-
Daawo,,,Telefishanka HCTV Oo Abaal-marino Kala Duwan Ku Maamuusay Shaqaalihii Iyo Wariyeyaashii Shaqo-wanaaga La Yimid Sanadkii Dhamaaday+Sawiro
Hargeisa(Berberatoday.com):- Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyey shaqaalihii iyo wariyeyaashii shaqo-wanaaga la yimid sanadkii dhamaaday ee 2016-ka, kuwaas oo lagu maamuusay had...
Thursday, February 23, 2017
-
War degdega:- Raysal wasaaraha cusub ee soomaliya oo hadalkiisii ugu horeeyay saxaafada soo mariyey iyo Nooca xukuumada uu soo dhisayo
Daawo:Ra’iisal-wasaaraha Farmaajo magacaabay oo ka hadlay Xilka adag ee loo magacaabay,Nooca Xukumadu soo dhisi doono,dadkana baraya meeluhu ka soo shaqeeyay+Dalab uu dirsaday.
...
Thursday, February 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Haweenay Qurba Joog Reer Somaliland Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saartay Boob Ay Sheegtay In Xukumada Siilanyo Ku Hayso Hantidii Qaranka Iyo Hantida Masuuliyiintu Dhaceen Oo Ay Kashiftay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haweenay Qurba Joog Reer Somaliland Oo lagu Magacaabo Ruweyda Faarax Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saartay Boob Ay Sheegtay In Xukumada Siilanyo Ku Hayso Iyo Hantida Masuuliyiintu Dhaceen Oo Ay...
Thursday, February 23, 2017
-
Tacsi Marxuum Maxamed Cilmi Bulaale Oo Dalka Mardeykanka Ku Geeriyooday Alle Ha Unaxariisto
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Los Angelis Maxamed Cilmi Bulaale, oo ahaa odoyaasha iyo aqoonyahanka Jaaliyada reer Somaliland. Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku...
Thursday, February 23, 2017
-
Xarunta Xuquuqal Insaanka: Dawladdu waa inay xorriyadiisa u soo celis suxufi Maxamed Baashe Xasan
Xarunta Xuquuqal Insaanka: Dawladdu waa inay xorriyadiisa u soo celis suxufi Maxamed Baashe Xasan
Habeenimadii 20kii February 2017, booliiska Somaliland waxaay xidheen Maxamed Baashe Xasan oo ah suxufi iyo qoraa caan ah oo ...
Thursday, February 23, 2017
-
Tunis wiil is gubay baa xoreeyey Somaliland na xadhiga Maxamed Baashe X. Xassan by Abdi Mustafe
Xadhiga agaasimaha guud ee star TV Maxamed Baashe Xaji Xassan wuxuu noqon doonaa sidii inankii Tunis xoreeyey ee bileysku ku tacadiyey ee patroolka iyo kabriidka isku qabtay dabeedna mar qudha xukuumadii dalkaa ka talinaysay lagu ...
Thursday, February 23, 2017
-
Shaqaalaha la xaqiray ee Dekeda Berbera waa in aanay Weysada dhowran ee ay Xaqooda oo buuxa baadi-goobaan. Qalinki A/rahman fidhinle UK
Shaqaalaha Dekedu waa in aanay weysada dhawran ee waa in ay xaqooda iyo xuquuqdooda gaarka ah ka hadlaan si cokan oo Dimuqraadi ah, waana in ay Qareeno u dooda qabsadaan. Dhuuxa iyo duxda dimuqraadiyadu waxay koobaysaa in shaqs...
Thursday, February 23, 2017
-
Daawo Muuqalka”Haweenay Somaliyeed Oo Daaha Ka Rogtay Fadeexad Kufsi Oo Madaxaweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Sameeyay Xiligii Dawladii Maxamed Siyaad Bare
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haweenay Somaliyeed Oo Daaha Ka Rogtay Fadeexad Kufsi Oo Madaxaweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Sameeyay Xiligii Dawladii Maxamed Siyaad Bare
https://youtu.be/HCGyJ0o0epE?t=1
&...
Thursday, February 23, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Xadiga Lacagtii Ay Qaateen Xildhibaanada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtidii Kadib Ansixitii Saldhiga Ciidan Ee Berbera Dawlada Imiraatka Laga Siiyay
Nimankii kitaabka maray ee guurtida ahaa iyo inta Kulmiye taageerta ee golaha wakiilada ka tirsan waxa hubaal ah oo iyagii sheegeen in $2000 loo qadimay balan na loogu qaaday $8000 haday gacanta u taagaan in saldhiga la si...
Thursday, February 23, 2017
-
Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Xamar Farmaajo Oo Katirsan Xisbiga Aduunka Loogu Necebyahay Iyo Sir La Helay
New York(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah shaqaalihiisa Xisbiga Jamhuuriga aya qabsaday dalka ku yaala geeska Africa ee Somalia ayaa ciwaan looga dhigay sheeko lagu qoray wargeyska Buffolonews ee Mareykanka.
Maxamed C/laahi Farm...
Thursday, February 23, 2017
« Previous Page — Next Page »