-
Daawo Muuqalka”Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Codkeeda Doorashada Madaxtooyada Somaliland Dhiibatay Fariin Wacyigalina Oo Dal Jacayl Ahna Shacab Weynaha Reer Somaliland Hawada Umarisay+Fariin Culus Oo Ay Luuqada Englishta Caalamka Ugu Dirtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Codkeeda Doorashada Madaxtooyada Somaliland Dhiibatay Fariin Wacyigalina Oo Dal Jacayl Ahna Shacab Weynaha Reer Somaliland Hawada Umarisay+Fariin Culus Oo Ay Lu...
Monday, November 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Axmed Siilanyo Iyo Sadexda Musharax Ee Madaxweynenimada Oo Xafiiska Shaqaalaha Dawlada Ee Hargeysa Hal Mar Codadkooda Kawada Dhiibtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Axmed Siilanyo Iyo Sadexda Musharax Ee Madaxweynenimada Oo Xafiiska Shaqaalaha Dawlada Ee Hargeysa Hal Mar Codadkooda Kawada Dhiibtay
https://youtu.be/PG8HRBWMpPU
...
Monday, November 13, 2017
-
WARGEYSADA DUNIDU: Maxay Ka Yidhaahdeen Ololihii Doorashada Somaliland Iyo Doorashada Hal Qof Iyo Cod
WARGEYSADA DUNIDU: Maxay ka yidhaahdeen ololaha doorashada Somaliland ka socda:
#UK
The Guardian-(Sidee dal aan la aqoonsanayn u qabtay ololaha doorashada dunida ugu qurux badan?)
#USA
The New York Times-("Somalila...
Monday, November 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Codkiisa Dhiibtay Kana Dareen Celiyay Qaabkay Doorashadu Usocoto Iyo Natiijada Uu Filayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Codkiisa Dhiibtay Kana Dareen Celiyay Qaabkay Doorashadu Usocoto Iyo Natiijada Uu Filayo
https://youtu.be/5gouLwa6cV4?t=8
...
Monday, November 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Udareeray Doorashada Madaxweynihii Dalka Somaliland Hogaamin Lahaa Shanta Sanadood Ee Soo Socota
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Udareeray Doorashada Madaxweynihii Dalka Somaliland Hogaamin Lahaa Shanta Sanadood Ee Soo Socota
https://youtu.be/OEaNTtVejH4?t=129
...
Monday, November 13, 2017
-
Doorashada Madaxtooyada Oo Si Habsamiya Gobolka Saaxil Uga Bilaamantay Iyo Muwaadiniinta Oo Codkooda Si Nabad Galiya Ah Udhiibanaya+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Saaka 13/11/2017 si rasmiya uga bilaabantay guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka guud ahaan Gobolka Saaxil si nabad galiyo ah uga bilaabantay iya...
Monday, November 13, 2017
-
Sadaasha Guusha iyo Xisbiga Kulmiye
Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyayaasha Maqaalkan salaanta ay isku salaam dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu hadii aan soo goobo m...
Friday, November 10, 2017
-
Waa maxay sababta Mareykanku uga dhigtaan madaxweyne Nin milatari ah……qalinka Adan macalin maxamuud
Qalinkii: Adan Macalin Maxamuud
Dalka Maraykanka oo ah dalka maanta hogaamiya quwada ciidan iyo ta dhaqaale caalamka waa dal si dimoqraadi ah u doorta madaxweynahooda iyagoo codkooda ku dooranaya kolba s...
Friday, November 10, 2017
-
Wacdaraha Ololaha Doorashada Iyo Waxyaabaha Ay Saaxadda Ku Soo Kordhiyeen Saddexda Murashax Ee Faysal, Muuse Iyo Cirro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta bilaabmaya wareegii u dambeeyay ee ololaha doorashada xisbiyada qaranka. Xisbiga UCID ayaa maanta u tahay maalintii 7aad ee ololaha doorashada oo ah maalintiisii u dambaysay, halka uu KULMIY...
Friday, November 10, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Eedeeyay Wacyi Galin La.aan La Xidhiidha Qaabka Loo Dhiibanayo Codka Doorashada Madaxtooyada Iyo Fariin Culus Oo Ay Udireen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Eedeeyay Wacyi Galin La.aan La Xidhiidha Qaabka Loo Dhiibanayo Codka Doorashada Madaxtooyada Iyo Fariin Culus Oo Ay Udireen
...
Friday, November 10, 2017
« Previous Page — Next Page »