-
Rohingya Maxay Uga Duwan Yihiin East Timor Iyo Suudaanta Koonfureed?
Hordhac
1992-1995 Waxaa dalka Boosniya ka taagnaa dagaalo salka ku haya qawmiyado kala isir iyo diin ah, sida dadka Seerbiyiinta iyo Koroeeshiiyiinta ee haysta diinta Kirishtaanka iyo dadka Boosniyaanka ah markaan sii...
Saturday, September 9, 2017
-
“Cadaabtii Ifka”: Xabsi Liibiya Ku Yaal Oo Tahriibeyaal Lagu Hayo Iyo Noloshooda Laga Dayriyay
Tripoli(Berberatoday.com)-Hennessy Manjing halista badduu u badheedhayaa, waa 18 jir ka yimid South Sudan waanu ogyahay in uu ku dhiman karo safarkan halista badan ee uu doonayo inuu Liibiya kag tago oo ku galo Yurub. Sanadk...
Saturday, September 9, 2017
-
Mudaneyaal: Ma U Doodnaa Deyrka Dugsigii Aynu Duruusta Ka Durduurannay?Sidiiq Maxamu Gaheyr
Mudaneyaal: Ma U Doodnaa Deyrka Dugsigii Aynu Duruusta Ka Durduurannay?
Markii la dhammeeyay kaalmihii shidaalka, dhulkii haayadaha caalamiga ah, sariibadihii ganacsiga, dantii guud ee laga jari jiray beeraha la qorshee...
Thursday, September 7, 2017
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Berbera Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Jaamac Ibraahim Xaashi Oo Kamid Ahaa Haldoorka Macalimiinta Gobolka Saaxil Bulshada Dhexdeeda Magac Iyo Maamuus Ku Lahaa Iyo Dadweyne Aad Utira Badan Oo Kasoo Qeyb Galay Aaskiisa
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aas Qaran Oo Berbera Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Jaamac Ibraahim Xaashi Oo Kamid Ahaa Haldoorka Macalimiinta Gobolka Saaxil Bulshada Dhexdeeda Magac Iyo Maamuus Ku Lahaa Iyo Dadweyne Aad...
Thursday, September 7, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ururka Talowadaag Oo Kaashanaya Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Oo Tuulada Bureeqa Ka Dhagax Dhigay Dhismah Dugsi Quraan Boodhin Ah Oo Ururku Maalgalinayo Iyo Xubno Qurba Jooga Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ururka Talowadaag Oo Kaashanaya Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Oo Tuulada Bureeqa Ka Dhagax Dhigay Dhismah Dugsi Quraan Boodhin Ah Oo Ururku Maalgalinayo Iyo Xubno Qurba Joo...
Thursday, September 7, 2017
-
Ma Dhabaa In Mayar Cabdalle Maxamed Carab Ku Biirayo Xisbiga Waddani?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayirkii hore ee magaalada Berbera Cabdalle Maxamed Carab oo hadana ah xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee Berbera ayaa la filayaa inuu dhawaan ku biiro xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.
Sid...
Wednesday, September 6, 2017
-
Musharrax Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Warbaahineed Laba Beelood Ah. W/Q Guuleed Xaamud Jibriil
Musharraxa Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hoos ahaan ah u magacaabay guddida cusub oo Maamuli doona arrimaha Warbaahinta, inta lagu gudo jiro mudada ollollaha Doorashaddu lagu jiro. Xubnaha guddidan oo tiradood...
Wednesday, September 6, 2017
-
Muuniraw Xaaraantii Aad Madaxtooyada Uga Bartay Inaad Dib Uheshaa Waa Baabacdaas Oo Timo Kasoo Baxaan W/Q Cabdirashiid Maxamed Yasin London Uk
Waxa Layaable Mudalab Hutelada garwaga iibiya ee Burco Ka shaqayn Jiray Inuu Nin waxbartay oo Naftiisa dhisay oo aanu gaadhayn kabihiisa uu Wax Ka sheego,
Aadan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Maaha ni...
Wednesday, September 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Lagu Wareystay Maareeye Ku-Xigeenka Waaxda Faraca Bada Ee Dekedda Berbera Oo Xaqiijiyay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Qaabkii Dekeda Berbera Ushaqayn Jirtay Iyo Maamul Xumo Uu Ku Eedeeyay Shirkada Maamulka Dekeda Gacanta Loo Galiyay Ee DP World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeye ku xigeenka Waaxda Faraca Bada ee dekada Berbera Cabdi Cabdilaahi Xassan Mataan ayaa waxaa uu xaqiijiyey in uu dib u dhac ku yimid qalabkii ay shirkada Dp World ku balan qaadey in ay keenayso De...
Wednesday, September 6, 2017
-
Maxaad Ogtahay Taariikhda Muslimiinta Dalka Burma W/Q Abdirisaq Terra
90 ilbidhiqsi Walaal kaga boggo Sheekada burma.
حكاية بورما
Dhibikuma jirto waqtigaaga inaad 90 ilbidhiqsi kasiiso qoraalkan si aad u ogaato waxay tahay dhibaatada Burma iyo muslimiinta ku nool.
Sheekada oo gaab...
Wednesday, September 6, 2017
« Previous Page — Next Page »