|
Articles
-
“Axmed Mire Haduu Qoraalkaa Qoray Waxan Leeyahay Waarun Oo Waad Soo Halgantay Ee Haka Danbaysiin Khaatumo Xumo Halgankiina Ha Nacsiin Umadadii Aad Usoo Halgantay Raali Galina Kasii Qoraalkaaga”Cali Cismaan Xuseen
Axmed mire haduu qoraalkaa qoray waxan leeyahay waarun oo waad soo halgantay ee ha kadanbaysiin khaatumo xumo halgankiina ha nacsiin umadadii aad u soo halgantay
doorashadada waxa tartamaya 3 murashax oo sharciga musharaxnimada...
Monday, October 16, 2017
-
“Anigu Ma Jecli Qof Keligii Isa Siiya Guul Aanu Lahayn Ama Wax Yar Uun Ku Lahaa. Oo Intii La Lahayd Eenu Ka Lahayn Ka Dhiga Wax aan Jirin Oon Iyagu Waxba Ahayn. Kuwa Aan La Hadlayaa Kuma Dhacaan”Mujaahid Cali Guray Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Yeedhay Mujaahid Axmed Mire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) oo ka mid ah xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si dadban uga dareen celiyey qoraal uu soo saaray Mujaahid Axmed Mire, kaas oo uu shacabka ugu soo jeediyey ina...
Monday, October 16, 2017
-
Jaaliyada Finland oo tacsi udiraysa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Siciid jaamac (siciid ucid)
Dhamanjaaliyada somaliland ee dalka finland oo uhoreeyo madaxada jaaliyada gudoomiyaha xasan cali sadexle iyo cabdilaahi aadan rooble iyo dhaman maamulka iyo madaxa jaaliyada somaliland ee finland,
waxay tacsi tiiraanyo leh udi...
Monday, October 16, 2017
-
Marxuum Siciid Jaamac Ilka Weyne(Siciid Ucid)Oo Ku Geeriyooday Dalka Finland
Helsinki(Berbertoday,com)-Alle ha Unaxariiste Marxuum Siciid Jaamac Yuusuf Ilka Weyne (Siciid ucid)- oo ahaa siyaasi reer Somaliland ah ayaa shalay ku geeriyooday dalka Finland gaara ahaan degmada vaanta oo uu degnaa sanadihii udn...
Monday, October 16, 2017
-
“Muuse Biixi Waan Aqaanaayoo Lacagta Ayuu Aad Ujecelyahayoo Isaga Oo Lacag Badan Haysta Ayuu Dhacayaa Oo Dhibaato Badana Arkimaayo”Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye Waa Ka Iibiyay Berbara Iyo Madaarada Dalka”…. Siyaasi Ismaciil Yare Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Muuse Biixi Waan Aqaanaayoo Lacagta Ayuu Aad Ujecelyahayoo Isaga Oo Lacag Badan Haysta Ayuu Dhacayaa Oo Dhibaato Badana Arkimaayo"Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye Waa Ka Iibiyay Berbara Iyo Madaarada Dal...
Monday, October 16, 2017
-
Waa Kuma Mujaahid Musharax Muuse Biixi Cabdi Maxaadse Ka Ogtahay Taariikhdiisa Shaqsiyeed Iyo Mida Halgan Iyo Waliba Aqoontiisa Cilmi Ee Waxbarasho.Dadka Iyo Dalka”Daawo Muuqaalka Barnaamij Dhamaystiran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa Kuma Mujaahid Musharax Muuse Biixi Cabdi Maxaadse Ka Ogtahay Taariikhdiisa Shaqsiyeed Iyo Mida Halgan Iyo Waliba Aqoontiisa Cilmi Ee Waxbarasho.Dadka Iyo Dalka"Daawo Muuqaalka Barnaamij Dhamaystiran
...
Monday, October 16, 2017
-
Mujaahid Axmed Mire Wuxuu Inaga Mudan Yahay Sharaf Aniga Oo Mujaahid Khadar Cabaade Ahna Waa Taliyahaygii Maanta Maqaalkaas Uu Soo Qorey Afkiisii Maaha Haduu Yahayse Waxaan Odhanayaa Mujaahidka Sowta Kaa Bariiqatay”W/Q Khadar Cabaade
Mujaahid axmed wuxuu inaga mudan yahay sharaf Muj. Khadar cabaadana waa taliyihiisii Maanta maqaalkaas uu soo qorey afkiisii maaha haduu yahayse waxaan odhan mujaahidka Maanta sowta kaa bariiqatay
xaqud...
Sunday, October 15, 2017
-
SOO DHAWAYNTII MEEQAAMKA SARE AHAYD W/Q ABDIRAHMAN FAQATIIR
WAX MAANTA OO AY TAARIIKHADU AHAYD 12/10/2017 WAX SII DIIRAN, OO MIISAAMAN QIIMAYSAN, SHARFAYSAN , MUG IYO MIISAAMAYSAN , GOBOLKA SAAXILA HALDOOR SIYAASI MAX,ED ISMAIL DHINBIIL OO KASOO JEEDA GOBOLKA SAAXIL AHAAN JIRAY CIYAARTOYGI...
Sunday, October 15, 2017
-
Baashe Morgan Oo Hargeysa Dhuumasho Ku Jooga Ilaalo Xoogna Samaystay Iyo Sababta
Wiilka Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uyahay ee Lagu Magacaabo Baashe morgan oo dalka Somaliland iyo dadkiisaba Hadimo Ka Galay isaga oo ka faa,iidaysanaya Awooda Qoyska uu Xididka Layahay ee Madaxweyne Siilanyo islamarkaana boobay h...
Saturday, October 14, 2017
-
Bishaaro Caafimaad: Bunka Oo La Ogaaday In Uu Ka Hortag Iyo Dawo U Noqon Karo Cudurka Macaanka
Kobenheegan(Berberatoday.com)-Cilmibaadhayaal ka tirsan cisbitaalka jaamacadeed oo lagu magacaabo Aarhus ayaa daraasad ay sameeyeen ku ogaaday in maadadda lagu magacaabo Cafestol oo ugu badan bunku ay si weyn u caawiso hoos u dhig...
Saturday, October 14, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|