-
MARSADA BERBERA – LABA LAYSKU HELI MAAYO (W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)
MARSADA BERBERA - LABA LAYSKU HELI MAAYO
(W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)
Marka hore Mahad oo dhami Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. Marka xiga waxaan Salaan Diiran hawada u marinayaa bahda Saxa...
Wednesday, March 15, 2017
-
Daawo Muuqaal Dhamaystiran Shaqaale Weynaha Dekeda Berbera Oo Dhayda Ka Cadaynaya Sababta Keentay Mudaharaadka Ay Labada Maalmood Wadaan Iyo Shaqo Joojinta Ay Ku Kaceen+Fadeexado Maamul Oo Ay Shirkada DP World Ku Kacday
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal Dhamaystiran Shaqaale Weynaha Dekeda Berbera Oo Dhayda Ka Cadaynaya Sababta Keentay Mudaharaadka Ay Labada Maalmood Wadaan Iyo Shaqo Joojinta Ay Ku Kaceen+Fadeexado Maamul Oo Ay Shirkada...
Wednesday, March 15, 2017
-
Maxaad Ka Ogatahay Waraqaaha(Document-ga)Lacagta Lagu Qabto Ee Dekeda Berbera Iyo Shirakada Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay Ee Magaceedu Ku Qoranyahayâ€Halkan Ka Akhriso
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa maalinba maalinta Ka dabaysa soo shaac baxay fadeexadaha Maamul ee dul hoganaya waxa lagu sheegay shirkada DP World ee Xukumada Madaxweyne Siilanyo ka kiraysay Maamulka iyo Macashaka Dekeda Berbera,Â...
Wednesday, March 15, 2017
-
DHAWR QODOB OO REER SAAXIL IYO SHAQAALAHA KACDOONKA KU ABUURAY BAL AAN ISDULTAAGNO”W/Q CALI CISMAAN XUSEEN(CALI GURAY)
DHAWR QODOB OO REER SAAXIL IYO SHAQAALAHA KACDOONKA KU ABUURAY BAL AAN ISDULTAAGNO
shirkada macaashdoonka ah ee dpw & xukuumada kulmiye waxay dadka u sheegeen
1+shaqaale la kordhiyo mooyee aan waxba la dhimayn
waxa l...
Wednesday, March 15, 2017
-
Ninka Soo Jeedinaya In Baarlamanka Dawladda Xamar Ka Doodo Arinta Saldhiga Imaaraatka Laga Siiyey Somaliland Waxa La Yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Waxaanu Ka Soo Jeedaa Beesha Biyo-maal W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe
Ninka soo jeedinaya in baarlamanka dawladda Xamar ka doodo arinta Saldhiga Imaaraatka laga siiyey Somaliland waxa la yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil waxaanu ka soo jeedaa beesha Biyo-maal.Madaxweyne Cigaal ayaa mar uu nink...
Wednesday, March 15, 2017
-
Waxaan leeyahay Hogaanada saddexda xisbi qaran waa In si maslaxada umaduu ku jirto loo eego arinta ka taagan Dekeda Berbera Haddii kale waxaad waayi doontaan kursi aad isu sharaxdaan”Aqoonyahan:Ismaaciil-Dheeg Xoghaya Degmada Berbera Ee Xisbiga Waddani
Waxaan leeyahay Hogaanada saddexda xisbi qaran waa In si maslaxada umaduu ku jirto loo eego arinta ka taagan Dekeda Berbera Haddii kale waxaad waayi doontaan kursi aad isu sharaxdaan. Maanta danta qarankuu waxay ku jirtaa in la ba...
Wednesday, March 15, 2017
-
Sheekada Ah Qof Baa La Aduubtay Ee Hada Dalka Ka Socotaa Waa Sheeko Dawladu Soo Samaysey Oo Umada Layskaga Jeedinayo”W/Q Fanaanka Maxamed Xuseen Halwed
Caawa Fiidkii Gabadh Dhinacayga Socotey Baa Garabka Iga Taabatay Waan Iska Daba Galay Gaadhi Nooha Ahbay Isaartay Gadhigii Markuu Idaacada Agteeda Maryey Baan Miyirsaday Gaadhigiibà an Daaqada Iska Furay Waan Ka Boodey
Waa Shee...
Wednesday, March 15, 2017
-
Daawo:Wasiir Hore oo tafaasiil ka bixiyey Hool xukumada Siilanyo dusha kaga qufushay+Xoggo kale oo xasaasiya
Daawo:Wasiir Hore oo tafaasiil ka bixiyey Hool xukumada Siilanyo dusha kaga qufushay+Xoggo kale oo xasaasiya
...
Tuesday, March 14, 2017
-
Shaqaalaha Dekeda Berbera Waa in ay Sharciga la tiigsadaan oo Qareeno Caalami ah u qabsadaan Shirkada DPWorld . qalinka A/rahman fidhinle UK
Shaqaalaha Dekedu waa in aanay weysada dhawran ee waa in ay xaqooda iyo xuquuqdooda gaarka ah udacwoodaan si cokan oo Dimuqraadi ah, waana in ay Qareeno u dooda qabsadaan. Dhuuxa iyo duxda dimuqraadiyadu waxay koobaysaa in shaqsi...
Tuesday, March 14, 2017
-
“Berberi Guurimaysee Ninkastoo Yimi Isagaa Iska Tagaya, Wa La Hubaa Taas. Isticmaarkii Oo Boqolaal Sanadood Joogayba Hadhcad Ayuu Maraakiib Ka Raacay”Jiif Caaqil Xildhibaan Maxamud Jaamac Xaaji Cilmi(Dable)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Jiif Caaqil Xildhibaan Maxamud Jaamac Xaaji Cilmi(Dable)Oo Kasoo Jeeda Jufadii Halyaygii Cali Jaamac Haabiil Oo Si Adag Uga Hadlay Dhibka Iyo Tacdiga Beesha Gobolka Saaxil Xukumada Madaxwe...
Tuesday, March 14, 2017
« Previous Page — Next Page »