Yaa Masuul Ka Ah Dhagarta Loo Geystay Sacad Maxamed Cali?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sacad Maxamed Cali waa wiil aan qaan-gaadhin. Sannad ka hor ayaa Burco looga keenay si gacan uu ka jabay loogu kabo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa. Laakiin waxa mugdi iyo madaw guud ahaan la geliyay rejadi...