-
Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hadda Xaqiijiyay In La Musuqay Doorashii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Goluhu Doortayna Isaga Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murasharixii labaad ee shalay u tartamay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in u...
Monday, August 7, 2017
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan Uu Hogaaminaayay Oo Soodhaweyn Diiran Iyo Qado Sharaf Loogu Sameeyay Deegaanka Buuraleyda Ah Ee Laasadacawo+Siyaasiyiin Tira Badan Oo Kasoo Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan Uu Hogaaminaayay Oo Soodhaweyn Diiran Iyo Qado Sharaf Loogu Sameeyay Deegaanka Buural...
Sunday, August 6, 2017
-
Masar”Cadho Hinaase Keenay Oo Ka Dhalatay Ol’ole Dumar Oo Loogu Magac Daray, ‘Saygaaga Ayaa Saygayga Ah’
Qaahira(Berberatoday.com)-Waxaa weli degi la’ cadho hinaase keenay oo ka dhalatay ol’ole ay dhowaan dalka Masar ka bilaabeen dumar dalkaas u dhashay oo fasaxaya in raggu ay dumar badan guursadaan. Ol’olahan oo ay dumarka wad...
Saturday, August 5, 2017
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Go’aanka Laga Gaadhay Kiniisadda Hargeysa Iyo Dumarka Xisbiyada U Ololeeya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Dooddii ka dhalatay Kiniisadda ku taalla Hargeysa ee dhawaan dib loo furay, taasi oo aakhirkii Xukuu...
Saturday, August 5, 2017
-
Daawo Muuqalka”Nin Reer Laascaanood Ah Oo Ka Ganacsada Midhaha Dhirteena Iyo Dhulkeena Ka Baxa Oo Kana Taajiray Iyo Noocyada Midhaha Halkan Kaga Bogo
Laascanod(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Nin Reer Laascaanood Oo Ka Ganacsada Midhaha Dhirteena Iyo Dhulkeena Ka Baxa Oo Kana Taajiray Iyo Noocyada Midhaha Halkan Kaga Bogo
https://youtu.be/RRBCIAS3OOI?t=392
&nbs...
Friday, August 4, 2017
-
Loolan Siyaasadeed Qoysnimo Oo Ilaa 1966 Ah Oo Saamayn Doona Doorashada Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Labo qoys oo uu ka dhaxeeyo xifaaltan adag oo siyaasadeed ayaa ku hardamaya doorashada madaxweynenimo ee dalka Kenya, kaasi oo soo biloowday xiligii xoriyadda uu dalkani qaatay nus qarni ka ...
Friday, August 4, 2017
-
Waa Kuma Xildhibaanka Ugu Soo Horreeya Liiska Xil-sugeyaasha Golaha Wakiillada Ee Buuxin Doona Xubinnimada Cabdiraxmaan-Cirro Banayn Doono?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
ayaa shalay si rasmi ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada hortooda ugaga dhawaaqay inuu iska casilay Guddoomiye-nim...
Thursday, August 3, 2017
-
Cabdiraxmaan Ciro Xubinimadii Golaha Wakiilada Iskamuu Casiline Hogaamintii Golaha Ayuu Iska Casilay”Cabdisitaar Sabri
Xubintii xildhibaanimo iskamuu casilin
Wixii kawaynana wuu Iska casilay
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cirro waxa ugu wayn ee lagu Xasuusan doonaa Waxaa weeye Keliya inuu Iska Casilay Golaha wakiilada Somaliland
Iyo in uu gola...
Thursday, August 3, 2017
-
Berbera”Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aroos Isu Diyaarinaayay Oo Isdeldelaad Nafta Iska Gooyay Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ibraahim Daauud( Riyaale )oo kamid ahaa shaqaalaha shirkada Bare Construction Xafiiska Berbera ayaa sida la sheegay habeenkii xalay ...
Wednesday, August 2, 2017
-
“Xisbi La Wareejinayaa Ma Jiro Maxamuud Xaashoow, Hadduu Ina Biixi Guulaystana Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Baa Soo Guuraya Oo Gudoomiye Noqnaya…”Suldaan Cabdiladiif Kafurfuro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdiladiif Maxamed Faarax oo sheegay inuu ka mid yahay Salaaddiinta Beesha Bariga Burco, ayaa ku eeddeeyay Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi inuu fadqalalo ka dhex wado xisbiga Kulmiye, isla markaa...
Tuesday, August 1, 2017
« Previous Page — Next Page »