|
Articles
-
“Xadhiga Maxamed Baashe Xaaji Xasan, Waxaa Ka Mudnaa Oo Ay Ahayd In La Xidhxidho Nimankii Xuska Dhalinyarada Ee Somaliland Gacanta Ugeliyay Hay’adda Maraykanka Ee USAID, Kana Dhigay Maalinta Dhalinyarada Somaliya”W/Q Suleyman Yusuf Dhakhtar
Aduun Caaryaale!
Xadhiga M.B.X.Xasan, waxaa ka mudnaa oo ay ahayd in la xidhxidho nimankii xuska dhalinyarada ee Somaliland gacanta u geliyay Hay'adda Maraykanka ee USAID, kana dhigay maalinta dhalinyarada Somalia. Ma ceeb ka w...
Thursday, February 23, 2017
-
Saldhigga Milateri Ee Afarta Ruux Fool-eryeeyaan Far Baa Ku Godan Waana La Hubaa. W/Q Cali Jaamac Diiriy
Saldhigga milateri ee afarta ruux fool-eryeeyaan far baa ku godan waana la hubaa.
Maalmahii u danbeeyey waxaa Somaliland lasoo darsey shirqool qorsheysan oo sharciyadii dalku lahaa lagu jebinayo,shirqoolkan oo debibeda lagasoo ab...
Thursday, February 23, 2017
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Jawaabtii Ugu Adkeyd Siiyey Faysal Cali Waraabe”Burus Qayl Biyaha Ceel Ma Sido, Mana Baqool Daayo… Ninkaa Hangoolka Sita Ee Waraabe U Taaga Ah Ee Xisbigii Qaran NGO Yar Ka Dhigtay Oo Doorasha Iyo Guul Dan Ka Lahayn.. Xildhibaanaddii Golaha Deegaanku Halkii Ay Kuugu Yimaadeen Bay Ku Dhigeen, Runtii In Aad Jeel Ku Jirto Bay Ahayd Faysalow Maaha In Adigoo Cidi Ku Dooran Oo Boqol Jeer Dhacay”.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxii la Inqilaabay ee Xisbiga Ucid mar kale sabab u ahaa inuu helo shahadada xisbinimada Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa si kulul uga dareen celiyey dacwad khayrul sharci oo musharraxii xisbigaas raga...
Thursday, February 23, 2017
-
WARBIXIN XUSAYSA WASIIRO IS HORTAAGAY ICTIRAAFKA SOMALILAND IYO MAGACYADOODA IYO WALIBA LACAGTA AY DHAAFSADEEN
Hargaisa:(Berberatoday.com) Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo aan doonayn in magacooda la shaaciyo ayaa debedda dhigay sir culus oo ku saabsan waddan ka mida 5-ta joogtada ah ee golaha amaanka oo wefti usoo diray ...
Wednesday, February 22, 2017
-
“Warbaahinta Caalamku waxay Qortay In Imaaradku Saldhiga Berbera Dawlado Kale Wakiil Uga Yahay” W/Q Mohamed Abdirahman Yusuf
warbixinta ay qorayaan warbaahinta caalamku waxaa ay xaqiijiyeen in imaaradku saldhigan berbera uga wakiil yihiin dawlado kale oo aan wali la ogayn danta ay ka leeyihiin geeska african gaar ahaan gobolka saaxil berbera waxaayna u ...
Wednesday, February 22, 2017
-
Ururka Qareenada Somaliland ( Solla) Oo Si Adag U Canbaareeyey Xadhiga Agaasime Maxamed Baashe X. Xasan +Xukuumadda Oo Ay Ugu Baaqeen In Ay Si Deg-Deg Ah Xoriyadiisa Ugu Soo Celiso.
Ururka Qareenada Somaliland ( Solla): Waxa uu si adag u canbaareynayaa xadhiga Saxafi Maxamed Baashe X. Xasan.Waxaanu dawlada ugu baaqayaa in ay Si deg deg ah xoriyadiisa ugu celiso.
Habeenimadii 20kii February 2017, boolis...
Wednesday, February 22, 2017
-
Akhriso :- Maansadii Hiil berbera ee Galaafatey Maxamed baashe xaaji xasan oo laba habeen xidha
Shalayto 12.02.2017 waxa horteenna xukuumadda Somaliland ku burburisey shuruucdii waddanka u taalley.
Waxa fashilmay habkii dimoqraaddiga ahaa ee curdinka iyo socod baradka ahaa ee Somaliland.
Tuurta iyo qoriga caariddiisa a...
Tuesday, February 21, 2017
-
Daawo, Xisbiga ucid oo Bartilmaameedsanaya Xildhibaanadii soo saarey ee golaha deegaanka Gabiley iyo berbera halka kuwa salaxley ka soo baxay aanu soo hadal qaadin
Daawo, Xisbiga ucid oo Bartilmaameedsanaya Xildhibaanadii soo saarey ee golaha deegaanka Gabiley iyo berbera halka kuwa salaxley ka soo baxay aanu soo hadal qaadin.....
https://youtu.be/mLNzaflOsPI...
Tuesday, February 21, 2017
-
Daawo, Socdaalkii uu Gudoomiye Cirro ku marey Xarumaha Warbaahinta dalka iyo Xarunta HCTV oo noqotey Mid television Caalamiya u eeg !!!!
geysa:(Berberatoday.com) Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta illaa caawa fiidkii booqasho uu ugu kuur gelaayey xaalada warbaahineed iyo weli ba sida ay u shaqeeyaan wariye...
Tuesday, February 21, 2017
-
Laantii Xisbigii New Ucid ee Denmark oo ay Hoggaaminayso Marwo Faatin oo la Midoobay Xisbiga Kulmiye iyo Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Kopenhagen…Daawo Sawiiro Xiiso badan iyo Qaabkii Xafladaasi u dhacday
Laantii Xisbigii New Ucid ee Denmark oo ay Hoggaaminayso Marwo Faatin oo la Midoobay Xisbiga Kulmiye iyo Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Kopenhagen...Daawo Sawiiro Xiiso badan iyo Qaabkii Xafladaasi u dhacday
Kopenhagen(Be...
Tuesday, February 21, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|