|
Articles
-
“Odaygaa (Siilaanyo) Ee Aynu Ognahay Duruufta Maanta Ku Xeeran, Waar Dhibta Ka Daaya..” Sheekh Aadan-Siiro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Xaaladda Adag ee Maanta Somaliland marayso.
Sheekhu wuxuu Xukuumadda ku canaantay Xadhigga Agaasi...
Friday, February 24, 2017
-
“Wiilka Yar Ee Sharaftii Madaxweyanaha Bar Madoow Ka Dhigay Ee Sharftiisii Doonaya Inuu Ceel Ku Rido Bulshada Reer Somaliland Ka Dulqaadanmayso.Berberana Inay Amison khamiisyo Gashani Yimaadaan Geeri Baanu Ka Xignaa Waanu Ku Dagaalamaynaa”Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
Coventry(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Xuseen Halwed oo Kamida Fanaaniinta Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska kana soo jeeda Jufada hoose ee Madaxweyne Siilanyo ayaa ka qeyliyay kana dhiidhiyay Magacii iyo ...
Friday, February 24, 2017
-
Jabhada Xuutiyiinta Yemen Oo Maanta Tijaabiyeen Gantaalaha Riddada Dhexe Ee Loo Yaqaano Scud 510 Oo Dhererkoodu Gaadhayo Ilaa 6000 KM Kuwaas Oo Si Fudud Usoo Gaadhi Kara Berbera
Sanca(Berberatoday.com)-Xuutiyiinta Yemen waxay maanta tijaabiyeen gantaalaha riddada dhexe ee loo yaqaano Scud 510 oo dhererkoodu gaadhayo ilaa 6000 km
Sida telefishanka Al carabiya ka soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP ...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo, Waxaa iigu yaab Badnaa nin walan oo 4 sano jeelka ku jirey oo cid cadeysa lagaran waayey iyo subuxii markii joornaalka lagu qorey oo la siidaayey ;,, Daawo, barnaamijka layaabka ee HCTV
Daawo, Waxaa iigu yaab Badnaa nin walan oo 4 sano jeelka ku jirey oo cid cadeysa lagaran waayey iyo subuxii markii joornaalka lagu qorey oo la siidaayey ;,, Daawo, barnaamijka layaabka ee HCTV
https://youtu.be/p35joAu...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo, Televisionka Kamida Tvyada somalida oo ay ka shaqeeyaan 200 oo shaqaale ahi , Waakuma Tvgaasi ?
Daawo, Televisionka Kamida Tvyada somalida oo ay ka shaqeeyaan 200 oo shaqaale ahi , Waakuma Tvgaasi ?
https://youtu.be/Y5ZU8rSvVK4...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo,Taliyaha ciidamada wadooyinka faysal xiis oo telifishanka kalsan u waramayay ayaa digniin adag u diray wadayaasha gaadiidka
Hargaisa:(kaahnews) Taliyaha ciidamada wadooyinka faysal xiis oo telifishanka kalsan u waramayay ayaa digniin adag u diray wadayaasha gaadiidka
...
Friday, February 24, 2017
-
Ragana Waxa Lagu Xidhaa Naga Qanciya Saldhiga Milatari Ee Berbera Durmakana Maxaad KLulmiye Uga Baxday”W/Q Abdi Mustafe
Waagii Siyad Barre wax yaabihii la isku xidhay jiray oo kale ayaa soo noqday. Maxamed Baashe Xaji Xassan waxa lagu xidhay saldhiga Berbera ee emaaraadka la siinayo naga qanciye. Gabadhii ururka NOW ee togdheer ina Weydaar ee aqa...
Friday, February 24, 2017
-
Xog Culus Oo Ku Saabsan Saldhiga Milatari Ee BerBera”W/Q Cali Jaamac Diiriye”
Salaan, baan u dirayaa dhamaan shacab weynaha S/L siiba kuwa nasiib u heley in ay ila wadaagaan qormadan oo aan hore ugu balan qaaday soo diyaarinteeda,kadib markii aan daawaday wareysi Baashe Cawil siiyey Horn Cable TV,15/2/2017....
Friday, February 24, 2017
-
Heshiiska Rasmiga ah Ee Saldhigga Millatari Iyo DPWorld Ma Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Saxeexaya Mise Farmaajo? (Xog) Sakariye-Awaare: –
Hargaysa(BErberatoday.com)- sida aynu wada ognnahay waxa ay xukuumaddan Siilaanyo labada gole ka ansixisay nuxur qoraal ah oo aan heshiiskii rasmiga ahaa ee ay wada galeen dawladda Imaaraatka sida uu caddeeyey Wasiirka Madaxtooyad...
Friday, February 24, 2017
-
Qorshayaasha Iyo Xeeladdaha Qarsoon Ee Waddamadda Carabta, Awoodda Kobcaysa Ee Dalka Iiraan + Ujeeddada Saldhiygadda Milatari Ee Berbera, Assab Iyo Djabuuti
Shaxda Ay Dejiyeen Golaha Iskaashiga Gacanka Ee Dalalka Carabtu, Wajigii 1aad Oo Ay Ku Guulaysteen Iyo Qodobadda Muhiimka Ee Ajandaha Ay Iiraan Kaga Hortayaan U Degsan
Waddamadda Carabta ayaa dejiyey Qorshayaal iyo Xeeladdo...
Friday, February 24, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|