|
Articles
-
“Hadii Shuruucdii Iyo Kala Danbayntii Iyo Dawladnimada La Waayay Walee Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morganaw Inaanay Waxba Idiinka Soconayn Dalkaa Dhan Ee Aad Kootada Ku Xidhateen Oo Farta Ayaydun Dhexda Ka Qaniini Doontaan, Qalinka Khiyaamada Ee Aad Dawladnimada Waafajinaysaana Socon Maayo”Jiif Caaqil Maxamud Siciid Muuse Oo Eedo Culus Dusha Usaaray Masuuliyiin Xukumada Katirsan
Berbera(Berberatoday.com)-"Hadii Shuruucdii Iyo Kala Danbayntii Iyo Dawladnimada La Waayay Walee Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morganaw Inaanay Waxba Idiinka Soconayn Dalkaa Dhan Ee Aad Kootada Ku Xidhateen Oo Farta Ayaydun Dhexda Ka ...
Saturday, April 1, 2017
-
DAAWO MIDHAHA DIINTA: Maxaa Imaanka Siyaadiya? Maxaa se Naaqusiya? Muxaadaro qiimo badan oo uu soo jeedinaayo sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir
Todobaadkan barnaamijkeenna MIDHAHA DIINTA waxa aad kaga bogan doontaan qodob muhiim u ah caqiiqada iyo aaminaadda qofka muslimka ah. Waxaana qodobkaasi yahay; Maxaa Imaanka siyaadiya? Maxaa se naaqusiya? Waxa inoo soo jeedina...
Saturday, April 1, 2017
-
Wasiirka madaxtooyada oo Ucid baayacay iyo sideed million oo Dubai u taal by Abdi Mustafe
Wasiirka madaxtooyada Maxamoud Xashi ayaan mansab ka filanayn A/rahman Ciro iyo Muse Biixi kii yimaada toona. Markuu ogaaday in uu dhawaan suuqa ku soo baxsanayo ayuu hindisay in uu ama Gudoomiye nimada xisbiga Kulmiye kala wareeg...
Saturday, April 1, 2017
-
Waxaan Dawlada Kula Talinayaa Arimahan Soo Socda W/Q Maxamed Daa,uud Cigaal
Shalay markay ahayd 29/03/2017 waxay dawladu miska soo saartay 5000,000 usd dollar
Boqolka dollar usd wuxuu marayaa 900,000 (sagal boqol oo kun shillin somsliand ah)
Waxaa isku kay qaban waayay lacagta dollarka ah ee miiska la s...
Saturday, April 1, 2017
-
Daawo:F.C.Waraabe oo luuqad adag ku weeraray Gudoomiyaha Maxkamada sare,Ina Ciyaale & Roda Axmed yaasiin
Daawo:F.C.Waraabe oo luuqad adag ku weeraray Gudoomiyaha Maxkamada sare,Ina Ciyaale & Roda Axmed yaasiin
...
Friday, March 31, 2017
-
Madaxweyne Silaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah U Diray Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadi...
Friday, March 31, 2017
-
Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Qaranka Somaliland Ka Tacsiyeeyay Geerida Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Gaashaandhiga Marxuum Cabdikariim Xaashi Cilmi
TACSI GUDDOOMIYE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadl...
Friday, March 31, 2017
-
Jaaliyadda Washington DC ee Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii New Ucid oo 1-da April 2017-ka Sabtida Munaasibad Balaadhan kusoo Dhoweynaaya Siyaasi, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Xaflado is daba Joog ah oo Dhowaan ka Bilaabmi Doona dalalka Laatinka+ Xafiisyo, Taageerayaal iyo Masuuliyiintii ku Abtirsan Jiray Ucid oo ku wada biiraya Xisbiga Kulmiye ee Hoggaamiyahooda Jamaal usoo sahamiyey…
Washington-DC(Berberatoday.com)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Maraykanka, gaar ahaana Taageerayaashii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ee Xisbigii New Ucid iyo sidoo kale kaadiriinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye aya...
Thursday, March 30, 2017
-
Wardegdega:- Daawo, Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey Xiliguu ka dagayo Gudoomiyaha Barlamaanka
Wardegdega:- Daawo, Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey Xiliguu ka dagayo Gudoomiyaha Barlamaanka
https://youtu.be/La42C7dVPZU...
Thursday, March 30, 2017
-
Daawo Muuqaal”Madaxweyne Siilanyo Maanta Iyo Shalay Wuxu Diidanaa Ee Uu ka Qeylinaayay Ayuu Maanta Ku Dhaqmayaa, Maxaa Khaldan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal"Madaxweyne Siilanyo Maanta Iyo Shalay Wuxu Diidanaa Ee Uu ka Qeylinaayay Ayuu Maanta Ku Dhaqmayaa, Maxaa Khaldan
https://www.facebook.com/suxuf/videos/894759243961069/
 ...
Wednesday, March 29, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|