-
Akhriso”Qisada Aabbo Badda Ku Waayay Xaaskiisii Iyo Carruurtiisii Oo Uu Yurub Ula Tahriibayey
Napoles Italy(Berberatoday.com)-Saddex Sawir oo keli ah ayaa Yaya Sangare uga hadhay qoyskii uu lahaa oo ka koobnaa 5 qof.
Waxa ay ahayd 9 bilood ka hor markii xaaskiisa iyo laba wiil oo uu dhalay ay ku qaraqmeen xeebaha Liibay...
Monday, August 28, 2017
-
Dhacdooyin Isku Sidkan Kala Se Sumad Ah”W/Q Cabdiqaadir Fartaag
Waa laba dhacdo oo ka kala dhacay . laba xili xukuumadeed oo kala duwan iyo laba wasiir iyo laba garoon diyaaradeed oo ku kala yaal laba magaalo oo Somaliland ah
Taariikhda ,kaydinteeda iyo ka fal celin teeduba waa Xaalad...
Monday, August 28, 2017
-
Reer Somaliland Waxaan Kulla Talinayaa Fly Dubai Malihin Ee Waxaynu Leenahay Daalo Airlines .Yey Naan Jeclaan Umad Aan Ina Jecleyn Ee Aynu Inagu Isjeclaano”W/Q Fanaan Maxamud Huseen Halwed
Reer Somaliland Waxaan Kulla Talinayaa
Fly Dubai Malihin Ee Waxaynu Leenahay Daalo Airlines .Yey Naan Jeclaan Umad Aan Ina Jecleyn Ee Aynu Inagu Isjeclaano
Wasiirka Duulista Iyo Hawada Soomaliland Ha Ogaado Inuu ...
Saturday, August 26, 2017
-
“Amarka Gabadha Lagaga Rogay Diyaarada Anigaa Bixiyay Wasiir Cali Mareexaana Wasaarada Ilama Xukumee Anigaa Wasiir Ka Ah. Haduu Diyaarada Ka Dagayna Isagay Jirtaa.Laba Wasiir Oo Siman Ayaanu Nahay Imana Bedeli Karo”Wasiirka Duulista Hawada Farxaan Aadan Haybe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Amarka Gabadha Lagaga Rogay Diyaarada Anigaa Bixiyay Wasiir Cali Mareexaana Wasaarada Ilama Xukumee Anigaa Wasiir Ka Ah. Haduu Diyaarada ka dagayna Isagay Jirtaa.Laba Wasiir Oo siman Ayaanu Nahay Imana ...
Saturday, August 26, 2017
-
Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadlay Tacdi Bina,aadamnimada Ka Baxsan Oo Shaqaalaha Diyaarada Fly Dubai Kula Kaceen Haweenay Muwaadinad Somalilander Ah Oo Caruur Yaryar Wadata Oo Sababtay Inuu Diyaaradaas Uu Raaci Lahaa Ka Hadho Wasiirku
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexaan)ayaa Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu kaga hadlay dhacdo shalay uu kala kulmay garoonka diyaaradaha Hargeysa...
Saturday, August 26, 2017
-
Daawo Muuqalka”Qoys Danyar Reer Berbera Ah Oo Caruur Maskaxda Ka Jiran Iyo Kuwo Suuxa Haysta Oo Caawimo Dalbanaya Kadib Markii Sarfay Wado Banayn Ah Oo Dawlada Hoose Samaysay Jiidhay Goobtay Daganaayeen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qoys Danyar Reer Berbera Ah Oo Caruur Maskaxda Ka Jiran Iyo Kuwo Suuxa Haysta Oo Caawimo Dalbanaya Kadib Markii Sarfay Wado Banayn Ah Oo Dawlada Hoose Samaysay Jiidhay Goobtay Daganaayeen
...
Thursday, August 24, 2017
-
Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacad Cali Shire Oo Hoos U Dhaca Adeegyada Dekedda Berbera Ku Dhaliilay Maamulka Shirkadda DP World Ee Saxeexiisu Keenay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Hoos u dhaca laga dareemayo Dekedda Magaalada Berbera tan iyo markii ay Maamulkeeda la ...
Thursday, August 24, 2017
-
Qaabkee Shaqo Loo Helaa? Waa Su’aal Is Waydiin Leh. W/Q Ra.kad Mxd Sultan Dhiirri-Galiye Nololeed
Qaabkee shaqo loo helaa?
Waa su'aal is waydiin leh.
Ma jeceshay inaad shaqo heshid?
Haddii aad jeceshay inaad shaqo heshid ama lagu dalacsiiyo akhri maqaalkan:-
Shaqo: waa qabashada iyo dhammeystirka shaqooyin kala duwan...
Tuesday, August 22, 2017
-
Daawo Muuqalka”Muruqmaalka Dekeda Berbera Oo Sheegay Inaanay Shirkada DP World Waxba Kusoo Kordhin Dekeda Hoos Udhac Mooyaane Cabashona Ka Muujiyay Qaabka Ay Shirkada Dekeda Maamusha Ula Dhaqanto Iyo Shaqadii Oo Gaabis Noqtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Muruqmaalka Dekeda Berbera Oo Sheegay Inaanay Shirkada DP World Waxba Kusoo Kordhin Dekeda Hoos Udhac Mooyaane Cabashona Ka Muujiyay Qaabka Ay Shirkada Dekeda Maamusha Ula Dhaqanto Iyo Shaq...
Tuesday, August 22, 2017
-
Isaga Oo Wiil Yar Ah Kana Soo Jeeda Qoys Faqiir Ah Ayuu Niyadiisa Galiyay Inuu Madaxweyne Ka Noqdo Dawlada Aduunka Ugu Awooda Badan Waanu Ku Guulaystay W/Q Abdulahi Nur Colombo
Iyadoo ay arday yar yar fadhiyaan Galaaska ama Fasalka Iskuul ku yaala dalka Mareykanka ayaa nin Macalin ah waxuu caruurta weeydiiyey marka ay weynaadaan arday weliba waxa uu jecel yahay inuu mustaqbalka noqdo,dabeedna wiil da'a y...
Tuesday, August 22, 2017
« Previous Page — Next Page »