|
Articles
-
Mayar Cabdalle Maxamed Carab Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuura Oo Baraha Bulshada Lagu Baahiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mayarkii Hore Ee Degmada Berbera hadana ah Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Berbera dhawaana ku Biiray Xisbiga Waddani ayaa been abuur iyo waxba kama Jiraan ku tilmaamay War la sheegay in lagu ba...
Friday, October 13, 2017
-
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Iska Casilay Xubinimadii Golaha Wakiiladda Somaliland Iyo Mudane Macalin Gaaxnuug Oo Booskaas Buuxin Doona
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI sidoo kalena ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba baneeyey xubinimadii xildhibaanimo ee ...
Friday, October 13, 2017
-
“Tallo Aanay Siilaanyo Iyo Dawladiisa Hoose Isla Ogayn Weligii Nacnac Kuma Hawl Gallin,Talada Uu Kulmiye Kaga Baxayna Waa Lagu Weheliyaa W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
Ka bixitaanka Kulmiye ee Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac si ayeyna caadi u ahayn, wuxuu ahaa dhegta madbakha madaxtooyadda habeenkii ugu danbeeya, aroortiina ugu horeeya.
Tallo aanay Siilaanyo iyo dawladiisa hoose isla ogayn we...
Thursday, October 12, 2017
-
Ururka Suxafiyiinta Gobolka Saaxil Oo Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ku Eedaynayay Inay Dhexdhexaad Ka Noqon Waayeen Bixinta Masharaaciicda Wacyigelinta Doorashooyinka
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Suxafiyiinta Gobolka Saaxil Wuxuu komishinka Qaranka Somaliland ku Eedaynayaa inuu dhexdhexaad ka noqon waayey bixinta masharaaciicda wacyigelinta doorshooyinka ee ka dhici doonta gobolada iyo de...
Thursday, October 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Eng.Cali Xoorxor Oo Cadeeyay Inuu Katirsan Yahay Xisbiga Kulmiye Taageerona La Garab Taganyahay Musharax Muuse Biixi Cabdi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Eng.Cali Xoorxor Oo Cadeeyay Inuu Katirsan YahayXisbiga Kulmiye Taageerona La Garab Taganyahay Musharax Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/IAmVxlgcrc8
Berberatoday...
Thursday, October 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Maareyihii Hore Ee Dekeda Berbera Eng, Cali Xooxor Iyo Beesha Uu Kasoo Jeedo Oo Taageero Mug Iyo Miisaanle Umiijiyay Xisbiga Kulmiye Iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyihii Hore Ee Dekeda Berbera Eng, Cali Xooxor Iyo Beesha Uu Kasoo Jeedo Oo Taageero Mug Iyo Miisaanle Umiijiyay Xisbiga Kulmiye Iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/Xk8Tj...
Wednesday, October 11, 2017
-
“Anagu Berberana Cid Kama Aragno, Shiikhna Hadal Keedba Daa, Waxna Nama Taraan, Waxaanse Abaal U Haynaa Xisbiga Wadani Madaxdiisii Oo Noo Yimi ,Odayasha Degaamada Biyoolay Iyo Dhibiijo Ee Gobolka Saaxil Oo Xisbiga Waddani Ku Biiray”Daawo Muuqal
Biyoolay(Berberatoday.com)-"Anagu Berberana Cid Kama Aragno, Shiikhna Hadal Keedba Daa, Waxna Nama Taraan, Waxaanse Abaal U Haynaa Xisbiga Wadani Madaxdiisii Oo Noo Yimi ,Odayasha Degaamada Biyoolay Iyo Dhibiijo Ee Gobolka Saaxil ...
Wednesday, October 11, 2017
-
“Somaliland Ka Suurto Gali Meyso In Laba Reerood Ku Heeshiiyaan Oo Sida Hagmada Isku Dhiib Dhiibaan ..”Daawo Muuqal Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Hadley Shirkii Burco
Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley shir beeleed dhawaan magaalada Burco ku dheex maray beelaha Habar Awal iyo Habar Jeclo
Faysal ayaa sh...
Wednesday, October 11, 2017
-
“Mahad Mulkiilaha Iskuulada Nuuradiin iyo Maxamud Cabdi Jaamac(Xuuto)Waa Labadi Shaqsi Ee Isoo Maleegay Shirqoolki Laygu Xukumay. Sanad Iyo Lix Bilood Markii Dambena Laygu Wareejiyay Xabsiga Mandheera”Wariye Maxamed Dirir Oo Xabsiga Mandheera Kasoo Hadlaaya
"Mahad Mulkiilaha Iskuulada Nuuradiin iyo Maxamud Cabdi Jaamac(Xuuto) waa labadi shaqsi ee isoo maleegay shirqoolki laygu xukumay. Sanad iyo lix bilood markii dambena laygu wareejiyay xabsiga mandheera
Waa laba nin oo reern...
Wednesday, October 11, 2017
-
Madaxweyne Siilanyo Oo Muuqaal Laga Soo Duubay Ugu Mahad Celiyey Masuulyiintii La Soo Shaqeeyey Mudadii Uu Xilka Qaranka Hayey Iyo Waxqabad Aan La Garanayn Meel Uu Ka Hirgalay Uu Umada Lasoo Horfadhiistay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilanyo Oo Muuqaal Laga Soo Duubay Ugu Mahad Celiyey Masuulyiintii La Soo Shaqeeyey Mudadii Uu Xilka Qaranka Hayey Iyo Waxqabad Aan La Garanayn Meel Uu Ka Hirgalay Uu Umada Lasoo Horfadhiista...
Tuesday, October 10, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|