-
Daawo Muuqalka”Ururka Talowadaag Oo Kaashanaya Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Oo Tuulada Bureeqa Ka Dhagax Dhigay Dhismah Dugsi Quraan Boodhin Ah Oo Ururku Maalgalinayo Iyo Xubno Qurba Jooga Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ururka Talowadaag Oo Kaashanaya Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Oo Tuulada Bureeqa Ka Dhagax Dhigay Dhismah Dugsi Quraan Boodhin Ah Oo Ururku Maalgalinayo Iyo Xubno Qurba Joo...
Thursday, September 7, 2017
-
Ma Dhabaa In Mayar Cabdalle Maxamed Carab Ku Biirayo Xisbiga Waddani?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayirkii hore ee magaalada Berbera Cabdalle Maxamed Carab oo hadana ah xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee Berbera ayaa la filayaa inuu dhawaan ku biiro xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.
Sid...
Wednesday, September 6, 2017
-
Musharrax Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Warbaahineed Laba Beelood Ah. W/Q Guuleed Xaamud Jibriil
Musharraxa Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hoos ahaan ah u magacaabay guddida cusub oo Maamuli doona arrimaha Warbaahinta, inta lagu gudo jiro mudada ollollaha Doorashaddu lagu jiro. Xubnaha guddidan oo tiradood...
Wednesday, September 6, 2017
-
Muuniraw Xaaraantii Aad Madaxtooyada Uga Bartay Inaad Dib Uheshaa Waa Baabacdaas Oo Timo Kasoo Baxaan W/Q Cabdirashiid Maxamed Yasin London Uk
Waxa Layaable Mudalab Hutelada garwaga iibiya ee Burco Ka shaqayn Jiray Inuu Nin waxbartay oo Naftiisa dhisay oo aanu gaadhayn kabihiisa uu Wax Ka sheego,
Aadan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Maaha ni...
Wednesday, September 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Lagu Wareystay Maareeye Ku-Xigeenka Waaxda Faraca Bada Ee Dekedda Berbera Oo Xaqiijiyay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Qaabkii Dekeda Berbera Ushaqayn Jirtay Iyo Maamul Xumo Uu Ku Eedeeyay Shirkada Maamulka Dekeda Gacanta Loo Galiyay Ee DP World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeye ku xigeenka Waaxda Faraca Bada ee dekada Berbera Cabdi Cabdilaahi Xassan Mataan ayaa waxaa uu xaqiijiyey in uu dib u dhac ku yimid qalabkii ay shirkada Dp World ku balan qaadey in ay keenayso De...
Wednesday, September 6, 2017
-
Maxaad Ogtahay Taariikhda Muslimiinta Dalka Burma W/Q Abdirisaq Terra
90 ilbidhiqsi Walaal kaga boggo Sheekada burma.
حكاية بورما
Dhibikuma jirto waqtigaaga inaad 90 ilbidhiqsi kasiiso qoraalkan si aad u ogaato waxay tahay dhibaatada Burma iyo muslimiinta ku nool.
Sheekada oo gaab...
Wednesday, September 6, 2017
-
Marxuum Kamid Ahaa Shaqaalaha Banka Dawlada Ee Berbera Oo Xabsiga Berbera Ku Dhex Geeriyooday
Berbera(Berberatoday.com Abaaro 7dii Fiidnimo Ee Xalay Ayaa Alle ha u Naxariiste Marxuum Maxamed Jaamac(MJ) Oo Kamid Ahaa Shaqaalaha Bangiga Berbera 25 sanadood Ee Inasoo Dhaafay Waxaa Uu Ku Dhex Geeriyooday Xabsiga Weyn Ee Berbe...
Wednesday, September 6, 2017
-
Musharrax Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Warbaahineed Laba Beelood Ah. W/Q Guuleed Xaamud Jibriil
Musharraxa Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hoos ahaan ah u magacaabay guddida cusub oo Maamuli doona arrimaha Warbaahinta, inta lagu gudo jiro mudada ollollaha Doorashaddu lagu jiro. Xubnaha guddidan oo tiradooda la...
Tuesday, September 5, 2017
-
Daawo Muqaal:Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladda London oo Hambalyo u diray G/kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Axmed Yasiin Sh Cali,fariina u diray kuna bogaadiye
Daawo Muqaal:Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladda London oo Hambalyo u diray G/kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Axmed Yasiin Sh Cali,fariina u diray kuna bogaadiyey.05.09.17
...
Tuesday, September 5, 2017
-
XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax
XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax
Meel walba oo aad tagtid, waxaa ordaya charlatans iyo chameleons. Waa sababtaas sababta Soomaaliya ay god ugu sii dhacayso maalin walba, halkii la filaayey inay ...
Tuesday, September 5, 2017
« Previous Page — Next Page »