Articles
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Duulista Somaliland Cumar-sayid Oo Ku Kacay Musuq-maasuq Xadh-kaha Goostay Iyo Muuqaalka Gurigii 3-xaad Oo Fooq Ah Ka Dhistay Hantida Umadda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista S/land Cumar-sayid oo ku kacay Musuq-maasuq Xadh-kaha Goostay Iyo Muuqaalka Gurigii 3-xaad oo Food ah ka Dhisto Hantida Umadda+ Dhaawaca Masuuliyiinta Musuqa ku Siffoobey ay...
Tuesday, September 26, 2017
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Axmed Zaki Oo Soodhaweyn Diiran Loogu Sameeyay Magaalada Berbera Iyo Bandhig Faneed Oo Shacabka Reer Berbera Ugu Qaban Doona Xeebta Batalaale
Berbera(Berberatoday.comn)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Axmed Zaki Oo Soodhaweyn Diiran Loogu Sameeyay Magaalada Berbera Iyo Bandhig Faneed Oo Shacabka Reer Berbera Ugu Qaban Doona Xeebta Batalaale
https://youtu.be/SPbIEt13mgw?t=1
...
Tuesday, September 26, 2017
-
Ardaydii Qiiradda Lahayd Liibaan Iyo Khadar Ardaydii Sanadka”W/Q Rakad Mxd Sultan
Ardaydii qiiradda lahayd Liibaan iyo Khadar ardaydii sanadka.
Waxaan ku socday magaalada Berbera, waxaanan marayay waddada Dheer ee Hargeysa ka timaada, meel u dhaw Iskuulka Umul-Quraan oo dhexeeya Awbarkhadle iyo Harge...
Monday, September 25, 2017
-
Daawo Muuqalka”Xoghayihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Iyo Masuuliyiin Kaloo Kamid Ahaa Xisbigaas Oo Iska Casilay Xilalkii Iyo Xubinadii Xisbigaas Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye
Berbera(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Uu kamida Yahay Xoghayihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Faarax Suufi Yuusuf Iyo Masuuliyiin kaloo sheegay Inay Xilal ka hayeen xisbigaas qaarkoodna sheegeen Inay ahaayeen Musdanbeedka x...
Monday, September 25, 2017
-
Shirkii Tageerayaasha Qurba-Jooga Beesha Ciise Muuse Ee Xisbiga Kulmiye Ee Ingiriiska. Go’aanadii Ka soo Baxay Iyo Waxyaabaha Diiradda Lagu Saaray.+Daawo Sawirada
London(Berberatoday.com)-Waxaa Xalay Magaalada London Ka Qabsoontay Xaflad aad iyo aad uu Qurux Badan oo ay marti ku ahaayeen dhamaan Tageerayaasha Qurba-jooga Beesha Ciise Muuse ee Xisbiga Kulmiye ee Ingiriiska , Munaasibadda o...
Monday, September 25, 2017
-
Dildilaac Siyaasadeed Iyo Loollan Dhaqaale Urursi Oo Ka Dhex-Bilaabmay Madaxtooyadda , Maaliyadda Iyo Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dil-dilaac Siyaasadeed oo daah-furay kala damac-duwanaanta Masuuliyiinta ugu tunka weyn Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa kolkii u ...
Sunday, September 24, 2017
-
Daawo Muuqalka”Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Rayigooda Ka Dhiibtay Dhibaato Iyo Faa,iido Mid Uu Dalka Iyo Dadka Somaliland Uleeyahay Jaadku
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Rayigooda Ka Dhiibtay Dhibaato Iyo Faa,iido Mid Uu Dalka Iyo Dadka Somaliland Uleeyahay Jaadku
https://youtu.be/OvoVOfnWUs0
Berberatod...
Saturday, September 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb Iyo Maareyihii Hore Ee Waaxda Faraca Bada Dekeda Berbera Oo Ka Digay Aafada Iyo Dhibaatada Ka Dhalan Karta Dhulkii Dekeda Udhawaa Ee Badu Ku Nafisi Jirtay Oo Shaqsiyaad Ganacsato Ah Lasiiyay Lana Buuxinayo
Berbera(Berberatoday,com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb Iyo Maareyihii Hore Ee Waaxda Faraca Bada Dekeda Berbera Oo Ka Digay Aafada Iyo Dhibaatada Ka Dhalan Karta Dhulkii Dekeda Udhawaa Ee Badu Ku N...
Saturday, September 23, 2017
-
Toban iyo sideed sanno (18 sanno) ayuu iga qarinayay inuu xaaskale leeyahay balse carruurtii ayaa ogaatay in carruur kale oo aabahood dhalay ay iskuulka dhigtaan(#Qiso dhab ah ) W/Q sacad jaamac aw-nour
Qisadan oo ay nala wadaagtay midka mid ah gabdhaha magaalada hargeisa Ku dhaqan ayaa waxay leedahay waxa laga joogaa labaatan sanno markii aanu is guursanay seygayga cunuga ugu weyn ilmaha aanu dhalnay waa 19 sanno jir iyo lix cun...
Saturday, September 23, 2017
-
Garoon la’aanta Hargeysa iyo Dhibka dhalinta ka haysata? W/Q Rakad Mxd Sultan
Garoon la'aanta Hargeysa iyo Dhibka dhalinta ka haysata?
Waxay ahayd goordambe oo ilaa 7:00 habeenimo ah, waxa na joojiyay koox dhalinyaro ah oo ku dhawaaqaya Adeer Dooxa na dhaafi, markiiba waannu istaagnay oo waxaanu da...
Saturday, September 23, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|