|
Articles
-
Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Saaka Diiday Inay Qaataan Lacagtii Xaqooda Aheyd Iyo Sababta Keentay Akhriso
Berbera(Berberatoday.com)-Shaqaale weynaha Dekeda Berbera oo saaka loo bandhigay ama loogu baaqay inay qaataan lacagtii xaqa ama xuquuqdooda ahayd ayaa guud ahaan Madax iyo shaqaale hoosaadba saaka diiday inay lacagtaas qaataan, i...
Saturday, February 18, 2017
-
Maareeye Ku-Xigeenkii Hore Dekada Barbara Siciid Faarax Cabdilaahi (Siciid Baadari)Oo Mareeya Dekada Berbera Si Badheedha Gurigiis Uga Dumiyaya.
Mareeyaha Dekada Magaalada Axmed Yusuf Dirir ay si qab yaaladaysan gurigisi cagaf uga liyay halka shaqaale hoosadki ay isku reerka ahaayen uu siiyay wixi ay xaq ula haayeen. Mareeye Ku Xigeenkii hore Siciid Badari u sheegay in...
Saturday, February 18, 2017
-
Maanso: Dillaal! Maanso Ka Hadlaysa Saldhigga Millateriga ee Berbera – Waxa Curisay Yaasiim Maxamed Kaahin
Maansadan waxa la yidhaahdaa; ‘Dillaal’, waxay soo baxday maanta oo bishu tahay 11 February 2017. Si-aragga Siyaasiga wakhtigan iyo marxaladda ay Jamhuuriyadda Somaliland ku jirto ayey Yaasmiin ku cabbiraysaa Maansadan Dillaal...
Saturday, February 18, 2017
-
Gudoomiyaha Musdanbeedka New-Ucid West Midlands,UK Oo Habalyeeyey Murashaxa Xisbiga Wadani Mudane C/raxmaan Max’d C/laahi Ciro
Salaan sharaf badan baan shacbiga Somaliland gudo iyo dibed ba ku salaamayaa, waxaan isku deyeyaa bal fikir keyga ku aadan dhacdadii foosha xumeyd ee sharciga baal marsaneyd ee ka dhacday aqalka wakiiladda jsl saddex maalmood ka h...
Friday, February 17, 2017
-
“Maxamuud Xaashi Lacag Baa U Muuqata Oo Waxa Uu Ku Ciyaarayaa Inuu Dab Yahay Ma Oga, Berrina Wuu Cararayaa Oo Baasaboor Ajaanib Ah Buu Haystaa……”Muj. Dhegoweyne
“Raggii waaweynaa ee xildhibaanada ahaa Saleebaan Gaal waxa uu ka dhigtay carruur Galaas ugu jirta oo BAX, SAARA, ERYA, ayuu yidhi, allah fariidsanaa oo raganimo badanaa….”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim...
Friday, February 17, 2017
-
Somalia ‘Plans To File Legal Complaint Against UAE’ Over Somaliland Base”Press Tv Iran
The president of the self-declared republic of Somaliland, Ahmed Mohamed Silanyo (L) (Photo by Reuters)
Somalia’s internationally-backed government is reportedly planning to file a legal case against the rulers of t...
Thursday, February 16, 2017
-
Warbaahinta Iiraan Oo Baahisay Warbixin Ay Kaga Soo Horjeedaan Heshiiska Somaliland Ku Siisay Saldhiga Millatari Dawlada Isutaga Imiraatka Carabta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka laga leeyahay dalka Iiraan ee Press TV, ayaa shalay wax ka qoray heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka carabtu (UAE) wada-galeen ee la xidhiidha saldhigga Millatari ee laga samey...
Thursday, February 16, 2017
-
“Waxaan La Yaabanay Umaddu Miyey Sirxantay Ma Si Kalaa Waxay Ku Leeyihiin Horumar Inoo Soo Kordhay Meeyey Dadkii Reer Somaliland Ee Garashada Dheeraa, Berbera Ama Saigonta Casriga 2017 Miyaad Ku Faraxsantiin Maqaadiirta Dhacday”W/Q Abdillahi Ibrahim
Waxaan la yaabanay umaddu miyey sirxantay ma si kalaa waxay ku leeyihiin horumar inoo soo kordhay meeyey dadkii reer somaliland ee garashada dheeraa, Berbera ama Saigonta casriga 2017 miyaad ku faraxsantiin maqaadiirta dhacday, wa...
Thursday, February 16, 2017
-
Tv Laga Leeyahay Dalka Lubnaan Oo Kashifay Xadiga Lacageed Ee Lagu Kireeyay Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Samayn Doono Iyo Dawladaha Daaha Dabadiisa Ku Jira Ee Saldhiga Yeelan Doona Oo La Sheegay W/Q Fahad Osman Ali(Abu Mursal)
Telefishan ama muuq baahiye laga leyahay Dalka Lubnaan oo lagu magacaabo Mayadeen.net oo ka faalooda arimaha ciidamada iyo Saldhigyadooda ayaa galabta shantii galabnimo siidaayay barnaami uu ugu magacadar Maydaaniya, barnaamijkaas...
Thursday, February 16, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wiilka Qaba Luul Axmed Siilanyo Baashe Morgan Oo Wareysi Uu Bixiyay Jawaab Saxa Oo La Fahmi Karo Kaga Bixin Kari Waayay Saldhiga Ciidan Ee Dhaqaalaha Badan Uu Kaga Qaatay Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Iyo Been Hadoodilin Uu Ku Dhawaaqayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wiilka Qaba Luul Axmed Siilanyo Baashe Morgan Oo Wareysi Uu Bixiyay Jawaab Saxa Oo La Fahmi Karo Kaga Bixin Kari Waayay Saldhiga Ciidan Ee Dhaqaalaha Badan Uu Kaga Qaatay Dalka Isutaga Imi...
Thursday, February 16, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|