|
Articles
-
Daawo Muuqalka”General Jidhif Oo Aqoon Ciidan Ku Cabirey Khatarta Kadhalan Karta Saldhiga Milateri Ee Ladoonayo In Berbera Laga Siiyo Dawlada Isutaga Imaaradku Carabta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"General Jidhif Oo Aqoon Ciidan Ku Cabirey Khatarta Saldhiga Milateri Ee Ladoonayo In Berbera Laga Siiyao Dawlada Isutaga Imaaradku Carabta
https://youtu.be/3QfepjCWNvs
&nbs...
Wednesday, February 8, 2017
-
Daawo Muuqalka”Haweenay Danyar Ah Oo Reer Berbera Ah Oo Ka Cabanaysa Dhul Ay Laheyd Oo Marwada Madaxweyne Siilanyo Looga Qaaday Dhismena Looga Bilaabay Iyo Laba Wariye Oo Warka Haweenaydan Ay Kaduubeen Xabsiga Loogu Taxaabay
Berbera(Berberatoday.com)-Haweenaydan oo lagu magacaabo Sahra Mooge islamaraakan kamida dadka danyarta ah ee reer Berbera ayaa sheegtay inay dhul ay lahayd oo kuyaala shacabka Berbera looga qaaday Marwada Madaxweynaha Somaliland...
Wednesday, February 8, 2017
-
Janeral Fooxle oo ka difaacey eedo loo soo jeediyey booliska somaliland + aqoonyahano uu ku dhaleeceeyay inaaney aduunka la socon
Janeral Fooxle oo ka difaacey eedo loo soo jeediyey booliska somaliland + aqoonyahano uu ku dhaleeceeyay inaaney aduunka la socon
https://youtu.be/u5OH5_0Jj7M...
Wednesday, February 8, 2017
-
Daawo, Musharax Faroole oo tanaasuley…..
Daawo, Musharax Faroole oo tanaasuley.....
https://youtu.be/MEPAOLi-lww...
Wednesday, February 8, 2017
-
Janeral Maxamed Jaamac Fadhi Ku Salaan Oo Digniin Iyo Baaq Culus Kasoo Saaray In Berbera Laga Sameeyo Saldhiga Ciidan Carbeed, Hogo Tusaalayna Ka Bixiyay Dhibaatada Ka Dhalan Karta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday,com)-Janeral Maxamed Jaamac Fadhi Ku Salaan Oo Digniin Iyo Baaq Culus Kasoo Saaray In Berbera Laga Sameeyo Saldhiga Ciidan Carbeed, Hogo Tusaalayna Ka Bixiyay Dhibaatada Ka Dhalan Karta"Daawo Muuqal
https:...
Wednesday, February 8, 2017
-
“Saldhiga Ciidan Ee La Leeyahay Berbera Ayay Xukumadsa Siilanyo Ka Siinaysaa Dawlado Carbeedo Carbeed Waa Khatartii Ugu Weynayd Ee Qaranka Somaliland Soo Waajaha Intuu Jiray”Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Saldhiga Ciidan Ee La Leeyahay Berbera Ayay Xukumadsa Siilanyo Ka Siinaysaa Dawlado Carbeedo Carbeed Waa Khatartii ugu Weynayd Ee Qaranka Somaliland intay Jirtay Soo Waajahda"Suldaan Xasan Suldaan Cabdi...
Wednesday, February 8, 2017
-
Hambalyo Kusocota Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Franceka Oo Xil Cusub Loo Magacaabay
Xisbiga UCID laantiisa dalka France. waxa uu guud ahaan hambalyo u dirayaa. MUDANE,Maxamed Axmed muse oo ah gudoomiyaha xisbiga UCID EE DALKA France. XILKA cusub ee loo soo magacaabay ee ah xoghayaha arimaha buls...
Tuesday, February 7, 2017
-
Wali waxa socda Dhaameelka lagu bixinayo difaacidda adeegga Zaad-ka iyo Edahabka, waxaad arkaysaa rag waaweyn oo diidan in Shiling loo bedelo, W/Q Barkhad-ladiif Mohamed Omar
Dhaameelka difaacidda Zaadka
Wali waxa socda Dhaameelka lagu bixinayo difaacidda adeegga Zaad-ka iyo Edahabka, waxaad arkaysaa rag waaweyn oo diidan in Shiling loo bedelo, waar lacagta Mobilka lagu shubto shilling baynu leenahay...
Tuesday, February 7, 2017
-
“Waxaan Ahay Nin Waayaha Adduun,Wax Uga Muuqdaan’e, Waxyi Iguma Soo Dego Hadana, Wax Ima Seegaane, Alle Ha Unaxariisto Marxuum Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac(Lugooyo)Halkan Ka Akhri Tuducyo Kamida Gabayadiisii
Waxaan ahay nin waayaha adduun,
wax uga muuqdaan’e,
Waxyi iguma soo dego hadana,
wax ima seegaane,
Nin wadiifad haystaa hadduu, wadi aqoon waayo,
Waqtiga uu jecelyaa kursiga, laga wareejaaye,
Wedna wuu jiraa xaal nafsina...
Tuesday, February 7, 2017
-
Ma Dhabaa In Gudoomiye Musharax Cabdiraxmaan Ciro Safar Ugu Baxayo Dalka Debediisa Si Uu Uga Muquurto Shirka Ay Labada Gole Baarlamaan Ku Ansixinayaan Saldhiga Milatari Ee Dalalka Carbeed Madaarka Diyaaradaha Berbera Ka Samaysanayaan?
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Musharaxa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi(Cirro)ayaa La sheegayaa ama la Filaayo in uu Ka Muquurto Fadhiga Wada jirka ah ee labada Gole baarlamaan Wakiilada ...
Tuesday, February 7, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|