|
Articles
-
Maareyaha Dekeda Berbera Ee Shirkada DP World Ibraahim Hammada Oo Ku Gacan Seydhay Wadahal Ay La Yeesheen Wasiirada Maaliyada.Ganacsiga Iyo Arimaha Debeda Kana Kacay Kulan Ay Ugu Yeedheen
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Dekeda Berbera ee Shirkada DP World Ninka Lagu Magaacaabo Ibraahim Hammada ayaa ka kacay kulan Ay Maalintii shalay Hutel Maansoor kuwada Yeesheen Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Ganacsig...
Monday, August 14, 2017
-
Wuxuu Ku Dhawaacmay Hawlgal Ciidan, Waxaana Dayacday Xukumada Somaliland oo u U Ahaa Dabxeere daacad u ah.
Aadan Kayse Ismaciil Waa taliye ku xigeenkiii ku dhawaacmay Hawlgalkii La dagaalanka Maandooriyaha ee Burco, Waxaana U Ku dhaawacmay, Israsasayn Koox dablay ah, Oo ay iska hor yimadeen Kooxo Bilays ahaa oo u hogaaminayey Taliyaha ...
Monday, August 14, 2017
-
Gaadiidkii Itoobiyaanka Ahaa Ee Raashinka Caawimada Ka Daabuli Lahaa Dekeda Berbera Oo Uxadho Xidhan Inay Dalkoodii Iskaga Laabtaan Iyaga Oo Madhan Kadib Markii Marakabkoodii Dekeda Lagu Soo Xidhiwaayay Mudo 20 Maalmoodana Ay Berbera Joogeen
Berbera(Berberatoday.com)-kudhawaad 200 Laba Boqol oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmooda ujooga rarkii ay Dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen.
Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaad...
Monday, August 14, 2017
-
Qisada Heesta : Badda Caashaq Een Gudhin Ee Ay Qaado Fanaanada Sahra Axmed Jaamac”Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Dhammaadkii sannadkii 1972-kii Abwaanada Maxamed Cumar Huryo iyo Axmed Saleebaan Bidde oo ku xidhan xabsiga Mandheera ee degmada Berbera waxa maalin duhur ah loo keenay qado waxaana qofkii qada siday oo aan isaga haybtiisa la shee...
Monday, August 14, 2017
-
Xukumada Somaliland Oo Waraaq Digniina Ah Ugudbisay Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Laga Kireeyay Iyo Sababta
Berbera(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland ayaa Shirkada DP WQorld Ee Dekeda Berbera Maamusha Ugudbisay Waraaq Cabasho iyo Digniin Isugu Jirta taas oo la xidhiidha cabashada Kasoo Yeedhaysa ganacsatada Somaliland iyo Wakiilada...
Sunday, August 13, 2017
-
Markab Raashin Caawimo Ah Usida Itoobiya Oo Mudo 16 Maalmooda Bada Berbera Taagan Iyo Cabasho Kasoo Yeedhay Shirkadaha Gaadiidka Xabashida+Maraakiib Koonteenaro Sida Oo La Noqday Kadib Markii La Waayay Wax Ka Roga Iyo Dekeda Berbera Oo Culayska Saaran Laga Baqayo Inay Dunto
Berbera(Berberatoday.com)-markab sida Raashin caawimo ah oo ay ledahay haayada Cuntada aduunka ee WFP oo loo daabuli lahaa dalka Itoobiya ayaa mudo 16 maalmooda haamabada Dekeda Berbera ee bada taagan kadib markii shirkada DP worl...
Sunday, August 13, 2017
-
Shaqadii Dekeda Berbera Oo Todobaadkii Udanbeeyay Taagan, Ganacsatadii Oo Diiday Inay Cashuurtaan Badeecadohooda, Dkhligii Kastamka Berbera Oo Hoos Udhacay Iyo Wasiiro Xukumada Sare Ka Socda Oo Berbera Meehanaayabaya+DP World Oo Maamulkii Dekeda Berbera Ku Fashilantay
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirada Maaliyada. Ganacsiga Iyo Arimaha Debeda Somaliland ayaa maalmihii udanbeeyay Berbera ujooga Xal uhelida dhibaato laxaadle oo soo foodsaartay guud ahaan qaranka Somaliland gaar ahaan Ganacsatada ...
Sunday, August 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Maayarka Berbera Oo Sheegay Inaanay Shirkada DP World Waxba Ku Soo Kordhin Dekedda Berbera Ee Ay La Wareegtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada Berbera Md. Cabdishakuur Maxamuud Cidin, ayaa sheegay inaanay DP world wax muuqda oo la taaban karo ku soo kordhin dekedda Berbera oo ay maamulkeeda xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku ...
Saturday, August 12, 2017
-
Dadkii waxa ay la amakaageen sicirbararka iyo darxumadda ku habstay dalkii………………………………………
MADAXWEYNE SIILANYO MA ARAGTEN??
Waa xilli xun shiddo iyo dhib badan waan seben la adhax jabay oo siyaasi iyo siyaasad xumo isku sid kani wadankii halakeeyen waa sixir barar dad iyo duunyaba ragadiyay Dadkii waa u yaab iyo amakaa...
Wednesday, August 9, 2017
-
Daawo Muuqaalka”Cadaymo La Soo Bandhigay Oo Muujinaya 39kii Xildhibaan U Codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle, Halka Baashe Ay U Codeeyeen 38 Xildhibaan+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Cadaymo La Soo Bandhigay Oo Muujinaya 39kii Xildhibaan U Codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle, Halka Baashe Ay U Codeeyeen 38 Xildhibaan.
https://youtu.be/HnxZkbklMLA?t=12
...
Tuesday, August 8, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|