-
“Waxse Kaas Kaba Duun Xun Kuwan Daawanayuune Haddii Uu Dalka Iibshoo Dadka Jooga Xaraashoo Dhammaantood Isdulsaaroo Diiday Aan Odhanayne Sida Xoolo La Duubay Hadba Meesha La Daajo Udareera Dharaarbee Laxdii Daylo La Moodo!! Abwaan Yusuf Galaydh
By Yusuf Galaydh:
Dekedda Berbara ee imaaraadka saldhigga milliteri laga siiyey iyo sida sida hanka ee hanka liita ku qotonta ayaan intan sida ka idhi.
Dekeddii barbaraadeey
Hadduu maanta dillaalku
Dhuuni uu kugu doontay
Am...
Monday, February 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ma Xishoode Baashe Morgan Wiilka Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uyahay Oo Wax Laga Weydiiyay Awooda Uu Xukunka Dalka Ku Leeyahay Oo Jawaab Saxa bixin Kari Waayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiilka uu sodoga u yahay madaxweyne Siilanyo isla markaana ah safiirka dalka imaaradka carabta Baashe Morgan ayaa waxaa ay maanta qaar ka mid ah saxaafadu weydiisay heerka ay leegtahay awooda uu ku leeya...
Monday, February 13, 2017
-
Warbixiin:- Maxaad Kala Socotaa Awoodda Ciidan Ee Dawlada Imaaraadka?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidan shisheeye oo kaa xoog iyo xoolo badan keenistiisu xaq-darro kaliya kuma aha umadda, sidoo kale waa xaqirraad xis la’aani wehellineyso oo xasilnaanshiyaha iyo nabadda farsamada lagu soo xuuraamay...
Sunday, February 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wariyayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Xadhiga Tacdiga Iyo Cagajuglaynta Lagu Hayo Wariyayaasha Madaxa Banaan Ee Gobolka Saaxil Iyo Xadhiga Laba Suxufi Oo Berbera Ku Xidhan Baaq Culusna Ka Soosaaray
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariyayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Xadhiga Tacdiga Iyo Cagajuglaynta Lagu Hayo Wariyayaasha Madaxa Banaan Ee Gobolka Saaxil Iyo Xadhiga Laba Suxufi Oo Berbera Ku Xidha...
Sunday, February 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Waraaq Baashe Morgan Iyo Maxamud Xaashi Usoo Malmaluuqeen Tahli Waayay Inuu Akhriyo Iyo Xaalada Madaxweyne Siilanyo Oo Awoodi Waayay Inuu Madaxa Kor Uqaado Golayaasha Uu Sida Wada Jirka Ah Ula Hadlaayayna Ay Indhihiisu Qabtaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Siilanyo Oo Waraaq Baashe Morgan Iyo Maxamud Xaashi Usoo Malmaluuqeen Tahli Waayay Inuu Akhriyo Iyo Xaalada Madaxweyne Siilanyo Oo Tahli Wayday Inuu Madaxa Kor Uqaado Golayaasha...
Sunday, February 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wariyayaasha Ka Hawlaga Gobolka Gabiley Oo Cambaareyay Xadhiga Laba Suxufi Oo Shan Caano Maal Berbera Ugu Xidhan Nin Ushaqeeya Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariyayaasha Ka Hawlaga Gobolka Gabiley Oo Cambaareyay Xadhiga Laba Suxufi Oo Shan Caano Maal Berbera Ugu Xidhan Nin Ushaqeeya Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris
https://youtu....
Saturday, February 11, 2017
-
“Wax Heshiisa Oo La Galay Ma Jiro, Anigu Ma Saxeexayo Waxaan Danta Somaliland Ku Jirin, Heshiis Aanay Danta Somaliland Ku Jirina Cidna Ka Yeeli Mayno”Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Wax Heshiisa Oo La Galay Ma Jiro, Anigu Ma Saxeexayo Waxaan Danta Somaliland Ku Jirin, Heshiis Aanay Danta Somaliland Ku Jirina Cidna Ka Yeeli Mayno”Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire
...
Saturday, February 11, 2017
-
“Maxamuud Xaashoow Dagaal Waxba Kama Taqaanid Shalayna Wadigii SNM Ka Soo Carar Carabtu Markay Dalka Qabsatan Ma Waxaad Doneysaa Inaad Yurub U Carartid”Muj: Ooto Biixi Caalim”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maxamuud Xaashoow Dagaal Waxba Kama Taqaanid Shalayna Wadigii SNM Ka Soo Carar Carabtu Markay Dalka Qabsatan Ma Waxaad Doneysaa Inaad Yurub U Carartid"Muj: Ooto Biixi Caalim"Daawo Muuqal
https://yout...
Saturday, February 11, 2017
-
Maxamuud Xaashi Iyo Baashe Moorgan Waxay Ka Faa’iidaysteen, Madaxweyne Siilaanyo Oo Xiskiisii Maqanyahay (Faallo)- Sakariye-Awaare.
Hargaysa(Berberatoday.com)-tan iyo intii ka danbaysay labadii sanno ee hore oo Madaxwe Siilaanyo si weyn loou tuhmayay in uu u khuurinayo nidaamka maamul ee hannaanka dawladnnimo, waxa aan marna ba qarsoonayn in ragg...
Saturday, February 11, 2017
-
Warbixin Caddaynaysa Shirkadihii Ka Qayb Ahaa Duqayntii Cirka Ee Lagu Burburiyey Somaliland 1988kii Iyo Imaaradka Carabta Ee Maanta Doonaaya Saldhiga Militariga Berbera
Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan waxba galabsan. sida caadiga ah wax kasta...
Saturday, February 11, 2017
« Previous Page — Next Page »