Articles
-
Daawo:- Sheekooyin qosol badan iyo majaajileystaha Guri barwaaqo:-
Daawo:- Sheekooyin qosol badan iyo majaajileystaha Guri barwaaqo:-
https://youtu.be/tvnHfpcRbdU...
Thursday, February 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayar Cabdishakuur Cidinka Berbera Iyo Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Su,aalo Masraxeed Ay Bulshada Reer Berbera Si Toosa Uweydiiyeen
Berbera(Berberatoday.c om)-Daawo Muuqalka"Mayar Cabdishakuur Cidinka Berbera Iyo Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Su,aalo Masraxeed Ay Bulshada Reer Berbera Si Toosa Uweydiiyeen
https://youtu.be/fbrbbyvl6Q...
Thursday, February 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Awal Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle Oo Shacab Somaliland Udiray Fariin La Xidhiidha Nabada,Wada Noolaanshaha Iyo Isku Duubnida Shacab Weynaha Somaliland Oo Meel Looga Soo Wada Jeesto
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Awal Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle Oo Shacab Somaliland Udiray Fariin La Xidhiidha Nabada,Wada Noolaanshaha Iyo Isku Duubnida Shacab Weynaha Somaliland Oo Meel Looga Soo Wada Jee...
Thursday, February 8, 2018
-
Yaa Burburiyay Magaalada Hargeysa, Sanadkii 1988-kii, Ma Jeneraal Morgan Mise Jeneral Axmed Warsame?W/Q Suleyman Yusufdhakhtar
Yaa Burburiyay Magaalada Hargeysa, sanadkii 1988-kii, Ma Jeneraal Morgan mise Jeneral Axmed Warsame?.
Beryahan saxaafada Soomaalidu waxay ka warameysey in kursigii xildhibaanimada ee Dawlada Federaalka Soomaaliya loo diida...
Thursday, February 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir Oo Sheegay In Uu Albaabada Uxidhay Xafiisyada Shirkada Ka Shaqeysa Amaanka Madaarada Dalka Oo Wasiir Maxamud Xaashi Mulkiyadeeda Qeyb Lahaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir Oo Sheegay In Uu Albaabada U Xidhay Shirkada Ka Shaqeysa Amaanka Madaarada Dalka Oo Wasiir Maxamud Xaashi Mulkiyadeeda Lahaa
...
Wednesday, February 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulihii Hore Ee Kastamka Berbera Oo Xilkii Ku Wareejiyay maamulaha Cusub Iyo Khudbad Cajiiba Oo Maamule Maxamed Cabdi Gurxan Ku Sagtootiyay Xilka Iyo Shaqaalihii Uu Hormoodka U Ahaa
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulihii Hore Ee Kastamka Berbera Oo Xilkii Ku Wareejiyay maamulaha Cusub Iyo Khudbad Cajiiba Oo Maamule Maxamed Cabdi Gurxan Ku Sagtootiyay Xilka Iyo Shaqaalihii Uu Hormoodka U Ahaa
h...
Tuesday, February 6, 2018
-
Booqashada Madaxweyne biixi ee Xarunta dhexe ee kulmiye waa laba hal midkee ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay booqasho ku tegey xarunta guud ee xisbiga KULMIYE oo ah xisbiga uu madaxweynuhu ka soo jeedo ee haya talada dalka Somaliland.
Madaxweyne Biixi,...
Tuesday, February 6, 2018
-
Maamulihii hore ee kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurxan oo la filayo in loo magacaabo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda. W/Q Rakad Mxd Sultan
Maamulihii hore ee kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurxan oo la filayo in loo magacaabo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda.
Mohamed Gurhan waa maamulihii hore ee Kastamka Berbera, waanna mid ka mida maamulayaashii ugu aqoo...
Monday, February 5, 2018
-
“Abooy Markaan. Adduunyada Imiyo. Ilaa Maanta Oon. Awood Leeyahoo. Arrin Lay Dirsado. Mar Kastaba Adaa. Usha Ii Sidoo. Edebta Iyo Diin. Iga Dhigay Adeec. Akhlaaq fiicanoo. Ma ilaabi karo. Abaalkaagiyoo. Aayado duco ah. Ayaantii kastaba Inaan kuu kuu akhriyo. Waad istaahishaa. W/Q Mohamed Abdillahi Soofadhiste
Waa Maanso Kooban Oo Baroordiiqa Aan Aabahay Alle Ha Unaxariistee Marxuumka Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste)Ugu Murugoonayo Kuna Sagootiyayo Ilaahayna Ubaryayo Inuu Wanaagiisii Ku Amaal Mariyo
Aadmiga dhamaan.
Idilkood...
Friday, February 2, 2018
-
Daawo aas qaran oo loo sameeyay taliyihii nabadgalayada wadooyinka gobolka togdheer
https://youtu.be/FUfsgy8O83U
...
Thursday, February 1, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|