-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Qodobo Qof Waliba Jecelyahay In La Weydiiyo Masuulka Oo La Weydiiyay Kana Jawaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo magaalada Hargeysa lagula yeeshay hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,waxaana uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid...
Sunday, August 20, 2017
-
Waa Sidee Xaalada Dekedda Berbera Xiligan?Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Oo Warbixin Ka Diyaarisay
Lahaanshaha sawirkaAXMED SICIID CIGE, BBC HARGEYSAImage captionMaxjarka xoolaha ee dekedda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Dhakhtarka xoolaha ee dekedda Berbera Dr. Axmed Xaaji Cabdillahi Ismaaciil ayaa sheegay in dekedda berbe...
Sunday, August 20, 2017
-
Nin Kamida Ahaa Shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda Berbera Oo Laydh Ku Qabsaday Dekeda Gudeheeda Ugeeriyooday Iyo Shirkada DP World Oo Diiday Bixinta Magtiisa+Maydkii Oo Talaagad Lagu Kaydiiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Marxuum Jaamac Ismaaciil Cali oo kamida ahaa shaqaalaha Muruqmaalka ah ee Dekeda Berbera ayaa habeenkii xalay abaara 10kii habeenimo oo laydh(koronto)ku qabtay Dekeda Berbera dhexdeeda goob ay kutaalo Qa...
Saturday, August 19, 2017
-
TV-yada Soomaaliyeed: Taran Tayadoodu Taban Tahay
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Mar waxaad dhadhamisiyo,
Mijin Qaad ah haw dhiman,
Hana talin masiibiyo
Wax makhluuqa kala dila.
Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan t...
Saturday, August 19, 2017
-
Daawo Muuqalka”Haayada CCBRS Oo Kulan Wacyigalineed La Xidhiidha Dabar Goynta Gudniinka Fircooniga Ah Iyo Tacdiga Haweenka Berbera Ugu Qabtay Bulshada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayada CCBRS Oo Kulan Wacyigalineed La Xidhiidha Dabar Goynta Gudniinka Fircooniga Ah Iyo Tacdiga Haweenka Berbera Ugu Qabtay Bulshada
https://youtu.be/pAs4S00jXGg
Halkan Hoose Ka Da...
Thursday, August 17, 2017
-
Culayska Badeecadaha Koonteenarada Ku Jira Ee Dekeda Berbera Yaala Oo Laga Dayriyay Inuu Sababo Dekeda Oo Dunta Iyo Mooganaanta Xukumada Siilanyo Ee Kireysay+Dhayalsiga Shirkada DP World,Daawo Sawiro
Berbera(Berberatoday.com)-Iyada oo Dekeda Berbera shaqadeedu Labadii Bilood ee Udanbeeyay gaabis ahayd ayaa waxa Dekeda Berbera buuxdhaafiyay badeecado ganacsatada Somaliland dalka Debediisa ka waarideen oo intooda badani kujira K...
Thursday, August 17, 2017
-
LAGU SIIYEE SI WALBA U BOOD W/Q IBRAHIM XAAJI CABDI
LAGU SIIYEE SI WALBA U BOOD.
Lixdanaadkii markii xornimada laqaatay ayaa ciyaalku waxay ciyaari jireen ciyaa la odhan jiray Lagu siyee si walba u bood.Waxaanay u dhici jirtay inta lasameeyo Gole wayn ayaa qofwaliba ciyaart...
Thursday, August 17, 2017
-
Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro…….W/Q Cabdiqani Xaashi Guuleed
Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro.......
Illaahay ayaa mahadleh mahada labaadna waxa leh dadka reer berbera ee xadaarada iyo ilbaxnimadu ka muuqato .
Mawduucaygan waxaan ku soo ...
Wednesday, August 16, 2017
-
Halkan Ka Akhriso Waraaq Cabasho Ah Oo Ururka Ganacsatada Somaliland Kaga Cabaynayaan Shirkada Dp World Una Gudbiyeen Xukuumada Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Akhriso Waraaq Cabasho Ah Oo Ururka Ganacsatada Somaliland Kaga Cabaynayaan Shirkada Dp World Una Gudbiyeen Xukuumada Somaliland
Berberat...
Tuesday, August 15, 2017
-
Jaaliyada Maraykanka Ee Somaliland Oo Si Wayn UTabay Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur Oo Ahaa Safiirkii Ugu Aqoonyahansanaa Ee Ku Xeer Dheer Siyaasada Arimaha Dibada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Sacad Sheikh Cisman Nuur Waa Wakiilkii Somaliland Ee Madaxweyne Maxamed Ibrahim Cigaal U Magacaabay Dalka Maraykanka. Sidoo kale na Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin mar kale u Magacaabay Wakiilk...
Tuesday, August 15, 2017
« Previous Page — Next Page »