|
Articles
-
20-ka Febraury: Maalin Dhiidhi Dhallinyaro iyo Kacdoon Dadweyne!
Sannad Guuradii 1-aad
Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegatey Gadoodkayagii ardayeed ee 20-kii Febraury 1983 xuskeedii oo Axad ku beegnaa waxa aan ka mid ahaa koox arday ah oo la qaqabtay. Maamulayaashii dugsiyada ayaa ...
Tuesday, February 21, 2017
-
War Deg Deg Ah”Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Xukumada Siilanyo Ka Kireeysay Oo Shaqaalihii Uhoreeyay Oo Boqolaal Ah Shaqadii Ka Eriday Iyo Liiska Inaty Qaadatay Oo Lasoo Dhajiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada Macaash Doonka ah ee Xukumada Madaxweyne axmed Siilanyo Dekeda Berbera ka Kireysay ayaa durbaba markii ay xaqoodii qaateen shaqadii ka caydhisay shaqaale tiradooda lagu sheegay 270 shaqaale ah ku...
Tuesday, February 21, 2017
-
Iftiinkii Sharciyada Saldhiga Military Iyo Faashilkii Wasiirka W/Q: Nuuradiin Diini
W/Q: Nuuradiin Diini
Waa mihiim in aan ka hadalno, ka faaloono arimaha siyaasadeed ee dalkeena, geeska afrika iyo aduunkaba, waxa aan jeclahay in aan qormadaydan yar ee kooban aan ku sifeeyo doodii ay shalay qabatay idaac...
Monday, February 20, 2017
-
Faalo:-Madaxweyne Siilaanyo Iyo Sadexda Kale Afartaa Masuul Oo Isku Hayb Ahi Go’aanka Ay Socodsiiyeen Sidee Bay Shacbiga Somaliland Ugu Muuqaneysaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkastoo Waji ku macaash iyo hadhuudhiskii caadada u noqotey Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo qeybaha aragtida gaaban ee Bulshada Somaliland lagu soo fadhiisiyey Warbaahinta hadana waxa shacbiga intiisa ba...
Monday, February 20, 2017
-
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Hambalyo Udiray Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland Taas Oo La Xidhiidha Maalinta Loo Asteeyay Xuska Dhalinyarada Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Cabdiqani Ismail Aw Aadan oo loo yaqaano (Bidhi) ayaa Hambalyo u Diray Dhalinyarada Reer Somaliland Gaar ahaan Dhalinyarada Gobolka saaxil oo uu allah uga baryaya ...
Monday, February 20, 2017
-
“Kumuu Ahaa Taliyaha Uu Baashe Morgan U Adeegsaday Baarlamaanka. Dhacadadii Foosha Xumayd Ee Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Maalintii Fadhiga Labada Gole Ee Ansixinta Saldhiga Ciidan?
Kumuu ahaa Taliyaha uu Baashe Cawil(Baashe Morgan) u adeegsaday Baarlamaanka. Dhacadadii Foosha xumayd ee ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa ahayd mid ku ugub ah Dalka Somaliland waxaanay Bulshada reer Somaliland intoo...
Sunday, February 19, 2017
-
“Waxan Cambaaraynayaa Hadalkii Kasoo Yeedhay Maamulka Sare Ee Dekeda Ee La Xidhiidhay Shaqaalaha Dekeda Berbera”Aqoonyahan: Ismaaciil C/laahi Cilmi (Ismaaciil Dheeg) Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani
Waxaan Halkan Dhaleecaynayaa Hadalka Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Dekeda Caalimiga Ah Berbera Kaa Soo Ay Ku Sheegeen Haddii Ay Dpworld La Wareegto Dekeda In Aaanay Cida Ay Eryeyso Iyo Cid Kale Toona Aanay Ka Masuul Ahayn. Taas Oo ...
Sunday, February 19, 2017
-
Madaxweyne Siilanyo Noqday Madaxweynihii Ugu Safar Bixid Badnaa Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray Iyo Safaradiisa Oo Aan haba yaraate Wax Faa,iido Ah Dalka Ukeenin”Akhriso Inta Jeer Ee Safar Gaara Uu Ku Baxay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu shalay dalka Ingiriiska ku tagay socdaalkiisii u dambeeyay, safarro uu dalkaas ku tegey intii uu xilka hayey oo isaga u gaar ah.
Wuxuu socdaalkiisan shalay ka mid noqonayaa...
Sunday, February 19, 2017
-
HIIL BERBERA! WAXA QORAY QORAAGA MAXAMED BAASHE XAAJI XASAN
HIIL BERBERA! WAXA QORAY QORAAGA MAXAMED BAASHE XAAJI XASAN
BERBERA BERBERA BERBERA!!
Shalayto 12.02.2017 waxa horteenna xukuumadda Somaliland ku burburisey shuruucdii waddanka u taalley.
Waxa fashilmay habkii dimoqraaddi...
Sunday, February 19, 2017
-
“Birtii Tumaaluhu Tumi Jireen La Wada Ururi, La Iibiyoo Xabbadi Kama Taallo. Kalluunkii Badda [Isna] Waxa La Siiyay Dad Ajnabi Ah, Qaar Baa Xaaraan Lagu Ugaadhsadaa”Madaxweyne Siilanyo xiligii Mucaaradka
“Birtii Tumaaluhu Tumi Jireen La Wada Ururi, La Gadyoo Xabbadi Kama Taallo. Kalluunkii Badda [Isna] Waxa La Siiyay Dad Ajnabi Ah, Qaar Baa Xaaraan Lagu Ugaadhsadaa”
“Hawlo Fara Badan Baa Dalka Ka Socda, Waxaanan Ku Kalsoo...
Sunday, February 19, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|