-
WARBIXIN AAN KA QORAY DHACDO ARGAGAX BADAN OO MAANTA KA DHACDAY MAGAALADDA LAASCAANOOD. W/Q XAMSE DARWIISH
Waxaa Maanta Xili Duhur Nimaadkii Ay Ku Beegnayd Koonaha Bari Ee Magaaladda Laascaanood Gaar Ahaan Taagadda Udhaxaysa Koontaroolka Bari Iyo Kala Jeexa Gaar Ahaan Kasoo Horjeedka Ateenka Dheer Ee Shirkadda Telesom Ee Saaran Taagada...
Friday, March 24, 2017
-
Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)Oo Maanso Layidhaa MUDUC IYO MADAACALAY Kaga Qeyb Galay Silsilada Miimiileyda Halkan Ka Akhriso
Berbera(Berberatoday.com)-Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfool ayaa Maanso Layidhaa MUDUC IYO MADAACALAY Kaga qeyb galaya Silsilada Miimileyda ee dhawaan dhalinyarada abwaaniinta ah reer Somaliland Bilaabeen. Waxaanu Yidhi
 ...
Friday, March 24, 2017
-
Maxaad ka Ogtahay Taariikhdii Jacayl Ee Marxuum Ismacil Sheekh Axmed(Ismaaciil Cagaf)Oo Dhacdo jacayl Oo Dhab Ahi Haleeshay”Halkan Ka Akhriso
Waxaan wax yar ka xusaynaa jacaylki ismacil sheekh ahmed oo ku magac dheera ismacil cagaf.
Ismaciil shekh ahmed waxa uu jeclaa muddo dhalinyaranimadiisi ah gabadh uu dhalay abtigiis run ah.
Ismaciil waxa uu ku ...
Friday, March 24, 2017
-
Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Safar Ku Imanaya Berbera Iyo Sababta Socdaalkiisa
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)iyo Wafti balaadhan oo xukumadiisa katirsan ayaa la filayaa inay galabta casarka safar kuyimaadan Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera iyag...
Friday, March 24, 2017
-
Fadlan Codkaaga sii Xildhibaan C/raxman Jiimi Hadaad dagantahay Degmada Espoo Wadanka Finland
Fadlan Codkaaga sii Xildhibaan C/raxman Jiimi Hadaad dagantahay Degmada Espoo Wadanka Finland
...
Friday, March 24, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jiray Xukumada Siilanyo Oo Lacago Badana Dalka Ka Boobay Hadana Katirsan Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Horyimi Eedo Aan Meel Mar Ahayn Oo Xukumadii Uu Katisanaa Ku Waajahan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jiray Xukumada Siilanyo Oo Lacago Badana Dalka Ka Boobay Oo Hada Katirsan Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Horyimi Eedo Aan Meel Mar Ahayn Oo Xukumadii Uu Katisa...
Thursday, March 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Jaamac Jiir Oo Warbaahinta La Hor Yimi Ereyo Wasiir Maxamud Xaashi U Soo Laqimay Iyo Cunfi Qabyaaladaysan Uu Ku Dhawaaqay+Wasiir Xaashi Oo Dagaalkii Ugu Xumaa Kuhaya Musharax Muuse Biixi Cabdi
Burco(Berberatoday.com)-Jaamac Jiir ayaa waxaa uu isaga oo ku sugan magaalada
Burco uu warbaahinta la soo hor istaagey ereyo u muuqda qaar uu u soo laqimey wasiir Maxamuud Xaashi
Waxaa uu Jaamac Jiir Muuse Biixi ugu baaqey...
Thursday, March 23, 2017
-
Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Raysal Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Xamar Wuxuu Ahaa Gacanta Midig Ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID W/Q Muniir Axmed Cigaal
Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Ninka loo magacaabay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia, wuxuu aha gacanta Midig ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID, labada nin ee isugu dhaw ayay ahayeen 15-kii sanno ee u danbeey...
Thursday, March 23, 2017
-
Marin Habaabiye Marxuum Hanuunsan Sidiina Waa Lagu Xukumay.Imika Macallinkan Lagu Xidhay Madaxweynaha Ayaad Isku Magac Tihiin, Arrintiisa Biyo-dhaceedu Ma Waxa Uu Noqonayaa”Ku Maxaabsade Magac Madaxweyne!”
Waxa igu maqaalo ah in wakhtigii uu Siyaad Barre talinayay nin sakaraaday, isaga oo sakaaratul-mawdkii ku jira ayuu haddana kolba heesihii kacaanka mid ku dhuftaa. Mid wadaad ahaa oo ay ina adeer ahaayeen ayaa u yimid. "Waar ina a...
Thursday, March 23, 2017
-
Sir La Helay”Wasiir Maxamud Xaashi, Cabdikariin Xinif Iyo Xildhibaan Ibraahin Caraale Ruush Oo Damacsan Inay Berbera Kusoo Daabulaan Dad Taageeraya Talaabooyinka Xukumada Siilanyo Ku Wareejisay Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Ciidan+Isku Dhac Bulsho Oo Ka Iman Kara
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi, Agaasimaha Guud Ee Komishanka Cudurka Aids Cabdikariin Xinif Iyo Xildhibaan katisan Golaha Wakiilada Somaliland oo Magciisa lagu sheegay Xildhibaan ...
Wednesday, March 22, 2017
« Previous Page — Next Page »