-
Fadlan U Fiirso Liiskan Hoose Ee Hantida Maguuraanka Ah Ee Xukuumada Siilaanyo Ama Kulmiye Xaraashtay Intii ay Xukunka Dalka hayeen Ma Xukuumadaa Ayaa doonaysaa inay Mar labaad Shacabka Iyo Qarankaba ay Kusoo Noqdaan waa Maya “Xaasha”Abdirahman Fidhinle
Fadlan U Fiirso Liiskan Hoose Ee Hantida Maguuraanka Ah Ee Xukuumada Siilaanyo Ama Kulmiye Xaraashtay Intii ay Xukunka Dalka hayeen Ma Xukuumadaa Ayaa doonaysaa inay Mar labaad Shacabka Iyo Qarankaba ay Kusoo Noqdaan waa Maya "Xa...
Monday, September 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Dib Ufurista,Casriyeynta Iyo Balaadhinta Garoomada Rooga Doogle Ee Horseed Berbera Oo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Xadhiga Kajaray Iyo Dhalinyarada Oo Soodhaweeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dib Ufurista,Casriyeynta Iyo Balaadhinta Garoomada Rooga Doogle Ee Horseed Berbera Oo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Xadhiga Kajaray Iyo Dhalinyarada Oo Soodhaweeyay
https://youtu.be/BWUlNf9...
Sunday, September 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Iyo Qisada Maansada La Guurso Maxaad Ku Keentay Iyo Xanuunka Dhabta Ah Ee Qisada Haweenay Lagu Magacaabo Kaaha
Hargeysa(Berberatoday-com)-Daawo Muuqalka"Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Iyo Qisada Maansada La Guurso Maxaad Ku Keentay Iyo Xanuunka Dhabta Ah Ee Qisada Haweenay Lagu Magacaabo Kaaha
https://youtu.be/6uYxTQ_znJs?t=469
&nbs...
Sunday, September 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Eedo Culus Oo Isbarkan Ujeedisay Kaadiriyiinta Xisbiga Waddani Iyo Wasiiradii Xukumada Katirsanaan Jiray Ee Xisbigaas Ku Biiray Oo Ay Ku Tilmaantay Rag Hantidii Dalka Boobay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Eedo Culus Oo Isbarkan Ujeedisay Kaadiriyiinta Xisbiga Waddani Iyo Wasiiradii Xukumada Katirsanaan Jiray Ee Xisbigaas Ku Biiray Oo Ay Ku Tilmaantay Rag Hantidii ...
Sunday, September 17, 2017
-
Dawlada Imiraatka Carabta Oo Berbera Keenaysa 24 Saacadood Ee Soo Socda Ciidan La Wareegi Doona Amaanka Dekeda Iyo Garoonka Diyaaradaha Berbera Iyo Xukumada Siilanyo Oo Ogolaatay+Shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda Oo La Dareerin Doono
Berbera(Berberatoday.com)-War Rasmiya Oo Ay Helayso Shabakada Wararka Berberatoday.com Waxa 24 Sacadood ee Soo socda Garoonka Diyaaradaha Berbera Kasoo Dagi Doona Diyaaro Ciidan Oo sida Ciidan Tira badan Oo Kasoo Jeeda Dalka isuta...
Sunday, September 17, 2017
-
Dekedii Barbara Toos Bay U Xidhantay Ee Dalka Iyo Dadkuba Kunoolaayeen W/Q Maxamud Xuseen Halwed
Dekedii Barbara Toos Bay U Xidhantay
Ee Dalka Iyo Dadkuba Kunoolaayeen
Kulmiye Iyo Muuse Biixina Wuxuu Dib Ugu Sii Saxeexay Inay Shirikada Laynagu Khiyaameeyey Ee DPWOLD Ay sii Joogto Dekeda Hadii Uu Xukunka Ku Gulayst...
Sunday, September 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Garoon Kubadeed Ay Maalgalisay Kooxda Kubada Cagta Dalka Ingiriiska Ka Dhisan Ee Arsenal Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garoon Kubadeed Ay Maalgalisay Kooxda Kubada Cagta Dalka Ingiriiska Ka Dhisan Ee Arsenal Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargeysa
https://youtu.be/8fCGJokl5Nc?t=177
...
Saturday, September 16, 2017
-
“Hanaayaha Tashaha Labada Gole Soo Hor Kacay Daalin.Hawdkiyo Ilaa Bari Galbeed Hadal Xun Lay Geystay.Ee Hurinta Reer Saaxil Uu Uunku Wada Hiifay.Hatigaada Waatay Dagaal Nagu Hujuumeene.Dekedii Hufnayd-baa Durtaba Haawatoo Madhane.Haantii Cashuuraha Beryahan Hilayga Loo Jiidye”Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
Haraddii dhaqaalaha markii hororku shaasheeyay.
Heshiisyada markay dowladani iibka ugu heestay.
Hasheenii irmaanayd kolkii carabtu hoomayday.
Wasiirada u heelani bulshada hoonka ugu baaqday.
Hanaayaha tashaha labada gole s...
Friday, September 15, 2017
-
Garoomada Kubada Cagta Ee Horseed Oo Dib Cariyayn Lagu Sameeyay Maalinta Sabtidana Xadhiga Laga Jari Doono Iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Tacab Badan Galiyay Sidii dhalinyarada Berbera Uheli Lahaayeen Goobo Ay Ku Ciyaaraan+Sawiro
Berbera(Berberatoday.com)-Kuwani Waa Garoomadda Mataanaha Ee Horseed Stadium Oo Ah Garoonka Keliya Ee Cagaaran Ee Ku Yaalla Berbera Kaas Oo Uu Hirgeliyay Mulkiilena Uu Ka Yahay Xildhibaan Mudane Cabdirashid Berberattii Oo Ka Mid ...
Friday, September 15, 2017
-
War Deg-Deg Ah Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xaqiijiyey In La Sumeeyey Jaadkii Ka Iman Jirey Haawaday Iyo Dad Badan Oo Cisbataalka Jigjiga Uyaala Sunta Oo Soo Riday
Jig-jiga(Berberatoday.com)-Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Axmed Maxamed Koore ayaa Xaqiijiyey in la sumeeyey Qaadka Haawadeega kaasi oo ka yimaada Deeg...
Thursday, September 14, 2017
« Previous Page — Next Page »