|
Articles
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Wareegto Amar Culus Wadata Kuxayiray Dhulkii Raasiga Berbera Ee Dekedu Lahayd Oo Dad Shacab Ah Xukumadii Hore Siisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa amar ku bixiyay in gacanta dawladda lagu soo celiyo dhul ku yaala Berbera oo muhiim u ah dekedda Berbera, kaas oo ay xukuumadii Madaxweyne Axmed-siilaa...
Wednesday, January 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xiligii Ololaha Hore Ubalan Qaaday In Dhalinyarada Sida Dhaqanka Xun Timaha Ula Baxda Laga Xiiri Doono Kuwa Surwaalka Isku Dhajiyana Lagu Ganaaxi Doono Inay Tiinka Iyo Khashinka Magaalooyinka Ka Guraan
Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga s...
Tuesday, January 2, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariye Mahad Faarax Oo Udooda Xuquuqda Door Joogta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Xayawaanada Diinka Iyo Caasha Badhida Oo Suuq Lagu Iibsanayaa Somaliya Ka Furmay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariye Mahad Faarax Oo Udooda Xuquuqda Door Joogta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Xayawaanada Diinka Iyo Caasha Badhida Oo Suuq Lagu Iibsanayaa Somaliya Ka Furmay
https://youtu....
Tuesday, January 2, 2018
-
YAA WASIIRADII HORE ISTAWUU (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)
YAA WASIIRADII HORE ISTAWUU
(W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)
Xilli ku beegnayd maalintii Sabtida ee Bisha December 23, 2017, waxaa Hotel Jirde ee magaalada Hargeisa ku kulmay xubno ka mid ah wasiiradii hore, ee dawladdi hore, ee Madaxw...
Tuesday, January 2, 2018
-
Sidee loo xalin karaa Qorshe la’aanta dhalinyarada Somaliland ee Malyuunka kor u dhaaftay?. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa 65% shacabka JSL. ardeyda dhigata dugsiyada Somaliland oo gaadhaaya 1284 dugsi oo isugu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxaa lagu qi...
Tuesday, January 2, 2018
-
Xagee Ayay Ku Danbaysay Lacagtii Afarta Milyan Iyo Sagaalka Boqol Ee Kun Ee Dollar Aheyd(4,900,000&)Ee Loogu Talagay In Taaga Maraakiibta Soo Xidha Lagu Soo Iibiyo Dekeda Berbera Ee Cali Xoorxor Ku Wareejiyay Axmed Yuusuf Dirir”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Xagee Ayay Ku Danbaysay Lacagtii Afarta Milyan Iyo Sagaalka Boqol Ee Kun Ee Dollar Aheyd(4900,000&)Ee Loogu Talagay In Taaga Maraakiibta Soo Xidha Lagu Soo Iibiyo Dekeda Berbera Ee Cali Xoorxor Ku War...
Monday, January 1, 2018
-
Ninka Dhulkii uu ku dul soconayey Wax ka Qaban kari waayey “27 Sandood wali sida uu yahay la ogyahay”Hawadasare Maamulkeeda na Haba Sheegeen?.
Ninka Dhulkii uu ku dul soconayey Wax ka Qaban kari waayey “27 Sandood wali sida uu yahay la ogyahay”Hawadasare Maamulkeeda na Haba Sheegeen?.
Hadii ay run tahay sida ay sheegayaan kuwa isku magaacab inay yihiin Mada...
Monday, January 1, 2018
-
Maxaa sababay in dhalinyaradu timahooda iyo dharkooda ku mashquulaan oo wakhti ku lumiyaan?
Maxaa sababay in dhalinyaradu timahooda iyo dharkooda ku mashquulaan oo wakhti ku lumiyaan?
W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)
Adduunku waxkasta sabab ayay leeyihiin waanna kuwan waxyaalihii sababay Timaha dhaqanka ka baxsan;...
Monday, January 1, 2018
-
Saldhiga Berbera iyo Saameyntiisa xoogan ee Dagaalka Gacanka Cadmeed . qalinkii A/rahman fidhinle UK
Waxaa fo'gaan aragu ku doodeen in heshiiska Saldhiga Berbera ansixintiisu uu ka hor imanaayo Dastuurka Qaranka Somaliland maadaama aan si hufan oo daahfuran loo soo bandhigin heshiis rasmi ah oo dhameys tiran. sida lawada...
Monday, January 1, 2018
-
94 Sano Kadib Ma Laga Yaabaa Inay Xaqiijiyaan Dhakhaatiirta Dalka Masar In Fanaanka Sayid Darwiish Sun Lagu Dilay !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee Dalka Masar ayaa waxa soo gaadhay dacwad aad u layaab badan oo ah in dib qabriga looga soo saaro Meydka Fanaankii Caanka ahaa ee Sayid Darwiish ee geeriyooday 94 sano ka hor si loo baa...
Monday, January 1, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|