-
Xoolo Isugu Jira Lo,Iyo Adhi Oo Ilaa Xalay Dekeda Berbera Ugu Xaniban Wiishashkii Dekeda Ee Rari Lahaa Oo Wada Fadhiistay Iyo Cabashada Ganacsatada Xoolaha Oo Bananka Timi
Berbera(Berberatoday.com)-Xiligan Waxaa Wali xayiran sayladii Ugu Wanayd Ee Xoolaha Loo Iib gayn jiray Waa dalka sacuudiga, Waxaase Suuqyo Aan Isku halayn Lahayni ka Furan Yihiin Wadanka Cumaan iyo Wadanka ay Somaliland Xaga Bada ...
Friday, January 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Heesta Sanad Guuradii 60-Aad Ee Idacada BBC-da 18-07-2017 Loogu Tumay Xarunta Dhaqanka Ee Hido Dhawr Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Heesta Sanad Guuradii 60-Aad BBC-da 18-07-2017 Loogu Tumay Xarunta Dhaqanka Ee Hido Dhawr Ee Hargeysa
https://youtu.be/pjXbwwgAWuQ
Berberatoday.com...
Thursday, January 11, 2018
-
Waxaa baadhis iyo dabo gal u baahan liisamada iyo xaqul qalinkii 18-ka shirkadood ee dalka batrolka iyo macdanta ka baadha.
Mudadii xukuumadii dhacday ee Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadood oo kala ah kuwa shidaalka iyo macadanta baadhawaxaana ay shirkadahaasi dhul baaxad leh u qaybsadeed xidhmo xidhmo ama ( B...
Thursday, January 11, 2018
-
Daawo, Sooraan oo la haysto iyo sababta lagu haysto maxey tahay ?
Daawo, Sooraan oo la haysto iyo sababta lagu haysto maxey tahay ?
https://youtu.be/C5T4R4T01zE...
Wednesday, January 10, 2018
-
Daawo, Jaamacada Hargeysa oo soo saartey dhibaatada qaadku leeyahay iyo dagaalka uu dad iyo duunyo ku hayo
Daawo, Jaamacada Hargeysa oo soo saartey dhibaatada qaadku leeyahay iyo dagaalka uu dad iyo duunyo ku hayo
https://youtu.be/YCdqZ7OHcTI...
Wednesday, January 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakur Cidin Oo Markii Uhoreysay Ka Hadlay Dacwad Uu Ku Oogayo Laba Wariye Oo Warbaahinta Berbera Kamida Iyo Sababta Keentay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ka Hadley Laba Wariye Oo Uu Dacwad Ku Soo Oogeyo Iyo Sababta
https://youtu.be/KzB_dVo4kCs
...
Wednesday, January 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Eyda Xeebta Bada Berbrera Ku Nool Oo Weerar ku Qaaday Neef Geel Ah Oo Bada Ku Maydhanaya Iyo Waxa Kala Qabsaday
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Eyda Xeebta Bada Berbrera Ku Nool Oo Weerar ku Qaaday Neef Geel Ah Oo Bada Ku Maydhanaya Iyo Waxa Kala Qabsaday
https://youtu.be/Z7fQgfjamCc?t=1
Berberat...
Tuesday, January 9, 2018
-
Halkan ka Akhriso”Halkudhegyo Xikmad Xambaarsan Oo Laga Reebay Dad Taariikhda Dunida Magac Ku Leh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qormadan waxa aynu ku eegaynaa hadallo xikmad ah oo laga soo xigtay dad taariikhda dunida caan ku ah:
– “Weligayba ujeedkayga kama aan baydhin. Waa uun dhowr tallaabo oo aan dib u faagtay, si aan ...
Tuesday, January 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gabi Ahaanba La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Tukaraq Oo Katirsan Gobolka Sool Masaafo Koobana Ujirta Magaalo Madaxda Maamulka Putland Ee Garowe Oo Madaxdweynaha Dawlada Xamar Ku Suganyahay
Sool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gabi Ahaanba La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Tukaraq Oo Katirsan Gobolka Sool Masaafo Koobana Ujirta Magaalo Madaxda Maamulka Putland Ee Garowe Oo Madaxdwey...
Monday, January 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Dalka Ku Soo Laabtey Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Dalka Ku Soo Laabtey Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey
https://youtu.be/8FVo7idB2QY?t=196
https://youtu.be/eQrADtyPYlk?t=57
Berberatoday.com...
Monday, January 8, 2018
« Previous Page — Next Page »