-
“Abooy Markaan. Adduunyada Imiyo. Ilaa Maanta Oon. Awood Leeyahoo. Arrin Lay Dirsado. Mar Kastaba Adaa. Usha Ii Sidoo. Edebta Iyo Diin. Iga Dhigay Adeec. Akhlaaq fiicanoo. Ma ilaabi karo. Abaalkaagiyoo. Aayado duco ah. Ayaantii kastaba Inaan kuu kuu akhriyo. Waad istaahishaa. W/Q Mohamed Abdillahi Soofadhiste
Waa Maanso Kooban Oo Baroordiiqa Aan Aabahay Alle Ha Unaxariistee Marxuumka Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste)Ugu Murugoonayo Kuna Sagootiyayo Ilaahayna Ubaryayo Inuu Wanaagiisii Ku Amaal Mariyo
Aadmiga dhamaan.
Idilkood...
Friday, February 2, 2018
-
Daawo aas qaran oo loo sameeyay taliyihii nabadgalayada wadooyinka gobolka togdheer
https://youtu.be/FUfsgy8O83U
...
Thursday, February 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Alle Ha Unaxariiste Taliyihii Laanta Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Cabdillahi Faarax Soofadhiiste
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Alle Ha Unaxariiste Taliyihii Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Cabdillahi Faarax Soofadhiiste
https://youtu.be/UXiAGKsEdp8?t=46
htt...
Thursday, February 1, 2018
-
Tacsi : Tafatiraha guud ee shabakada maxamed C/laahi soo fadhiiste oo aabihii geeriyooday
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste ….
Geeridu xaq weeyee
gu’gii aad gaadhaba
gafi maysid geerida.
inaalilaalil...
Wednesday, January 31, 2018
-
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste ....
Geeridu xaq weeyee
gu'gii aad gaadhaba
gafi maysid geerida.
inaalilaalilaahi r...
Wednesday, January 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cuqaasha Iyo Waxgaradka Deegaamada Kalgumare,Suryo Iyo Banyaal Oo Cabasho Ka Muujiyay Ceel Biyood Ay Sheegeen Inay Deegaamadaas Ay Ka Qodanayaan Shaqsiyaad Gaar Ahi Iyo Baaq Culus Oo Ay Udireen Wasiirka Wasaarada Biyaha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cuqaal Iyo Waxgaradka Deegaamada Kalgumare,Suryo Iyo Banyaal Oo Cabasho Ka Muujiyay Ceel Biyood Ay Sheegeen Inay Deegaamadaas Ay Ka Qodanayaan Shaqsiyaad Gaar Ahi Iyo Baaq Culus Oo Ay Udire...
Tuesday, January 30, 2018
-
Xukumada Oo Amar Culus Duldhigtay Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Maamusha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo wali kuk hawlan xalinta sicir bararka dalka ka jira ayaa soo saartay go’aamo la dul dhigay shirkada kala duwan oo loo aanaynayo inay lug ku leeyihiin dhibaatada jirt...
Sunday, January 28, 2018
-
4 Marxaladood Oo Jacaylku Uu Maro Iyo Muddada Ugu Badan Ee Uu Qofku Ka Soo Kabto Nabarka Caashaqa
London(Berberatoday.com)-Qofka caadiga ah ugu badnaan laba sano ayaa ay ku qaadataa in uu ka gudbo xaaladaha nafsiga ah ee ka dhashay jacaylka lagaga baxay ama ruux uu jeclaa oo uu si uun u waayey. Laakiin in jacaylku hungoobo wax...
Saturday, January 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Danjire Cawil Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Midaynta Shacabka, Cirro-Na U Soo Jeediyay Inuu Natiijadii Doorashada Aqblo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ambaasadoor Cawil Cali Ducaalec(Cawil) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro, waxaanu farriimo u diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed...
Saturday, January 27, 2018
-
36 Guurada Dilkii Korneyl Cabdillaahi Xaaji Saciid 27 January 1982: Dhinbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM
Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa si waxashnimo ahayd uu General Maxamed xaashi Gaanni oo dad qalkii Maxamed siyaad Barre ay isku reer Ahaayeen uu ugu Dilay Meesha la yidhaahdo Dharkayn-geenyo oo ka Tirsan G...
Saturday, January 27, 2018
« Previous Page — Next Page »