-
War Deg Deg Ah”Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya , Isla Markaana Amartey In Mudo 60 Maalmooda Doorasho Xor Iyo Xalaal Ah Lagu Qabto
Nairobi(Berberatoday.com)-Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxtooyada ee dhawaan ka qabsoontay dalkaasi.Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarraysa Kenya David Maraga ayaa sheegay in...
Saturday, September 2, 2017
-
Akhriso”Qisada Ayeeyo Ingiriisa Oo Guursatay Wiil Afrikaan 27 Jira Ah Iyo Dawladda Oo Ka Shakiday Ninku In Uu Xeelad Wato
London(Berberatoday.com)-Ayeeyo Ingiriis ah ayaa niyadjab xun iyo murugo xad dhaaf ah la kulantay kadib markii ay dawladda Ingiriisku diidday in ay dal-ku-gal siiso wiil 27 sano jir ah oo ay guursatay. Haweenayn oo 72 sano jir...
Wednesday, August 30, 2017
-
Berbera”Ganacsato Boob Ku Haysa Xabaalo Qadiimiya Oo Duleedka Magaalada Kuyaala Oo Lafihii Laga Soo Saaray Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Oo Sababtay Inay Dad Sahacab Ah Iyo Wasaarada Iyo Diinta Awqaaftu Ka Hadlaan”Daawo Warbixin Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Berbera"Ganacsato Boob Ku Haysa Xabaalo Qadiimiya Oo Duleedka Magaalada Kuyaala Oo Lafihii Laga Soo Saaray Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Oo Sababtay Inay Dad Sahacab Ah Iyo Wasaarada Iyo Diinta Awqaaftu Ka Ha...
Tuesday, August 29, 2017
-
HABKAN IYO TILMAAMAHAN RAAC SI FUDUD SI AAD UGU ISTICIMAASHA ADEEG E DAHAB (SOMTEL)
Markaad moobile kaaga aad isticmaalayso *110*lamberka mobile 654440181 *100 afar gees markaad merchant u diraysid *113*merchant numberka*lacagta afargees prepaid markaad eDahab kaga shubanayso ama aad cidkale ugu shubayso *114*num...
Tuesday, August 29, 2017
-
Diirka Cambe Lafku Waxa Uu Ka Hortagaa Kansarka, Waxa Uu Daweeyaa Macaanka, Waxa Aanu Xoojiyaa Xusuusta
Washington(Berberatoday.com)-Cambe Lafka ama cambe maangaha hadba sida loo yaqaanno ayaa dhadhankiisa xiisaha gaarka ah leh waxaa u dheer in uu jidhka u leeyahay faa’iidooyin badan oo caafimaad. Waxaa ka mid ah faa’iidooyi...
Tuesday, August 29, 2017
-
Siyaasiyiinta Musharaxa Waddani Ku Xeeran Ma Yihiin Kuwo Erayga (Isbadalka) Ee Ay Sheegan Keeni Kara? Mise Waa Iga Dheh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mushraxa xusbiga waddani Md, Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) oo isaga saaxada siyaasada dalku ay ugu horaysay 2005 ti isla markaana xiligaa ilaa bishan aan imika ku jirno horaanteedi ahaa gudoomiy...
Tuesday, August 29, 2017
-
Dawladda Shiinaha Oo Dagaal Ku Qaadday Meherado Ganacsi Oo La Baxay Magacyo Ay Ka Mid Yihiin ‘Xaaskaygaan Ka Baqayaa’ Iyo ‘Maxaad Eegaysaa’
Beijing(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta dalka Shiinaha ayaa bilaabay ol’ole ay kula dagaalamayaan magacyo yaab leh oo ay shirkadaha ganacsiga qaarkood la baxayaan. Magacyada illaa hadda shirkado iyo meherado kala duwan loo b...
Monday, August 28, 2017
-
INDHUHU WAY ARKAAN. WAXQABADKA WASIIRKA CAAFIMAADKA SALEEBAAN XAGLATOOSIYE W/Q ABDIRAXMAAN FAQAATIIR
Indhaha caafimadka qabaa way arkaan horimarka balaadhan Wasiirka caafimadku uu qaybTay. wasaarada caafimadka somalilnad wax ay ka joojisay ,ilahayn la kaashatay baryadiisa, daaweynta cudurada ka dilaacay gobolo badan oo Somaliland...
Monday, August 28, 2017
-
WAA KUMA MAAREEYE ENGINEER CALI (XOORXOOR)?W/Q ABDIRAHMAAN FAQAATIIR
waa masuul qiimo wayn kulahaa bulshada somaliland oo dhan iyo gobolka saaxil. Wax sidoo kale laga tabay gobolka saaxil iyo shacabka ku noola dhamaan gobolada somaliland Sifaha wanaagsan cali xoorxoor lugu xasuustaan wax kamid ah: ...
Monday, August 28, 2017
-
Kastamka Berbera Oo Haawanaya Iyo Dakhligii Dawlada Oo Wakhtiga Kala Guurka Loo Wareejiyey Kastamka Saylac
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey hoos udhac waynu ku yimi kastamka cashuuraha ee ugu wayn Somaliland ee ku yaala gudaha Dekeda Berbera kadib markii uu hal mar hoos udhac laf jab ah ku yimi socodkii badeecada ee Dekeda Berbera gaar ah...
Monday, August 28, 2017
« Previous Page — Next Page »