Madaxwayne Kasta Ha La Dhaartaan Qabiilkiisu! W/Q.Khadar Aar.
Maadama Qabiikii uu noqday mid awood badan ku leh madaxnimadii dalka iyo habkii wax loo dooranaayay,khasabna ay inagu noqotay in Madaxwayne kasta oo aynu dooranayno in uu door muuqda iyo mid qarsoonba uu ku leeyahay Qabiilkiisu,mi...