-
Faysal Cali Waraabe Oo Khadar Jaamac Aadan(Khadar Jawaqsi)Umagacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ahna Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Umagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Mudane Khadar Jaamac Aadan oo ku Magac dheer Khadar Jawaqsi kan...
Monday, October 9, 2017
-
Wariye Maxamed Aadan Dirir Oo Jeelka Kasoo Hadlay Fariin Culusna Kasoo Diray
Saxaafadu Jeelka way ka Soo Hadli kartaa.
Waxa Maanta Duhurkii lay gudbiyay Jeelka wayn ee magaalada Hargeysa. Ka dib markii maalintii shalay si xaqdaro ah lay xukumay Maan helin Garsoor Madax Banaan iyo Qareen ii Dooda Mid...
Monday, October 9, 2017
-
Huteelada Hargeysa Afarta cishee hore ayay Wacan yihiin….. Faalo berbera today.com
Faaladan oo aanu ku eegi doono maalmaha soo socda hadii alle yidhaa nolosha hadba halkii wax ka qaldan yihiin ee bulshada laga sixi karo.
waxaan maanta mawduuc ka dhiganey Huteelada hargeysa ama somaliland kuwa cunto ama hurd...
Monday, October 9, 2017
-
DAAWO Ganacsatada Kaboolayaasha Magaalada Burco Ayaa Baaq u direy Xukuumada Aadna uga Cabtey Saameynta Sixir bararka.
DAAWO Ganacsatada Kaboolayaasha Magaalada Burco Ayaa Baaq u direy Xukuumada Aadna uga Cabtey Saameynta Sixir bararka.09.10.17
...
Monday, October 9, 2017
-
Daawo:Siyaasi Sacad oo luqad adag kula hadlay Faysal Cali Waraabe & Wasiir Cali Mareexaan
Daawo:Siyaasi Sacad oo luqad adag kula hadlay Faysal Cali Waraabe & Wasiir Cali Mareexaan..09.10.17
...
Monday, October 9, 2017
-
Daawo Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda..09.10.17
Daawo Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda..09.10.17
Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda
Halkan ka daawada waraysi uu suxufiga Cabdisha...
Monday, October 9, 2017
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Luuqad Adag ku Cambaareeyey Xukun Cadaaladda ka Fog oo Lagu Raali-gelinaayey Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ku Ridday Wariye Maxamed Aadan Diriir
Hargeysa(Berberatoday.com)-War-Saxaafadeed; Ujeeddo Cambaareyn. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Secja, waxa uu si Kulul u Cambaareynayaa Xukunka qolka Madow lala galay ee Lagu ridday Weriye Maxamed Aadan Diriir oo siffo sharci ...
Monday, October 9, 2017
-
“Labada Nin Ee Ila Tartamaya Macalimiintoodu Waa Kuwama, Aniga Waxa Siyaasada Macalin Iigu Ahaa Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaale”Musharax Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Labada Nin Ee Ila Tartamaya Macalimiintoodu Waa Kuwama, Aniga Waxa Siyaasada Macalin Iigu Ahaa Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaale"Musharax Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqal
https://youtu....
Thursday, October 5, 2017
-
Daawo Muuqalka”Keyd Cabdillahi Xandule Oo Kamida Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Iyo Ereyadii Uu Ka Yidhi Soodhaweyntii Siyaasiga Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Keyd Cabdillahi Xandule Oo Kamida Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Iyo Ereyadii Uu Ka Yidhi Soodhaweyntii Siyaasiga Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi
https://youtu.be/GBPACxi031A
&nbs...
Thursday, October 5, 2017
-
Daawo Muuqalka”Hees Wadaniya Oo Qiimo Badan Oo Kooxda Fanaaniinta Booliska Somaliland Ee Goodir Soo Saareen Oo Dareen Iyo Qiiro Muwaadin Xambaarsan
Hargeysa(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hees Wadaniya Oo Qiimo Badan Oo Kooxda Fanaaniinta Booliska Somaliland Ee Goodir Soo Saareen Oo Dareen Iyo Qiiro Muwaadin Xambaarsan
https://youtu.be/EXnokibfvn0?t=245
&nbs...
Thursday, October 5, 2017
« Previous Page — Next Page »