-
LAGU SIIYEE SI WALBA U BOOD W/Q IBRAHIM XAAJI CABDI
LAGU SIIYEE SI WALBA U BOOD.
Lixdanaadkii markii xornimada laqaatay ayaa ciyaalku waxay ciyaari jireen ciyaa la odhan jiray Lagu siyee si walba u bood.Waxaanay u dhici jirtay inta lasameeyo Gole wayn ayaa qofwaliba ciyaart...
Thursday, August 17, 2017
-
Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro…….W/Q Cabdiqani Xaashi Guuleed
Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro.......
Illaahay ayaa mahadleh mahada labaadna waxa leh dadka reer berbera ee xadaarada iyo ilbaxnimadu ka muuqato .
Mawduucaygan waxaan ku soo ...
Wednesday, August 16, 2017
-
Halkan Ka Akhriso Waraaq Cabasho Ah Oo Ururka Ganacsatada Somaliland Kaga Cabaynayaan Shirkada Dp World Una Gudbiyeen Xukuumada Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Akhriso Waraaq Cabasho Ah Oo Ururka Ganacsatada Somaliland Kaga Cabaynayaan Shirkada Dp World Una Gudbiyeen Xukuumada Somaliland
Berberat...
Tuesday, August 15, 2017
-
Jaaliyada Maraykanka Ee Somaliland Oo Si Wayn UTabay Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur Oo Ahaa Safiirkii Ugu Aqoonyahansanaa Ee Ku Xeer Dheer Siyaasada Arimaha Dibada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Sacad Sheikh Cisman Nuur Waa Wakiilkii Somaliland Ee Madaxweyne Maxamed Ibrahim Cigaal U Magacaabay Dalka Maraykanka. Sidoo kale na Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin mar kale u Magacaabay Wakiilk...
Tuesday, August 15, 2017
-
Maareyaha Dekeda Berbera Ee Shirkada DP World Ibraahim Hammada Oo Ku Gacan Seydhay Wadahal Ay La Yeesheen Wasiirada Maaliyada.Ganacsiga Iyo Arimaha Debeda Kana Kacay Kulan Ay Ugu Yeedheen
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Dekeda Berbera ee Shirkada DP World Ninka Lagu Magaacaabo Ibraahim Hammada ayaa ka kacay kulan Ay Maalintii shalay Hutel Maansoor kuwada Yeesheen Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Ganacsig...
Monday, August 14, 2017
-
Wuxuu Ku Dhawaacmay Hawlgal Ciidan, Waxaana Dayacday Xukumada Somaliland oo u U Ahaa Dabxeere daacad u ah.
Aadan Kayse Ismaciil Waa taliye ku xigeenkiii ku dhawaacmay Hawlgalkii La dagaalanka Maandooriyaha ee Burco, Waxaana U Ku dhaawacmay, Israsasayn Koox dablay ah, Oo ay iska hor yimadeen Kooxo Bilays ahaa oo u hogaaminayey Taliyaha ...
Monday, August 14, 2017
-
Gaadiidkii Itoobiyaanka Ahaa Ee Raashinka Caawimada Ka Daabuli Lahaa Dekeda Berbera Oo Uxadho Xidhan Inay Dalkoodii Iskaga Laabtaan Iyaga Oo Madhan Kadib Markii Marakabkoodii Dekeda Lagu Soo Xidhiwaayay Mudo 20 Maalmoodana Ay Berbera Joogeen
Berbera(Berberatoday.com)-kudhawaad 200 Laba Boqol oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmooda ujooga rarkii ay Dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen.
Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaad...
Monday, August 14, 2017
-
Qisada Heesta : Badda Caashaq Een Gudhin Ee Ay Qaado Fanaanada Sahra Axmed Jaamac”Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Dhammaadkii sannadkii 1972-kii Abwaanada Maxamed Cumar Huryo iyo Axmed Saleebaan Bidde oo ku xidhan xabsiga Mandheera ee degmada Berbera waxa maalin duhur ah loo keenay qado waxaana qofkii qada siday oo aan isaga haybtiisa la shee...
Monday, August 14, 2017
-
Xukumada Somaliland Oo Waraaq Digniina Ah Ugudbisay Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Laga Kireeyay Iyo Sababta
Berbera(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland ayaa Shirkada DP WQorld Ee Dekeda Berbera Maamusha Ugudbisay Waraaq Cabasho iyo Digniin Isugu Jirta taas oo la xidhiidha cabashada Kasoo Yeedhaysa ganacsatada Somaliland iyo Wakiilada...
Sunday, August 13, 2017
-
Markab Raashin Caawimo Ah Usida Itoobiya Oo Mudo 16 Maalmooda Bada Berbera Taagan Iyo Cabasho Kasoo Yeedhay Shirkadaha Gaadiidka Xabashida+Maraakiib Koonteenaro Sida Oo La Noqday Kadib Markii La Waayay Wax Ka Roga Iyo Dekeda Berbera Oo Culayska Saaran Laga Baqayo Inay Dunto
Berbera(Berberatoday.com)-markab sida Raashin caawimo ah oo ay ledahay haayada Cuntada aduunka ee WFP oo loo daabuli lahaa dalka Itoobiya ayaa mudo 16 maalmooda haamabada Dekeda Berbera ee bada taagan kadib markii shirkada DP worl...
Sunday, August 13, 2017
« Previous Page — Next Page »