-
Muxuu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ka Yidhi In Wada Hadal Tilifoon Dhexmaray Isaga Iyo Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabbdullahi Farmaajo Iyo Xaalada Deegaanka Tuka Raq Oo Madaxweynuhu Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga Wareysi Gaara siiyay ayaa Ka hadlay Markii Uohreysay Xiisada Colaadeed ee ka soo cusboonaatay sooh...
Saturday, January 20, 2018
-
WAAN HAYAA DAWADII. W/Q: Xamse Cumar Kujoog
“Wanaagga dunida oo dhammi waxa uu ku jiraa werwer la’aan, wanaagga aakhiro oo dhammina waxa uu ku jiraa gef la’aan”
Aadamuhu meel uu ku nool yahayba waxa dhab ah inuu kala duwan yahay, waxa uu ku kala duwan yahay a...
Saturday, January 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Orodyahanka Mo Farah Oo Tartan Orod Gucle Ahi Ku Dhex Maray Magaalada Addis Ababa
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Orodyahanka Mo Farah Oo Tartan Orod Gucle Ahi Ku Dhex Maray Magaalada Addis Ababa
https://youtu.be/PLeNDWhvVGA?t=7
&nb...
Friday, January 19, 2018
-
Daawo :- Hadalo dhex marey Hal abuur sooraan iyo Fanaan baastow
Daawo :- Hadalo dhex marey Hal abuur sooraan iyo Fanaan baastow.......................
https://youtu.be/1Do7U7znYYA...
Thursday, January 18, 2018
-
“Mudaddii aan Waxbarashadda sarre ku jiray, ee aan Baraha Jaamacadeed ahaa, Waxa ii baxay oo aan si mug leh u Dareemay tayadda Aqooneed ee Waxbarashada sarre oo u baahan in wax badan laga qabto”W/Q Sharmaake A. Musse
Anoo Aabahay La Yaaban, Ayuu Aabahayna Aabihii ii Keenay!!!
Mudaddii aan Waxbarashadda sarre ku jiray, ee aan Baraha Jaamacadeed ahaa, Waxa ii baxay oo aan si mug leh u Dareemay tayadda Aqooneed ee Waxbarashada sarre ...
Wednesday, January 17, 2018
-
Raalin Galin Warka Lagu Baahiyay Shabakada Wararka Berberatoday Oo La Xidhiidhay Mayerka Berbera Oo La Ridayo Waxa Uu Ahaa War Aan Xaqiiq Aheyn Oo Shabakada Sife Khaldan Loogu Galiyay Baahiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa aanu Raali Galin Buuxda ka Bixinaynaa War aan sal iyo nraadtoona lahayn oo Mid Kamida hawlwadeenada shabakada Berberatoday.com oo dalka debediisa Joogaa Websiteka galiyay isaga oo aan hubsan islamark...
Wednesday, January 17, 2018
-
Daawo Muuqaalka”Wareysi Lala Yeeshay Fanaanka Abdullahi Shariif Baastoow Uu Kaga Hadlayo Heeso Naftiisa Tafaafulay Oo Sidii Ugu Heeso Ugu Dhacay Iyo Qisooyin Dhab Ah Uu La Kulmay
Garowe(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Wareysi Lala Yeeshay Fanaanka Abdullahi Shariif Baastoow Uu Kaga Hadlayo Heeso Naftiisa Tafaafulay Oo Sidii Ugu Heeso Ugu Dhacay Iyo Qisooyin Dhab Ah Uu La Kulmay
https://youtu.be/1toptc...
Tuesday, January 16, 2018
-
MIISANIYADA QAADKA INAGAGA BAXDA MAALINTII WAA IMISA W/Q MAXAMED SUUFI
MIISANIYADA QAADKA
Qofka ugu yar qarankan Somaliland waxa uu ku qayilaa maalintii $2 laba dollar tirada guud shacbiga Somaliland waxa lagu qiyaasaa 3.5 milyan ka soo qaad 500'000 X $2 waa 1'000'000 (hal milyan dollar) maa...
Monday, January 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Guud Ee Haayada Dekedaha Somaliland Saciid Xasan Cabdillahi Iyo Khabiiro Ku Xeeldheer Dhismaha Dekedaha Iyo Soo Xidhista Maraakiibta Oo Ka Dayriyay Xaalada Dhulkii Dekeda Berbera Ku Fidi Lahayd Oo Dad Shacab Ahi Dayrar Waweyn Ku Xidheen Iyo Jidkii Loo Marilahaa Noobiyada Oo Gabi Ahaanba Xidhmay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Guud Ee Haayada Dekedaha Somaliland Saciid Xasan Cabdillahi Iyo Khabiiro Ku Xeeldheer Dhismaha Dekedaha Iyo Soo Xidhista Maraakiibta Oo Ka Dayriyay Xaalada Dhulkii Dekeda Berbera ...
Monday, January 15, 2018
-
Daawo Muuqaalka”Kaluumaystada Berbera Oo Ku Bogaadiyay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Maaraakiibta Shisheeye Ee Laga Joojiyay Ka Kaluumaysiga Biyaha Bada Somalilan Iyo Mabnuucida La Mabnuucay Kaluunka Noociisa Indha Tooshlaha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Kaluumaystada Berbera Oo Ku Bogaadiyay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Maaraakiibta Shisheeye Ee Laga Joojiyay Ka Kaluumaysiga Biyaha Bada Somalilan Iyo Mabnuucida...
Monday, January 15, 2018
« Previous Page — Next Page »