-
Daawo Muuqalka”Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Fashiliyay Mashruuc Somali Weyna Oo Shirkii Garxajis Ee London Loo Soo Hoos Galiyay Iyo Shaqsiyaad Beeshiisa Ah Oo Lacag Kasoo Qaaday Dawlada Xamar
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Fashiliyay Mashruuc Somali Weyna Oo Shirkii Garxajis Ee London Loo Soo Hoos Galiyay Iyo Shaqsiyaad Beeshiisa Ah Oo Lacag Kasoo Qaaday Dawlada Xamar
&...
Tuesday, February 5, 2019
-
War Deg Deg Ah”Maamulihii Dekeda Bosaso Ee Shirkadda P&O Port Oo La Dilay
Bosaso(BerberNin Hubaysan ayaa saaka toogasho ku dilay maamulihii Dekeda Bosaso ee shirkadda P&O Port/DP World Paul Anthony Formosa.
Ninka dilka gaystay oo ku hubaysnaa bastoolad ayaa maamulaha toogtay xili uu ka soo baxay...
Monday, February 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hub Dhigistii Guutadii Sancaani+ khudbadihii Cigaal Iyo Suldaan Maxamed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hub Dhigistii Guutadii Sancaani+ khudbadihii Cigaal Iyo Suldaan Maxamed
https://youtu.be/ePmlr3G0XkI
Berberatoday.com...
Sunday, February 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cartan Oo Shirkada DP World Ku Eedeeyay Inay Ka Baxday Heshiiskii Dhismaha Dekeda Cusub Ee 400 MT Aheyd Iyo Baaq Uu Udiray Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cartan Oo Shirkada DP World Ku Eedeeyay Inay Ka Baxday Heshiiskii Dhismaha Dekeda Cusub Ee 400 MT Aheyd Iyo Baaq Uu Udiray Madaxweynaha Somaliland
https://yo...
Saturday, February 2, 2019
-
Halkan Ka Daawo Xaflada Iyo Dhoolatuska Xuska 25Aad Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Hargeysa Ka Qabsoontay Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Xaflada Iyo Dhoolatuska Xuska 25Aad Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Hargeysa Ka Qabsoontay Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/BL4ukxcfoYA?t=2
...
Saturday, February 2, 2019
-
“Anigu Xafiis Ma Lihi Waxaanan Ku Jira Dhisme Wasaarada Maaliyadu Leedahay..” Badhasaabka Saaxil Axmed Cismaan Xasan”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-“Anigu Xafiis Ma Lihi Waxaanan Ku Jira Dhisme Wasaarada Maaliyadu Leedahay..” Badhasaabka Saaxil Axmed Cismaan Xasan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/bQXOnBAkKoA
 ...
Friday, February 1, 2019
-
Dr Abiy Axmed: Dameeraha Adari Ninka Foofiya Ayaa Soo Xareeya
W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Kacdoonkii qoomiyadaha Axmaarada iyo Oromadu wuxuu horseeday iscasilaaddii ra’isal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Deselagn oo isagu ka soo jeeday qoomiyadaha koonfurta. Haddaba si xiisadahaa kacsan ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Akhriso Qisada Nin Soomaali Ah Oo Si Caddaalad Darro Ah Loogu Daldalay Britain
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safia Maxamed, ayaa la yaabtay markii ay ogaatay in qofkii ugu danbeeyey ee lagu daldalo gobolka Wales, ee dalka Britain, uu ahaa Soomaali.
Inta badan Soomaalida Britain tegtay, ayaa halkaasi gaadhey ...
Tuesday, January 29, 2019
-
Somaliland”Wiil Naafo Ka Ah Indhaha Iyo Gacmaha Oo Ku Guulaystay Imtixaanka Shaqo Qaran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo ah wiil naafo ka ah indhaha iyo gacmaha oo ku naafoobay miino isagoo yar kula qaraxday miyiga magaalada Caynaba ee gobolka Saraar, ayaa kaalin muhiim ah ka galay xubnaha ku...
Monday, January 28, 2019
-
“Imaaradku Waxa Ay Wadaan Maaha Aynu Wada Danaysano Ee Waa Aan Kugu Danaysto, Shirkada DPW Ee Berbera Jebel Cali La Hoos Tagtay Yaa La Og Dakhliga Ay ka Qabato Dekedda”Cali Guray.
WIXII NOOL BAA KU NOOLEEYA
Ma Xataa inta ay Qadar Muqdisho siisayna! 15000 ee ciidamada ahi waa kuwo iyaga ka amar qaadanaya hadii ay jiraane ma adigaad moodi. Hadda way ogyihiin waxay Qatar ka dejisay Muqdisho.
Ilaahay ...
Sunday, January 27, 2019
« Previous Page — Next Page »