|
Articles
-
Maraakiib Sida Shiidaal Tayadiisu Hooseyso Oo Makiinadaha Gaadiid Waxyeeli Kara Oo Haamaha Shiidaalka Berbera Kusoo Fooleh Iyo Wasaarada Ganacsiga Oo Ogolaatay In Shiidaalkaas Dalka La Keeno
Dubai(Berberatoday.com)-Tan iyo Sanadkii 1991 Xiligii Taliskii Milatriga Ahaa Laga Eryay Arlada Somaliland Dalkani Wuxuu Ku Socday Tadawar Xawli Ah oo Dhinac Walba Leh Iyadoo Wax Walbana Kor Loo Qaadayay Tayadooda, Tayada Shidaalk...
Thursday, September 14, 2017
-
DUUNYO KAA CARARAYSA AYAA LA CESHADAAYE DAD KAA CARARAYA LAMA CESHADO. W/Q XIIS MAXAMED CILMI(SHANFOOL)
Waxaan qirayaa in saaxiibadaydii odayaashaydii wakhtiga adag aanu soo wada marnay sidoo kalena caanka ku ahaa ololaha habeenimo ay ku biireen xisbiga waddani.
ILAAHAY SW ayay tiisa tahaye meesha waa la kala shaqaystay wax...
Wednesday, September 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ururka Qurba Joogta Ubadan Ee Tallo Wadaag Oo Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Dugsi Quraan Boarding Dhismihiisa Ka Bilaabay Duleedka Tuulada Buuraleyda Ah Ee Bareeqa Iyo Maamulada Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera Oo Kala Qeyb galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ururka Qurba Joogta Ubadan Ee Tallo Wadaag Oo Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Dugsi Quraan Boarding Dhismihiisa Ka Bilaabay Duleedka Tuulada Buuraleyda Ah Ee Bareeqa Iyo Maamulada Gobolka Saa...
Tuesday, September 12, 2017
-
Cabdikariin Xinif Iyo Maxamed Cabdi Daa’uud Oo Warbaahinta KUlMIYE Ee Xilliga Doorashada Ka Xullaya Labada Beelood Ee Jeegaanta Ku Midoobay Iyo Saameynta Ay Xisbiga Ku Keeni Doonto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyaddoo lagu jiro xilli doorasho oo xasaasi ah, ayaa Xisbul-xaakimka Kulmiye kasoo ifbaxay faddeexado horleh oo la xidhiidha masuuliyiin sare oo Xisbiga ah, oo shaqooyinkii ay hayeen uga xuub-siibtay...
Tuesday, September 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Mayar Cabdalle Oo Cadeeyay Inuu Sirasmiya Ugu Biirayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Mayar Cabdalle Oo Cadeeyay Inuu Sirasmiya Ugu Biirayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani
https://youtu.be/aJm2ZtNSRRo
Berberatoday.c...
Tuesday, September 12, 2017
-
“Kulmiye Guul Uma Aha Inuu Waayo Masuul Qiimo Ku Leh Deegaanka Uu Kasoo Jeedo, Kumaan Farxin Dhawaaqaa Maayir Cabdale Ee Inuu Kulmiye Gabi Ahaanba Ka Baxay” W/Q Maxamuud Axmed Baar-cad
Kulmiye guul uma aha inuu waayo Masuul qiimo ku leh deegaanka uu ka soo jeedo, kumaan farxin dhawaaqaa Maayir Cabdale ee inuu Kulmiye gabi ahaanba ka baxay.
Cabdalde Sandheere waa maayirkii hore ee degmada Berbera miisaan culus...
Tuesday, September 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Xaalada Magaalada Berbera Oo Kacsan, Xildhibaan Cabdale Sandheere Oo Hadda Kulmiye Iska Casiley Iyo Halka Ay Saldhigan Doonto Siyaasada Cali Xoor Xoor, Maxaa Soo Kordhay ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xaalada Magaalada Berbera Oo Kacsan, Xildhibaan Cabdale Sandheere Oo Hadda Kulmiye Iska Casiley Iyo Halka Ay Saldhigan Doonto Siyaasada Cali Xoor Xoor, Maxaa Soo Kordhay ?
...
Tuesday, September 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Mayar Cabdalle Oo Cadeeyay Inuu Sirasmiya Ugu Biirayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayar Cabdalle Oo Cadeeyay Inuu Sirasmiya Ugu Biirayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani
https://youtu.be/aJm2ZtNSRRo?t=54
Berberatoday.com...
Tuesday, September 12, 2017
-
Cabdikariin Xinif Iyo Maxamed Cabdi Daa’uud Oo Warbaahinta KUlMIYE Ee Xilliga Doorashada Ka Xullaya Labada Beelood Ee Jeegaanta Ku Midoobay Iyo Saameynta Ay Xisbiga Ku Keeni Doonto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyaddoo lagu jiro xilli doorasho oo xasaasi ah, ayaa Xisbul-xaakimka Kulmiye kasoo ifbaxay faddeexado horleh oo la xidhiidha masuuliyiin sare oo Xisbiga ah, oo shaqooyinkii ay hayeen uga xuub-siibtay kuw...
Tuesday, September 12, 2017
-
“Citimaad Kadhoofiyo Marsadii Ceeshku Soo Marayay, Cawadii Berbera Iyo Badii Yaa Carqaladeeyay, Yaa Guluf Cagaha Soo Dhigtiyo Ciidan Ugu Baaqay”Daawo Muuqalka Muwaadin Gabay Ku Cabiraya Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Dekeda Berbera Ee Xidhan
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Citimaad Kadhoofiyo Marsadii Ceeshku Soo Marayay, Cawadii Berbera Iyo Badii Yaa Carqaladeeyay, Yaa Guluf Cagaha Soo Dhigtiyo Ciidan Ugu Baaqay"Daawo Muuqalka Muwaadin Gabay Ku Cabiraya Xaalada Guud Ee D...
Tuesday, September 12, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|