|
Articles
-
118 Wiil Oo Somali Ah Oo Maxkamadayntoodu Ka Bilaabantay Dalka Hindiya Iyo Sababta Loo Haysto
Bombay(Berberatoday.com)-118 Wiil oo Soomaali ah, ayaa Maxkamadayntoodu Salaasadii Maanta ka bilaabantay magaalada Bombay ee dalka India, kuwaas oo lagu soo eedeeyey inay ku kaceen falal Budhcad-badeednimo ah; sida ay sheegeen Sar...
Wednesday, March 1, 2017
-
Sir La Helay”Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Wasiir Maxamud Xaashi Ka Iibinayo Gudoomiyenimada Xisbiga Ucid Iyo Qorshe Uu Beeshiisa Ciidagale Usoo Bandhigay Oo Debeda Usoo Baxay”Dhagayso Xog Xasaasiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sir La Helay"Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Wasiir Maxamud Xaashi Ka Iibinayo Gudoomiyenimada Xisbiga Ucid Iyo Qorshe Uu Beeshiisa Ciidagale Usoo Bandhigay Oo Debeda Usoo Baxay"Dhagayso Xog Xasaasiy...
Wednesday, March 1, 2017
-
Koox Shufto Ah Oo Madaxtooyada Baashe Morgan Ka Soo Shiidaaliyay Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Qaaday Fanaan Maxamed Xuseen Halwed Iyo Sababta Ka Danbaysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Xuseen Halwed oo kamida fanaaniinta Qurba joogta ah ee reer Somaliland kuna dhaqan dalka Ingiriiska oo hada kusugan Caasimada somaliland ee Hargeysa ayaa weerar gaadmo ah wa...
Wednesday, March 1, 2017
-
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Madaxweyne Siilaanyo Lagu Samaynayo Qalliin Dhinaca Madaxa Ah, Madaxweynaha Oo Qoyskiisu Isku Khilaafsanyahiin Inuu Is Casilo Iyo Inuu Xilka Sii Hayo Iyo Guuxa Hargeysa Ka Taagan
Xogaha HALBEEG Hellayso Ayaa Tibaaxaya In Beesha Madaxweynahu Ka Soo Jeeda Ay Durtaba Xulatay Laba Xildhibaan Oo Ay U Calaamadiyeen In Ay Saylici Ku Xigeen U Noqdaan
London(Berberatoday.comWaxaa magaalada London ku sugan usbu...
Tuesday, February 28, 2017
-
Sir La Helay”Group Ay Beesha Madaxweyne Siilanyo Ku Midoobeen Oo Ugu Tashadaan Beelaha Kale Ee Somaliland Oo Lagu Iclaaminayo Dhul Boobka Berbera Iyo Halista Kusoo Waajahan Bulshada Reer Saaxil”Dhagayso Nin Layidhaa Farxaan Axmed Jaamac(Fagaase)Oo Baanaya
London(Berberatoday.com)-Sir La Helay"Group Ay Beesha Madaxweyne Siilanyo Ku Midoobeen Oo Ugu Tashadaan Beelaha Kale Ee Somaliland Oo Lagu Iclaaminayo Dhul Boobka Berbera Iyo Halista Kusoo Waajahan Bulshada Reer Saaxil"Dhagayso Ni...
Tuesday, February 28, 2017
-
SUMCAD DHAWRKA GANACSIGAAGA (Qaybtii 1aad)- Qalinka: Axmed Muuse Ismaaciil
Cilaaqaadka dadka
Waxaan halkan idinkula wadaaagi doonaa qormooyin taxane ah oo waxtar iyo faa’iido weyn ka geysan kara koboca ganacsiga.
Cilaaqaadka saxan ama isku xidhka bulshada iyo ganacsigu waa kaalinta ugu miiisaankaa we...
Tuesday, February 28, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ninkii Caruusaddiisu U Qarisay Ninka Ay Milxiisadda Ka Dhigatay Oo Ka Warramaya Sida Wax U Dhaceen Iyo Layaabka Dhacdadaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ninkii Caruusaddiisu U Qarisay Ninka Ay Milxiisadda Ka Dhigatay Oo Ka Warramaya Sida Wax U Dhaceen
https://youtu.be/7hXFIE-yH30
https://youtu.be/TiaVBvTo0FU?t=72
...
Tuesday, February 28, 2017
-
“Madaxtooyadaydii Murdisooy Lagaa Yaab, Ama Waa La Muuqdaa Ama Waa La Maqanyee Musdanbeedyo Badanee, Magac Iyo Marwaad Buu Xil Macaan Ku Leeyee, Manfacaad Ka Jeceleey”Maansada Muduci Iyo Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxtooyadaydii Murisoo Lagaa Yaab, Ama Waa La Muuqdaa Ama Waa La Maqanyee Musdanbeedyo Badanee, Magac Iyo Marwaad Buu Xil Macaan Ku Leeyee, Manfacaad Ka Jeceleey"Maansada Muduci Iyo Abwaan Xasan Daahi...
Tuesday, February 28, 2017
-
Waa Maxay Sababta Ku Keliftay In Jaaliyadda Somaliland Ee UK Ku Mudaaharaadaan Safaarada UAE Ee London “Qalinkii A/Rahman Fidhinle UK”
Waxaa Shacabka JSL indhahooda ku daawadeen Afduubkii qorsheysnaa ee ka dhacay fadhigii wada jirka ahaa ee labada Gole ku ansixiyeen Saldhiga Berbera Axadii 12/2/2017 fadhigaas oo baabiiyey shuruucdii iyo dimuqraadiyadii dawladnima...
Tuesday, February 28, 2017
-
“Berbera Waxay Maanta Ubaahantay Wax Daara Oo Istaadha Dabkeeda Shida, Cid Walba Xidha Oo Laaya Walaahi Inaanan Yeelayn Saldhiga Ciidan Ee Berbera Lagu Soo Wado Dagaal Ayaanu Ka Xignaa”Mujaahid Jaamac Guun
Berbera(Berberatoday.com)-"Berbera Waxay Maanta Ubaahantay Wax Daara Oo Istaadha Dabkeeda, Cid Walba Xidha Oo Laaya Walaahi Inaanan Yeelayn Saldhiga Ciidan Ee Berbera Lagu Soo Wado Dagaal Ayaanu Ka Xignaa"Mujaahid Jaamac Guun
h...
Sunday, February 26, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|