|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Tv-ga Universal Idiinka Diyaariyay Kaluumaystada Berbera,Faa,iidada Kaluunka, Raga Ka Xoogsada Iyo Xaalada Guud Ee Ku Gadaaman Kaluunka Iyo Raga Soo Daba
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Dhamaystiran Oo Tv-ga Universal Idiinka Diyaariyay Kaluumaystada Berbera,Faa,iidada Kaluunka, Raga Ka Xoogsada Iyo Xaalada Guud Ee Ku Gadaaman Kaluunka Iyo Raga Soo Daba
https:...
Wednesday, January 24, 2018
-
Daawo Muuqaalka”Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Labiska Uu Xidho Oo Ka Duwan Labisyada Madax Dhaqameedka Somalida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Labiska Uu Xidho Oo Ka Duwan Labisyada Madax Dhaqameedka Somalida
https://youtu.be/kVBk6e3tLSU?t=165
...
Wednesday, January 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Muuq Baahiyaha CGTN Oo Warbixin Ka Diyaariyay Hanjabaadii Dhawaan Xoogaga Shiicada Yemen Ee Xuutiyiintu Hawada Usoo Mariyeen Somaliland Iyo Duqeyntii Ay Ku Hanjabeen Hadii La Joojin Waayo Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siiyay Dawlada Isutaga Imiraatka Carabta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Muuq Baahiyaha CGTN Oo Warbixin Ka Diyaariyay Hanjabaadii Dhawaan Xoogaga Shiicada Yemen Ee Xuutiyiintu Hawada Usoo Mariyeen Somaliland Iyo Duqeyntii Ay Ku Hanjabeen Hadii La Joojin Wa...
Wednesday, January 24, 2018
-
36 Guurada Dilkii Korneyl Cabdillaahi Xaaji Saciid 27 January 1982: Dhinbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM
Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa si waxashnimo ahayd uu General Maxamed xaashi Gaanni oo dad qalkii Maxamed siyaad Barre ay isku reer Ahaayeen uu ugu Dilay Meesha la yidhaahdo Dharkayn-geenyo oo ka Tirsan...
Wednesday, January 24, 2018
-
“Arinka Siciid Cilmi Rooble Dabada Ka Riixayo Ee Mooshinka Mayerada Dalka Waxan U Arkaa Mid Dan Gaara La Xidhiidha Oo Caqliga Aan Kasoo Goine Caloosha Ka Soo Go,ay,Mana Difaacayo Mayarada Dalka Anigu, Xildhibaan Siciidna Waa Nin Ku Ciil Qaba Magaalada Berbera Ee Uu Kasoo Jeedo”Daawo Muuqal Siyaasi Sacad Cali Kaahin
Berbera(Berberatoday.com)-"Arinka Siciid Cilmi Rooble Dabada Ka Riixayo Ee Mooshinka Mayerada Dalka Waxan U Arkaa Mid Dan Gaara La Xidhiidha Oo Caqliga Aan Kasoo Goine Caloosha Ka Soo Go,ay, Xildhibaan Siciidna Waa Nin Ku Ciil Qab...
Tuesday, January 23, 2018
-
“Xukuumadaydu Way Dhamaystirantahay Oo Wasiiradu Way Dhanyihiin, Waxa Kale Waa Shaqaale, Shaqaalahana Qofkii Shaqadiisa Haya In La Badalo Ma Noqonayso” Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu
dhawaan uu wareysi xasaasi ah uu siiyey Laanta afka Somaliga ee idaacada VOA .
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareysigan kaga hadley arimo badan...
Tuesday, January 23, 2018
-
Dunidu Maxay ka tidhi Awoodda Ciidammada Somaliland ?
Muqdisho iyo Garoowe waa la ga ogyahay in ciidanka Somaliland uu yahay kii ay AMISOM u ga warbixisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2015 – kuna sheegtay mid ay adag tahay in la loodiyo.
Ciidan dhismayey 25 sano oo meelo...
Monday, January 22, 2018
-
Dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Dr Shiine)Waxa uu Kamid Yahay Halgamayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Asaasayaashii Xisbiga Kulmiye Dhidibada Utaagay
Dr Osmaan Cabdi Barkhadle(Dr Shiine)Waxa uu Kamid Yahay Halgamayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Asaasayaashii Xisbiga Kulmiye Dhidibada Utaagay
Waxaana Lagu Xasuustaa In Wakhti Kamida Wakhtiyada Uu Calanka Kulmiye Kaligii Magaalada B...
Monday, January 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kahadlay Mooshin Kadhan Ah Maayarada Dalka Oo Golaha Wakiilada La Horgeeyay Sheegayana In Mayar Kasta 11 Xildhibaan Xilka Ka Qaadi Karaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kahadlay Mooshin Kadhan Ah Maayarada Dalka Oo Golaha Wakiilada La Horgeeyay Sheegayana In Mayar Kasta 11 Xildhibaan Xilka Ka Qaadi Karaan
https://youtu...
Sunday, January 21, 2018
-
“Maalintii Laydhaariyay Waxa Meesha Ka Baxay Xisbinimadii Iyo Xaglintii Oo Waxan Noqday Odaygii Qaranka Oo Dhan Hogaaminaayay, Waxan Leeyahay Dadka Aan Siyaasada Aan Loo Dooran Ee Madax Dhaqameedka Ah Inay Iska Daayaa Hadalada Dadka Kala Fogaynaya”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maalintii Laydhaariyay Waxa Meesha Ka Baxay Xisbinimadii Iyo Xaglintii Oo Waxan Noqday Odaygii Qaranka Oo Dhan Hogaaminaayay, Waxan Leeyahay Dadka Aan Siyaasada Aan Loo Dooran Ee Madax Dhaqameedka ah In...
Saturday, January 20, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|