-
XIDIGAHA GEESKII AFRICA een labaxnay markii horeba sax ma ahayn oo BOORAMA IYO HARGAYSA IYO BURCO ayaa noo ahaa geeska Africa isla halkii unbay kusoo noqotay oo waliba HALMAGAALO AH W/q Nimcaan Hilaac
WALEE FANKAYGU QABIIL MAGAYO MANA GALO SIYAASAD
Laabsaalax inmudo ah ayuu ku taamayay inuu MUSRSAL iyo BK kasaaro kooxda wayna u suura gashay oo anaga ayaa garab kusiinay Hadana wuxuu bilaabay inuu YURUB kasaaro oo waan kadiidnay...
Friday, March 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Muwaadiniinta Somaliland Ee Dalka Swedan Ku Dhaqan Oo Sameeyay Banaanbax Lagu Diidanyahay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraadku Ka Sameysaneyso Berbera
Stockholm(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Banaanbax Lagu Diidanyahay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraadku Ka Sameysaneyso Berbera
https://youtu.be/gDOSHZ-QymA?t=1
Berberatoday.com...
Friday, March 17, 2017
-
Umalayn Maayo Umada Ku Dhaqan Gobolada Bariga Soomaliland Haday Inuun Damiir Leeyihiin Inay Codkood Dib Usiinayaan Xisbiga Kulmiye Ee Iminka Talada Haya W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
Caawa Waxaan Ku Suganahay Gobolka Togdheer Magaala Madaxdiisa Burco
Qofkii Damiir Leh Ee Udhashay Gobolka Togdheer Ee Caawa Joogi Lahaa Waxaan Hubaa In Ilmadu Ama Oohintu Jilbaha Ka Di,lahayd
Waayo Gurigaad Ilbaabkiisa Garaa...
Friday, March 17, 2017
-
Xaqiibaa dilaacay:- Muran ka dhex qarxay Bashe Morgan iyo DP World
Heshiiskii dekeda lagu kala qeybsaday wuxuu ahaa in Qoyska Silaanyo iyo ganacsade ina Boore ay qaataan 15% Somaliland na 35% DP world na 50%. Qaybta xaqiiqda ihi sidaas bay ahayd. Dekeda looma xaraashayo xaqul qalim oo keliya ee w...
Thursday, March 16, 2017
-
MURRASHAXA KULMIYE IYO WEFTIGIISA OO KULAMO LA QAATAY SAFIIRKA JARMALKA EE NAIROBI IYO MADAX KALE
Hargaisa:(Berberatoday.com) Waftigii uu hogaaminayay musharaxa xusbiga kulmiye Mujaahid muuse biixi malmahan safar shaqo ku jooga dalka kenya ayaa maanta kulano la yeeshay haayado caalamiya iyo safiiro ay ka mid tahay safiirka dal...
Thursday, March 16, 2017
-
XISBIGA KULMIYE LAANTIISA FINLAND OO XILAL CUSUB MAGACAABAY
Warsaxaadeed uusoo saaray Xisbiga Kulmiye laantiisa Finalnd isla markaana uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha laantaasi ayaa lagu sheegay magacaabista Xubno Cusub oo loo magacaabay garabka haweenka Xisbiga Kulmiye laantiisa Finl...
Thursday, March 16, 2017
-
Qaabkee Ayay Qandaraasyada Ku Bixisaa ? Maxay Ku Diiday Baanka Soomaaliland Ee Ay Kudooratay Ka Gaarka Looleeyahay?Maxay Ka Qabtaa Xuquuda Dadka Deegaanka?W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
su'aalahaa iyo qaar kale oo badan waxa iswaydiinaya dadka deegaanka ay ku taal dekeda berbera oo ah salidhiga dhaqaale ee ay somaliland ku dhisantay dadka ku noolina ay isu yaqaanaan dad u huray dhismaha qaranka naf iyo maalba...
Thursday, March 16, 2017
-
Fariin Caafimaad”Bukaanada Qaba Xanuunka Macaanka Oo Lagula Taliyay Inay Habeen Walba Cagoohada Hubiyaan Iyo Sababta.
Berbera(Berberatoday.com)-Joornaalka Diabetes Ratgeber oo ka faallooda arrimaha macaanka ayaa dhowaan baahiyey dardaaran ay khubarada caafimaadku kula talinayaan dadka xanuunkan qabaa in ay habeen kasta hurdada ka hor eegaan cagah...
Thursday, March 16, 2017
-
Khilaaf Ba’an Oo Ka Dhex Qarxay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodoga U Yahay+Hirdan Awoodeed Ee Labadaas Masuul Oo Lagu Kala Adkaadday Iyo Safiir Baashe Moorgan Oo Wasiir Xaashi Ka Reebbay Wafti Imaaraadka U Ababaxay+Cali Mareexaan Oo Lagu Bedelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaaf ba’an ayaa la sheegay inuu soo kala dhex galay shaqsiyaad isku olog ahaa, oo ku maxaabsan jiray awoodda Madaxtooyadda, kuwasoo kala ah Wasiirka Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wiilk...
Thursday, March 16, 2017
-
Waan Soo Dhaweynayaa G,aankaa Saxiibaday Xidiguu Ka Gadheen Yurub Geenyo. Iyo Sxbkay Nimcaan Hilaac, Waayo Aniguba Dawladii Axmed Siilaanyaan Mucaarid Ku Noqday Kuna Ahay Weli Dadkayagiina Waxay Ii Arkaan Nin Diinta Ka Baxay”W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
Waan Soo Dhaweynayaa G,aankaa Saxiibaday Xidiguu Ka Gadheen Yurub Geenyo. Iyo Sxbkay Nimcaan Hilaac
Inay Debeda Uga Saaraan Kooxda
Waayo Aniguba Dawladii Axmed Siilaanyaan Mucaarid Ku Noqday Kuna Ahay Weli
Dadkayag...
Wednesday, March 15, 2017
« Previous Page — Next Page »