-
Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Raysal Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Xamar Wuxuu Ahaa Gacanta Midig Ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID W/Q Muniir Axmed Cigaal
Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Ninka loo magacaabay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia, wuxuu aha gacanta Midig ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID, labada nin ee isugu dhaw ayay ahayeen 15-kii sanno ee u danbeey...
Thursday, March 23, 2017
-
Marin Habaabiye Marxuum Hanuunsan Sidiina Waa Lagu Xukumay.Imika Macallinkan Lagu Xidhay Madaxweynaha Ayaad Isku Magac Tihiin, Arrintiisa Biyo-dhaceedu Ma Waxa Uu Noqonayaa”Ku Maxaabsade Magac Madaxweyne!”
Waxa igu maqaalo ah in wakhtigii uu Siyaad Barre talinayay nin sakaraaday, isaga oo sakaaratul-mawdkii ku jira ayuu haddana kolba heesihii kacaanka mid ku dhuftaa. Mid wadaad ahaa oo ay ina adeer ahaayeen ayaa u yimid. "Waar ina a...
Thursday, March 23, 2017
-
Sir La Helay”Wasiir Maxamud Xaashi, Cabdikariin Xinif Iyo Xildhibaan Ibraahin Caraale Ruush Oo Damacsan Inay Berbera Kusoo Daabulaan Dad Taageeraya Talaabooyinka Xukumada Siilanyo Ku Wareejisay Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Ciidan+Isku Dhac Bulsho Oo Ka Iman Kara
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi, Agaasimaha Guud Ee Komishanka Cudurka Aids Cabdikariin Xinif Iyo Xildhibaan katisan Golaha Wakiilada Somaliland oo Magciisa lagu sheegay Xildhibaan ...
Wednesday, March 22, 2017
-
War Yaableh>/ Nin iyo Naagtiisa oo Laba jago oo Wasiiro ah soomaaliya looga magacaabey iyo Raysal wasaaraha oo lala yaaban yahay miyaanu isku aqoon mise wuu khaldamay
Cajiib Soomaliya Nin iyo Naagtiisi oo Nasiib u Helay Xilal Wasiirnimo Dawlada Muqdisho.. Raysal Wasaare Khayre Ma Aqoon la"aan ayuu Qoyskaan ku Magacaabay?. Akhri Magacyada labada Wasiir iyo Beelaha ay Kasoo Jeedan
Muqd...
Wednesday, March 22, 2017
-
MA NIDAAMKII SHUUCIYADA AYEY SOMALILAND QAADATAY!!!!!??W/Q GUDOOMIYAHA MUSHARIXIINTA GOLAHA WAKIILADA AADAM JAAMAC CABDILLAHI
MA NIDAAMKII SHUUCIYADA AYEY SOMALILAND QAADATAY!!!!!??
Waxa North Kuuriya kajirta in Magaca madaxweynaha Qofna Loo Bixin Karin
Telefishinka Rasmiga ah ee Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay bishii Decemeber horaanteedii s...
Wednesday, March 22, 2017
-
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Aargoosi Siyaasadeed Ku Bar-tilmaameedsadey Mareeyihii Hore Ee Dekadda Berbera Cali Xoor-xoor Iyo Dhismayaal Uu Leeyahay Oo DP World Ay Ku Wareejinayso Dayr+Xaalada Berbera Oo Mar kale Cakiran
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi oo ah masuulka ugu Awooda Badan Xukuumada Madaxweyne Silaanyo islamarkaana Shakhsiyaadka ay sida Weyn Siyaasada Dp world ay iskaga Horyimadeen Mareeyi...
Wednesday, March 22, 2017
-
Madaxweyne Kastaba Hoggaamiye Ma Noqon Karo:
Inkasta oo dadka qaar isku qaldo labada darajo, Madaxweyne kasta ma noqon karo hoggaamiye laakiin, hoggaamiye kasta isagu wuxuu noqon kara madaxweyne. Madaxweyne waxa lagu tilmaama in uu yahay shakhsiga ugu sarreeya maamulka dal h...
Wednesday, March 22, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Madaxweynihii Carbeed Ee Dadkiisa Ka Mamnuucay Inay Soomaan Bisha Ramadaan?Dalkee Ayuu Xukumaayay”Muuqaalkan Ka Daawo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Tunis Xabiib Burqiina ayaa sannadkii 1961 waxaa uu bulshadiisa ugu baaqey in aanay soomin bisha ramadaan ka dib markii uu isagu ka dhex muuqdey fagaarasha isaga oo aan soomanen
&nb...
Wednesday, March 22, 2017
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Yurub Geenyo Oo Ka Dareen Celisay Talabaada Lagaga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Wareysii Dheer Oo Ay Bixisay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanada Yurub Geenyo Oo Ka Dareen Celisay Talabaada Lagaga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Wareysii Dheer Oo Ay Bixisay
https://youtu.be/mv3Z4q1M9YA?t=356
&nb...
Wednesday, March 22, 2017
-
Saldhiga dowlada emaaraadku may saxeexin ee carab baayaca-mushtara lala saxeexday by Abdi Mustafe
Saldhiga Berbera waxa lala saxeexday carab baayaca mushtara oo la yidhaa Al Suwaidi oo ka mida tujaarta ku le naadiyada ciyaartoyada ingiriiska. Waxay ahayd in wasiirka arimaha dibada ama wasiirka difaaca ee emaaraadku la saxeex...
Tuesday, March 21, 2017
« Previous Page — Next Page »