|
Articles
-
Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe
Halka hoose ka daawo Somaliland ganag of four iyo madaxweynihii oo qaadaya gama'yey hurdada dheer iyo sawir kale oo ah markii maxkamada la soo taaagay China-the gang of four. Rumayso ama ha rumaysan tabtii dalka shiinaha ka dhacda...
Thursday, February 16, 2017
-
Berberaay shicibkaa kaa hurdee wiil yari kuma xaraasheen by Abdi Mustafe
Shicib yahow hurdaa hadaydaan diidin in hantida dalka la bililiqeysto waxaydin is arki idin koo intaa ka itaal daran oo miciin mooda inaa Xamar u shaqa tagtaan. Wiilka Mooryaanka ah ee Baashe Cawil-Morgan- shalay waraysi uu bixiye...
Thursday, February 16, 2017
-
Kulmiye Waa Xisbi Waayey Kalsoonidii shacabkiisa ,Waxaana Qurux Badan In Uu Dib Isaga Soo Celiyo Amaanadii Loo Dhiibtey Ee Uu Xejin Waayey. : By Yusuf Janale.
Taariikhdu ma duugowdo,ma lunta,qoor kastana waxay ku suntan tahay xilga markaasi taagan iyo aragtida xaadirka ah,taariikhdu waxay ku wareegtaa koonka ama caalamka aan ku noolahay waxayna sharaxaad ka bixisaa wixii tegey iyo wixii...
Thursday, February 16, 2017
-
Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Cadaystay Inaanu Dalka Hogaamintiisa Rajo Ka Qabin Si Tudhaale La,aani Ka Muuqato Utaageeray Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siinayo Dalalka Carabta Iyo Hogo Tusaalayn Aan Macne Badan Ku Fadhiyin Uu Miciinsaday
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Cadaystay Inaanu Dalka Hogaamintiisa Rajo Ka Qabin Si Tudhaale La,aani Ka Muuqato Utaageeray Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siinayo Dalalka Carabta Iyo Hogo T...
Wednesday, February 15, 2017
-
“Shaqaalaha Dekeda Xuquuqdoodii Ay Qaranka Ku Lahaayeen Waanu Ukeenay Waanay Qaadanayaan,Shirkadii DP Worldna 1da Bisha March Ayay Maamulka Dekeda La Wareegaysaa Xaflad Balaadhana Berbera Ayaa Lagu Qabanayaa”Wasiirka Madaxtiooyada Maxamud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Shaqaalaha Dekeda Xuquuqdoodii Ay Qaranka Ku Lahaayeen Waanu Ukeenay Waanay Qaadanayaan,Shirkadii DP Worldna 1da Bisha March Ayay Maamulka Dekeda La Wareegaysaa Xaflad Balaadhana Berbera Ayaa Lagu Qabana...
Wednesday, February 15, 2017
-
Reer Saaxilow Xaaladeenu Waxay Maraysaa Halkii Mujaahidiinta Aynu Maanta Ku Faanaa Ay Ka Baxeen. Bi’iwaayee ina kiciyaa labada dowba ha la xidho, W/Q Aqoonyahan: ISmaaciil Cabdilaahi Cilmi(dheeg)
Reer Saaxilow Xaaladeenu Waxay Maraysaa Halkii Mujaahidiinta Aynu Maanta Ku Faanaa Ay Ka Baxeen. Bi’iwaayee ina kiciyaa labada dowba ha la xidho, dadkii danta qaranka Alle u naxariistaygii Gigaal ka xidhi jiray baa inoo talinaay...
Wednesday, February 15, 2017
-
“Nin Aan Waxa Soo Socda Garani Waxa Jooga Ma Garto, Somaliland Xaaladda Ka Taaganina Waxay Maraysaa ‘Aar Farmaajo Ii Geeya”Nasra Xaaji Cabdiraxmaan”Daawo Muuqal
“Nin Aan Waxa Soo Socda Garani Waxa Jooga Ma Garto, Somaliland Xaaladda Ka Taaganina Waxay Maraysaa ‘Aar Farmaajo Ii Geeya” Nasra Cabdiraxmaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nasra Cabdiraxmaan oo hore uga mid ahaan jirtay Garab...
Wednesday, February 15, 2017
-
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Sadexda Kale Afartaa Masuul Oo Isku Hayb Ahi Go’aanka Ay Socodsiiyeen Sidee Bay Shacbiga Somaliland Ugu Muuqaneysaa”Fallo Cabdiraxmaan Nuux Hiiran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkastoo Waji ku macaash iyo hadhuudhiskii caadada u noqotey Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo qeybaha aragtida gaaban ee Bulshada Somaliland lagu soo fadhiisiyey Warbaahinta hadana waxa shacbiga intiisa ba...
Tuesday, February 14, 2017
-
Mulkiilaha Tvga HCTV Farxaan Xaaji Cali Oo Bilaabay Raacdaynta Sidii Caadad Uheyd Xaqal Qalinkii Uu Ka Qaadan Lahaa Kireynta Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siinayo Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Iyo Barnaamijyo Uu Isku Soo Kabkabay Oo Warbaahintiisa Ka Baahiyay Oo Dib Uu Ka Beenin Doono”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Tvga HCTV Farxaan Xaaji Cali Oo Bilaabay Raacdaynta Sidii Caadad Uheyd Xaqal Qalinkii Uu Ka Qaadan Lahaa Kireynta Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siinayo Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Iyo Ba...
Tuesday, February 14, 2017
-
Gen. Ibrahim Musharakh waxa la filayaa in uu uu La wareego Amaanka Dekeda Berbera. Marka Ciidanku Yimaadan Saldhiga Milateri
General Ibrahim Musharakh waxa la filayaa in uu uu La wareego Amaanka Dekeda Berbera. Marka Ciidanku Yimaadan Saldhiga Milateri
Waxana uu amar ku haystaa in Gacan bir ah Ku qabto cidkasta oo ka hor timaada
Gaar ahaan Mark...
Tuesday, February 14, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|