|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Laasodacwo Iyo Wacdarihii Iyo Ay Dhigeen Shacabka Degmadaas Ku Dhaqani
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Laasodacwo Iyo Wacdarihii Iyo Ay Dhigeen Shacabka Degmadaas Ku Dhaqani
https://youtu.be/nFi9mIy2OGI
Berbera...
Monday, October 23, 2017
-
Ceebey Tacaal: Weli Dunida Kama Dhicin Qof Xirfadiisa Shaqo In Lagu Dhaariyo!!! Faallo Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur
Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, Maanta oo Taarikhdu tahay 19-ka October 2017-ka, waxa ka dhacday arrin muruga leh oo abid Taarikhda Somaliland iyo midda Caalamka toona aan hore loogu arag, laguna Maqal, taasoo ah...
Monday, October 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Reer Berbera Oo Eedo Culus Ujeediyay Ururka Inspire Group Ee Soo Qaban Qaabiyay Doodii Mushariixinta Iyo Labadii Weriye La Dhaariyay Oo Meel Kadhac Ku Ahaa Saxaafada Iyo Kalsoonida Lagu Qabo
Berberatoday(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Reer Berbera Oo Eedo Culus Ujeediyay Ururka Inspire Group Ee Soo Qaban Qaabiyay Doodii Mushariixinta Iyo Labadii Weriye La Dhaariyay Oo Meel Kadhac Ku...
Saturday, October 21, 2017
-
Ururka Isku Magacaabay Inspire Group Iyo Danaha Qarsoon Ee Uu Ku Fushanayey Doodii Murashaxiinta Xisbiyada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Soo qaban qaabiyey dooda dhex maraysa murashaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimada somaliland ee la magac baxay Inspire Group ayaa u muuqda mid dano gaar ah ka leh hir gelinta doodan.
Ururka...
Saturday, October 21, 2017
-
Q-2aad- Nala-wadaag Taariikhda madow ee Kulmiye dhulkii JSL kula shuraakoobeen 18-ka shirkadood iyo isbahaysiga Carbeed.
Kulmiye kuma kasban karo musuqa iyo boobka hantida ummadda caqliga Codbixiyayaasha Somaliland !
Mudadii xukuumada Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadood oo kala ah kuwa shidaalka iyo...
Saturday, October 21, 2017
-
Qormada 1-aad, Ka bogo musuqa $153.5 million Dollar ah ee lagu lunsaday Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeisa. Qalinkii A/rahman Fidhinle UK.
Waxaynu ka wada dheregsanahay in inyar shacabka Somaliland ay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah., Shacabka Malyuunka kor u dhaafay ee caasimadda Hargeysa ku nooli ayaaney iyana helin biyo qasabadeed oo joogto ah. D...
Saturday, October 21, 2017
-
Warsaxaafaddeed; Ururka SOMA Kasoo Saaray Arrimaha Doorashada..
Ururka SOMA oo Warsaxaafaddeed kasoo saaray arrimaha Doorashada, farriin-na u diray Guddida Doorashooyinka
“Komishanka Doorashooyinka, waxaanu ugu baaqaynaa inay kusoo laabtaan xayndaabka cadaaladda iyo xaqsoorka oo ay u xa...
Saturday, October 21, 2017
-
Fariin Caafimaad”Toontu Waa Dawo, Laakiin Dad Badan Ayaa Urteeda Darteed U Naca, Haddii Aad Kuwaas Ka Mid Tahay Habkan U Isticmaal Si Urtaas Aan La Jeclayni Ay Uga Tagto
Tookiyo(Berberatoday.com)-Wargeys lagu amgacaabo Japan today oo ka soo baxa dalka Jabbaan ayaa khabiir u dhashay dalka Jabbaan ka soo xigtay suurtogalnimada in toonta loo sameeyo hab aanay ur samaynayn oo sida shaaha ama bunka loo...
Saturday, October 21, 2017
-
Daawo Muuqalka”Qeybtii Ugu Kululayd Doodii Xalay Ee Murashaxiinta Xisbiyada Somaliland”Maxaad Ku Fiicantahay Ama Lagaaga Fiicanyahay”Iyo Jawaabaha Ay Ka Baxiyeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qeybtii Ugu Kululayd Doodii Xalay Ee Murashaxiinta Xisbiyada Somaliland"Maxaad Ku Fiicantahay Ama Lagaaga Fiicanyahay"Iyo Jawaabaha Ay Ka Baxiyeen
https://youtu.be/3YS-J-kPmTQ
...
Friday, October 20, 2017
-
HABACSANAANTA CIRRO HADALYAQAANIMADA FAYSAL IYO HOGAAMINTA MUUSE W/Q MOHAMED AHMED BAARCAD
Doodii xalay ka dhacday caasimada Somaliland ee Hargaysa saddexda Musharaxba mawhibooyinkooda ayaa laga dheehanaayey intay doodu socotay.
Faysal Cali waraabe xalay wuxuu xidig ku ahaa Hadalyaqaanimada iyo sida uu uga af...
Friday, October 20, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|