|
Articles
-
Daawo, Waxaa iigu yaab Badnaa nin walan oo 4 sano jeelka ku jirey oo cid cadeysa lagaran waayey iyo subuxii markii joornaalka lagu qorey oo la siidaayey ;,, Daawo, barnaamijka layaabka ee HCTV
Daawo, Waxaa iigu yaab Badnaa nin walan oo 4 sano jeelka ku jirey oo cid cadeysa lagaran waayey iyo subuxii markii joornaalka lagu qorey oo la siidaayey ;,, Daawo, barnaamijka layaabka ee HCTV
https://youtu.be/p35joAu...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo, Televisionka Kamida Tvyada somalida oo ay ka shaqeeyaan 200 oo shaqaale ahi , Waakuma Tvgaasi ?
Daawo, Televisionka Kamida Tvyada somalida oo ay ka shaqeeyaan 200 oo shaqaale ahi , Waakuma Tvgaasi ?
https://youtu.be/Y5ZU8rSvVK4...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo,Taliyaha ciidamada wadooyinka faysal xiis oo telifishanka kalsan u waramayay ayaa digniin adag u diray wadayaasha gaadiidka
Hargaisa:(kaahnews) Taliyaha ciidamada wadooyinka faysal xiis oo telifishanka kalsan u waramayay ayaa digniin adag u diray wadayaasha gaadiidka
...
Friday, February 24, 2017
-
Ragana Waxa Lagu Xidhaa Naga Qanciya Saldhiga Milatari Ee Berbera Durmakana Maxaad KLulmiye Uga Baxday”W/Q Abdi Mustafe
Waagii Siyad Barre wax yaabihii la isku xidhay jiray oo kale ayaa soo noqday. Maxamed Baashe Xaji Xassan waxa lagu xidhay saldhiga Berbera ee emaaraadka la siinayo naga qanciye. Gabadhii ururka NOW ee togdheer ina Weydaar ee aqa...
Friday, February 24, 2017
-
Xog Culus Oo Ku Saabsan Saldhiga Milatari Ee BerBera”W/Q Cali Jaamac Diiriye”
Salaan, baan u dirayaa dhamaan shacab weynaha S/L siiba kuwa nasiib u heley in ay ila wadaagaan qormadan oo aan hore ugu balan qaaday soo diyaarinteeda,kadib markii aan daawaday wareysi Baashe Cawil siiyey Horn Cable TV,15/2/2017....
Friday, February 24, 2017
-
Heshiiska Rasmiga ah Ee Saldhigga Millatari Iyo DPWorld Ma Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Saxeexaya Mise Farmaajo? (Xog) Sakariye-Awaare: –
Hargaysa(BErberatoday.com)- sida aynu wada ognnahay waxa ay xukuumaddan Siilaanyo labada gole ka ansixisay nuxur qoraal ah oo aan heshiiskii rasmiga ahaa ee ay wada galeen dawladda Imaaraatka sida uu caddeeyey Wasiirka Madaxtooyad...
Friday, February 24, 2017
-
Qorshayaasha Iyo Xeeladdaha Qarsoon Ee Waddamadda Carabta, Awoodda Kobcaysa Ee Dalka Iiraan + Ujeeddada Saldhiygadda Milatari Ee Berbera, Assab Iyo Djabuuti
Shaxda Ay Dejiyeen Golaha Iskaashiga Gacanka Ee Dalalka Carabtu, Wajigii 1aad Oo Ay Ku Guulaysteen Iyo Qodobadda Muhiimka Ee Ajandaha Ay Iiraan Kaga Hortayaan U Degsan
Waddamadda Carabta ayaa dejiyey Qorshayaal iyo Xeeladdo...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo,,,Telefishanka HCTV Oo Abaal-marino Kala Duwan Ku Maamuusay Shaqaalihii Iyo Wariyeyaashii Shaqo-wanaaga La Yimid Sanadkii Dhamaaday+Sawiro
Hargeisa(Berberatoday.com):- Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyey shaqaalihii iyo wariyeyaashii shaqo-wanaaga la yimid sanadkii dhamaaday ee 2016-ka, kuwaas oo lagu maamuusay had...
Thursday, February 23, 2017
-
War degdega:- Raysal wasaaraha cusub ee soomaliya oo hadalkiisii ugu horeeyay saxaafada soo mariyey iyo Nooca xukuumada uu soo dhisayo
Daawo:Ra’iisal-wasaaraha Farmaajo magacaabay oo ka hadlay Xilka adag ee loo magacaabay,Nooca Xukumadu soo dhisi doono,dadkana baraya meeluhu ka soo shaqeeyay+Dalab uu dirsaday.
...
Thursday, February 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Haweenay Qurba Joog Reer Somaliland Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saartay Boob Ay Sheegtay In Xukumada Siilanyo Ku Hayso Hantidii Qaranka Iyo Hantida Masuuliyiintu Dhaceen Oo Ay Kashiftay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haweenay Qurba Joog Reer Somaliland Oo lagu Magacaabo Ruweyda Faarax Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saartay Boob Ay Sheegtay In Xukumada Siilanyo Ku Hayso Iyo Hantida Masuuliyiintu Dhaceen Oo Ay...
Thursday, February 23, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|