|
Articles
-
Marka laga yimaaddo sharci daradii fadhigii wada jirka ahaa ee saaka iyo waxyaabihi foosha xumaa ee madasha ka dhacay,run ahaanti baarlamankanka lama soo hordhigin wax heshiis
Marka laga yimaaddo sharci daradii fadhigii wada jirka ahaa ee saaka iyo waxyaabihi foosha xumaa ee madasha ka dhacay,run ahaanti baarlamankanka lama soo hordhigin wax heshiis lagu tilmaami karo .Heshiiskii lagu qoray Af-Ingiriisi...
Tuesday, February 14, 2017
-
Digniin : Dawlada Imaaraadku Waxay Saldhiga Berbera Keeneysaa 17 Duuliye 11 Waa South African 6 Waa Rhodesian(Zinbaawe) Waxaa Hogaamin Doona Duuliye( J.R. Blythe Wood )Oo U Dhashay Rhodishia(Zinbaawe)Dhamaantooda Waa Calooshooda U Shaqeystayaal.
Digniin : Dawlada Imaaraadku Waxay Saldhiga Berbera Keeneysaa 17 Duuliye 11 waa South African 6 waa Rhodesian(zinbaawe) Waxaa Hogaamin Doona Duuliye( J.R. Blythe Wood )Oo U Dhashay Koofurta Rhodesia(Sinbaawe)Dhamaantooda waa Calo...
Tuesday, February 14, 2017
-
Canbaareyn inqilaabkii Golaha ka dhacay ee lagu lunsaday lacagtii lagu bedeshay Saldhiga Berbera waayo kuma qeexna 15 qodob ee iyaga ku kooban.Qalinkii A / fidhinle UK
Fawdadii , Afduubkii iyo inqilaabkii ka dhacay fadhigii wada jirka ahaa ee labada Gole ka dhacay Axadii 12/2/2017 Waa taariikh madow oo lagu xusuusan doono Xukuumada Somaliland taasoo baabiisay shuruucdii iyo dimuqraadiyadii daw...
Tuesday, February 14, 2017
-
“Caku Mudanahaygii, Mooryaantu, Dhaantoow” … Abwaan Weedhsame Oo Maanso Ku Dhaliiley Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa maanso uu ku dhaliilaayo u tiriyey golahayaasha wakiilada iyo guurtida somaliland oo shalay ansixiyey in saldhig milatari laga siiyo magaala...
Tuesday, February 14, 2017
-
“Saleebaan Gaal Waa Waslad Xun Oo Inagu Dhex Jirta Tan Iyo Faqashtii , Madaarka Berbera-na Car Waa Ninka Keena Carab”Mujaahid Cali Guray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbul xaakimka Kulmiye ayaa waxaa uu weerar culus oo afka ku qaadey gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan oo uu ku sifeeyey waslad...
Tuesday, February 14, 2017
-
Dawlada Imaaraatka Carabta Oo Koonfurta Afrika Ka Soo Kiraysanaysa Duuliyeyaal Calooshood U Shaqeysteyaal Ah Oo Xuutiyiinta Ka Weerara Madaarka Diyaaradaha Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraatka ayaa ku talo jirta inay duuliyeyaal calooshood-u-shaqeysteyaal ah u adeegsato duqeynta ciidamada Xuutiyiinta ee dalka Yeman ka dib markay la wareegto madaarka Berbera ee Somaliland.Im...
Tuesday, February 14, 2017
-
Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo’se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?W/Q Nada Faarax Muuse London
Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo'se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?W/Q Nada Faarax Muuse London
Umada reer Berberi way yaaban yihiin, dhagiba jaan ayay leegtahay, waxay ga...
Tuesday, February 14, 2017
-
War Deg Deg Ah”Jabhada Mitidka Ah Ee Xuutiyiinta Oo Hanjabaad Culus Hawada Usoo Mariyay Somaliland Iyo Ujeedada Oo La Xidhiidha Saldhiga Milatari
Sanca Yamen(Berberatoday.com)-Warsaxafadeed ay soo saareen Mucaaradka dalka Yemen gaar ahaan garabka Kooxda Xutuyiinta ee Shiicada ah Iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Iiraan ayaa lagu sheegay inaan loo dul qaadan doonin sa...
Tuesday, February 14, 2017
-
Run Mise Been Cabdiraxmaan Ciro Iyo Muuse Biixi Toona Daacad Kama Ah Badbaadinta Iyo Hogaaminta Dalka Somaliland Qalinkii Sammo Omar
Run mise Been: Cirro iyo Muuse midna daacad kama aha badbaadinta iyo hoggaaminta dalka.
Cirro 10 saacadood ka hor ansixinta heshiiska ayuu shir jaraa'id qabtay. Wuxu yidhi, "waxa aan la mawqif ahay Xildhibaanada xisbiga ee hadl...
Monday, February 13, 2017
-
Digniin Caafimaad: Waraaqaha Lagu Duubo Cuntada Fudud Iyo Kuwa Sida Weelka Loogu Ritaa Waxay Keenaan Kansar
Washington(Berberatoday.com)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfutay in saddex meelood meel galka lagu duubo cuntooyinka degdeggga ahi ay leeyihiin maaddooyin kiimikaad oo ay ka mid yihiin polyethylene...
Monday, February 13, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|