|
Articles
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faallo Kooban Ka Bixiyay Doodii Musharixiinta Sadexda Xisbi Qaran Balana Ku Qaaday Inuu Qoraal Dheer Oo Dhinac Walba Ahna Ka Sameyn Doono
Doorashaddii 2010 kii Ee madaxtinimadda Bishii June ayaa saddexdii murashax ay BBC du mid walba weydiisay sida uu dalka u xukumayo; Faysal Cali Waraabe waxa laga hayaa:
" In yar Oo Diin ah, In yar Oo dimuqraadiyad ah, iyo in yar ...
Friday, October 20, 2017
-
Daawo Sawirada Weriye Mubaarig Nirig Iyo Dhaawacyada Kasoo Gaadhay Weerarkii Shacabka Tuulada Go,da Yari Ku Qaadeen Waftigii Xisbiga Kulmiye Uu La Socday
Berbera(Berberatoday.com)-Siday Horeba usoo sheegnay Qaar Kamida Shacabka Ku dhaqan Tuulada Go,da Yar oo Katirsan Degmada Go,da Weyn ee Gobolka Saaxil ayaa weerar ku Qaaday Shalay Wefti Kasocday Xisbiga Kulmiye oo Deegamadaas ku m...
Friday, October 20, 2017
-
Daawo Muuqalka Doodii Musharixiinta Xisbiyada Qaranka Somaliland Ee Hogaaminta Dalka Iyo Kala Duwanaanshaha Barnaamij Siyasadeedkooda+Qaabkay Sadexda Musharaxa nUga Jawaanbeen Su,aalaha isku Midka Ahaa Ee La Weydiinaayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Doodii Musharixiinta Xisbiyada Qaranka Somaliland Ee Hogaaminta Dalka Iyo Kala Duwanaanshaha Barnaamij Siyasadeedkooda+Qaabkay Sadexda Musharaxa nUga Jawaanbeen Su,aalaha isku Midka Ahaa E...
Friday, October 20, 2017
-
War Deg Deg Ah”Shacabka Ku Dhaqan Degmada Go.da Yar Oo Weerar Ku Qaaday Wefti Kasocday Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Ka Furaanayay Iyo Wariye Mubaarig Nirig Oo Dhaawacy La Gaadhsiiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Wafti Kasocday Xisbiga Kulmiye oo ay hogaaminayeen Gudida Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil oo saaka Safar shaqo oo la xidhiidha Furista Xafiisyo Xisbigu Ku yeelan doono Deegaamada Go,da Weyn iyo ...
Thursday, October 19, 2017
-
Baashe Morgan Iyo Qoyska Madaxtooyada Oo Shirkada DP World Ka Dalbaday Lacag Qadimaada Oo La Xidhiidha Saamiga Dekeda Berbera Somaliland Ku Leedahay Iyo Shirkada Oo Ku Gacan Seydhay
Berbera(Berberatoday.com)-Wiilka Madaxweyne Siilanyo uu Sodoga Uyahay Baashe Morgan oo maalmihii udanbeeyay kusugnaa Berbera ayaa damacsan qorshe lagu soo dajiyay Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa kaas oo la xidhiidha in shirkad...
Thursday, October 19, 2017
-
Daawo Muuqalka”Rooda Cabdi Muuse Oo Kamida Siyaasiyiinta Sare Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan Berbera Loogu Soo Dhaweeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Rooda Cabdi Muuse Oo Kamida Siyaasiyiinta Sare Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan Berbera Loogu Soo Dhaweeyay
https://youtu.be/dMC2v80RaQA
Berberatoday.com...
Wednesday, October 18, 2017
-
Kulmiye Kuma Kasban Karo Musuqa Iyo Boobka Hantida Ummadda Caqliga Codbixiyayaasha Somaliland ! Abdirahman Fidhinle
Waxaa nasiib daro ah in 18 kaa Shirkadood ee hoos ku qoran ay dalka xidhmo xidhmada uqaybsaday aan weli Golaha Baarlamaanka.
Mudadii xukuumada Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadoo...
Wednesday, October 18, 2017
-
XUSUUSTAYDA SAAXIIBKAY, MALINTA MUJAAHIDIINTA IYO SAAXIIBKA. CAWIL CADAMI BURHAN, NINKII NAFTIISA U HURAY BADBAADINTA ARDAYDII LA DILI LAHAA 25 NOV.1984. W/Q DR MOHAMED YASIN HASSAN
XUSUUSTAYDA SAAXIIBKAY, MALINTA MUJAAHIDIINTA IYO SAAXIIBKA.
CAWIL CADAMI BURHAN, NINKII NAFTIISA U HURAY BADBAADINTA ARDAYDII LA DILI LAHAA 25 NOV.1984.
-----
Muj. Cawil Cadami, waxa iigu horaysay markaan galay Dug...
Tuesday, October 17, 2017
-
Blackwater Mise Alshabaab? W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
Blackwater Mise Alshabaab?
Afhayeenkii hore ahaana guddoomiye ku xigeenkii hore ee Xarakadda Alshabaab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur, oo isagu dhawaan isku soo dhiibay xukuumadda dalka Soomaaliya, isla markaana hadda ku n...
Tuesday, October 17, 2017
-
“Axmed Mire Anaga Hadaanu Nahay Habar Jeclo Nooma Hanjabi Karee Waxa Uu Uhanjabayaa Qolada Sacad Muuse Ee Doogtu Ka Maqantahay Ee Farahana Baruuraha Ku Haysta”Boqor Buurmadaw”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Axmed Mire Anaga Hadaanu Nahay Habar Jeclo Nooma Hanjabi Karee Waxa Uu Uhanjabayaa Qolada Sacad Muuse Ee Doogtu Ka Maqantahay Ee Farahana Baruuraha Ku Haysta"Boqor Buurmadaw"Daawo Muuqal
https://yout...
Tuesday, October 17, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|