, September 23, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Ahmiyada Dekedda Berbera U Leedahay Somaliland Iyo Dalalka Gobalkaba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dekedda Berbera ku tilmaamay mid muhiim u ah inta badan dalalka Afrika.
Wakaalada wararka ee Euro News, ayaa warbixin muuqaal iyo qoraal ah toddobaadkan ka diya...
Sunday, September 22, 2019
-
“Berbera Waxay Ahaan Jirtay Magaalo Aanay Qabyaaladu Ka Shaqayn Oo Xadaaradu Ka Shaqayso,Nabad Galiyadana Ha La Ilaaliyo Waxaad Arkaysaa Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Loo Dacwiyayo”Wasiir Maxamed Kaahin Axmed”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Berbera Waxay Ahaan Jirtay Magaalo Aanay Qabyaaladu Ka Shaqayn Oo Xadaaradu Ka Shaqayso,Nabad Galiyadana Ha La Ilaaliyo Waxaad Arkaysaa Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Loo Dacwiyayo"Wasiir Maxamed Kaahin Axme...
Wednesday, September 18, 2019
-
Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ciidanka Booliska Somaliland Ku Wareejiyay Shan Baabuur Oo Qabaalo Ah+Daawo Sawiro
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Shan Baabuur Qabaalo Ah Ugu Deeqay Ciidanka Booliska somaliland Gaar Ahaan Degmooyinka Gobolka Saaxil Ka Koobanyahay Si Amniga Deegaamadaas Loogu Ilaaliyo De...
Tuesday, September 17, 2019
-
Haweenay 7 Caruura Haysata Oo Kaabad Laydh Berbera Xalay Ku Dishay Iyo Shacabka Xaafada Daaroole Oo Isu Soo Bax Cabasho Ah Sameeyay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Berberatoday.com)-Haweenay 7 Caruura Haysata Oo Kaabad Laydh Berbera Xalay Ku Dishay Iyo Shacabka Xaafada Daaroole Oo Isu Soo Bax Cabasho Ah Sameeyay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/LYptXamaY7g?t=16
&nbs...
Sunday, September 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyihii Ugu Mudada Dheeraa Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor OO Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Inuu Ka Noqday Saldhigii Ciidan Ee Garoonka Diyaradaha Berbera Dawlada Imaaratka Carabtu Samaynaysay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyihii Ugu Mudada Dheeraa Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor OO Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Inuu Ka Noqday Saldhigii Ciidan Ee Garoonka Diyaradaha Berbera Dawlada Imaaratka Carab...
Sunday, September 15, 2019
« Previous Page — Next Page »