Articles
-
Kastamadii Dakhliga Ugu Weyni Kasoo Xeroon-jiray Oo Goroygu Ka Haddaafay Iyo Wasiir Samsam Oo Dubai Daasho-daashoonaysaa
Xaruntii Cashuuraha Ee Kastamka Berbera oo Haawanysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kastamada Magaalooyinka Berbera iyo Kala-baydh, oo ah illaha %80 uu kasoo xeroon jiray dakhliga Miisaaniyadda dawlada dhexe ee qaranka, s...
Tuesday, September 19, 2017
-
Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Saaxil Madia Develoment Organization Oo Eedo Culus Ujeediyay Haayada CREATIVE Ee Bixisa Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka Somaliland Oo Cid Gaara Mashaariicda Siisa
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Suxifiyiinta Ee Gobolka Saaxil Ee Ku Bahoowday [SAHIL Media Develoment Organasition Ayaaa Wuxuu Ku Eedaynayaa Hay,ada Creative Oo Iyadu Qaadatay Mashaariicda Wacyi Galinta Doorashooyin Mudada Shant...
Monday, September 18, 2017
-
Kuma Ayuu Ahaa Malcom X? Halyeeygii Dadka Madow Ee Mareykanka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haddii aanad u dhimanayn darteed, erayga “xornimo” ka saar qaamuuskaaga” iyo “haddii waxba aanad u noolayn, wax waliba waa ay ku ridi karaan”. Baa ka mid ahaa halhaysyadii kartida iyo dhiirrige...
Monday, September 18, 2017
-
Tallooyin ka dhan ah Wasaarada waxbarashada , jaamacadaha, ardaydii dhammaysay dugsiyada sarre, iyo dhexeba iyo ardaydii noqdayba W/Q:- Rakad Mxd Sultan
Waxaan hambalyaynayaa dhammaan ardaydii gudubtay sanadkan ee ka baxday dugsiyada sare iyo kuwa hooseba.
Ardaydii noqotay waxay leeyahay yeesha samir, adkeysi iyo dedaal gaaraba runtii in badan waad dedaasheen in badana waad...
Monday, September 18, 2017
-
Maxay ku danbeysay Dekedii Qaranka ee Xukuumadu Xaqul-qalinka siisatay ? : Qalinkii A/Fidhinle UK
Ma Weecsin, Beegsin mise Aloos iyo Agaasin Danbe !! Ma Qataabsi amase Qurbaani.. Mise Qadhaabsi iyo Qudh-Qudho joogto ah ? Ma midigays iyo Oodeys ! Mise Gown iyo Maquuno kale !! Boowe …Malaa….Waa Qaliban !! Mise ..Waaba ...
Monday, September 18, 2017
-
Kulmiye Guushii Miyuu La Caraabay Mise Ciyaari Waa Gelin Dambe (W/Q: C/raxmaan Caydiid)
Kulmiye Guushii Miyuu La Caraabay Mise Ciyaari Waa Gelin Dambe
(W/Q: C/raxmaan Caydiid)
Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan Qaaliya. Dhamaan Saxaafadda iyo Ahkristayaa...
Monday, September 18, 2017
-
10-ka qodob ee shakiga weyn ku abuuray shacabka reer Somaliland maadama lagu jiro 3-dii bilood ee kala guurka ahaa . qalinkii A/rahman fidhinle UK
Qaranka JSL waqtigan kala guurka ah waxaa horyaala mushkilado badan oo khatarteeda leh , Taa soo shacabweynuhu isku raaceen in dalku khatar ku jiro 3-da bilood ee doorasha ka hadhay si ay doorasho xor ah oo xalaal ahi dalka uga...
Monday, September 18, 2017
-
Fadlan U Fiirso Liiskan Hoose Ee Hantida Maguuraanka Ah Ee Xukuumada Siilaanyo Ama Kulmiye Xaraashtay Intii ay Xukunka Dalka hayeen Ma Xukuumadaa Ayaa doonaysaa inay Mar labaad Shacabka Iyo Qarankaba ay Kusoo Noqdaan waa Maya “Xaasha”Abdirahman Fidhinle
Fadlan U Fiirso Liiskan Hoose Ee Hantida Maguuraanka Ah Ee Xukuumada Siilaanyo Ama Kulmiye Xaraashtay Intii ay Xukunka Dalka hayeen Ma Xukuumadaa Ayaa doonaysaa inay Mar labaad Shacabka Iyo Qarankaba ay Kusoo Noqdaan waa Maya "Xa...
Monday, September 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Dib Ufurista,Casriyeynta Iyo Balaadhinta Garoomada Rooga Doogle Ee Horseed Berbera Oo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Xadhiga Kajaray Iyo Dhalinyarada Oo Soodhaweeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dib Ufurista,Casriyeynta Iyo Balaadhinta Garoomada Rooga Doogle Ee Horseed Berbera Oo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Xadhiga Kajaray Iyo Dhalinyarada Oo Soodhaweeyay
https://youtu.be/BWUlNf9...
Sunday, September 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Iyo Qisada Maansada La Guurso Maxaad Ku Keentay Iyo Xanuunka Dhabta Ah Ee Qisada Haweenay Lagu Magacaabo Kaaha
Hargeysa(Berberatoday-com)-Daawo Muuqalka"Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Iyo Qisada Maansada La Guurso Maxaad Ku Keentay Iyo Xanuunka Dhabta Ah Ee Qisada Haweenay Lagu Magacaabo Kaaha
https://youtu.be/6uYxTQ_znJs?t=469
&nbs...
Sunday, September 17, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|