|
Articles
-
DARDAARAN HOOYO WIILKEEDA SIINAYSA OO JIDHKU KU DAMQANAYO! W/Q CALI AXMED MUUSE
DARDAARAN HOOYO WIILKEEDA SIINAYSA OO JIDHKU KU DAMQANAYO!
Wiilkeygii sharfta lahaayow xasuusnow dhowr arimood:
1: hadaan weynaado oo hadalku i dhibo ii sabir oo ha i dhibsan waayo aniguba adigoon had...
Tuesday, February 7, 2017
-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Ku Biiritaankiisa Kulmiye Iyo Sababaha Uu Ku Doortay Una Mahadceliyay Taageerayaashiisa Iyo Siyaasiyiinta Garabkiisa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Ku Biiritaankiisa Kulmiye Iyo Sababaha Uu Ku Doortay Una Mahadceliyay Taageerayaashiisa Iyo Siyaasiyiinta Garabkiisa.
https://youtu.be/4hn8f9An-HA?t=3
...
Monday, February 6, 2017
-
Baashe Cawil (Morgan) ayaa tuurta ku sita saldhiga oo gowracaya gobanimada Somaliland by Abdi Mustafe
Waxa xaqiiqa oo cid waliba ogtay in heshiiska dekeda Berbera iyo Saldhiga madaarka labadaba laga soo saxeexay Hassan Shekh iyo Xamar oo aanay sinaba suurta gal u ahayn in dowlada emaaraatku ay Somaliland oo keliya heshiis la gasho...
Monday, February 6, 2017
-
Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxaay Codsanaysaa In Laga La Noqdo Eedaha Booliisku Ku Haysto Guuleed Axmed Jaamac
Hargeysa(Berberatoday,com)-Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo su’aalo kadib markii booliisku soo xareey...
Monday, February 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Siyaasiga Aheyd Ee Qiimaha Badneyd Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ka Jeediyay Xafladii Midawga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii New Ucid Oo Dhamaystiran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Siyaasiga Aheyd Ee Qiimaha Badneyd Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ka Jeediyay Xafladii Midawga Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii New Ucid Oo Dhamaystiran
https://youtu.be/JB2ne5YObo...
Monday, February 6, 2017
-
Dagaalka U Dhaxeeya Xuutiyiinta Yemen Iyo Duulaanka Isbaahaysiga Carabta Ee Taageeraya Dawlada Yemen Oo Soo Gaadhay Bada Baabul Mandab Ee Bada Cas Iyo Saamaynta Uu Ku Yeealan Karro Ganacsiga Dekeda Berbara + Warbixin Yuusuf Cabdi Gaboobe Ka Diyaariyay
Yaman(Berberatoday.com)-Dagaal culus oo khasaare balaadhan keenay oo marinka Baabul Mandab ee badda Cas muddo 4 todobaad ah ku dhexmaraya ciidamada dawladda sharciga ah ee Yeman oo ay taageerayaan ciidamada isbahaysiga dalalka Kh...
Sunday, February 5, 2017
-
Baafin: Lacagtii Boqolka Shilin Iyo Kontanka Shilin Ee Somaliland Oo Suuqyada Laga Raadinayo Qalinkii Cali Nuur Xuseen “Cali Dareen”
Suuqayada magaalooyinka kala duwan ee Somaliland ayaa wax aka dabar go’ada oo la baafinayaan noodhadhkii lacagta Somaliland ee kala ahaa boqolka shilin iyo kontanka shilin ee Somaliland, iyadoo loo aananynayo in ay suuqa ay ka...
Friday, February 3, 2017
-
Daawo Muuqalka”Gabadh Hindiya Jin Kasoo Raacay Indhaha-tiray Oo Sheekh Reer Bosaso Ah Quraan Uu Ku Akhriyay Aragii Usoo Celiyay Iyo Awooda Qawlka Ilaahay Oo Dawo Kasta Ka Wanaagsan
Bosaso(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gabadh Hindiya Jin Kasoo Raacay Indhaha-tiray Oo Sheekh Reer Bosaso Ah Quraan Uu Ku Akhriyay Aragii Usoo Celiyay Iyo Awooda Qawlka Ilaahay Oo Dawo Kasta Ka Wanaagsan
https://youtu.be/7liN...
Friday, February 3, 2017
-
Yaa U Cadow Ah Somaliland Yase La Saaxiib Ah”W/Q Cabdiqaadir Fartaag
Shacabka reer somaliland waxaad mooda, in dhawaanahan danbe ay iskaga qaldantay, qodobo aasaasi ah oo laf dhabar u ah, jiritaankeena qaran iyo umad ahaaneedba. Waxyaabahaas madmadow ka galay waxa kow ka ah : Yaa cadow ah, yaase sx...
Friday, February 3, 2017
-
Talooyin Wax Ku Ool Ah Oo Ku Saabsan Barbaarinta Caruurta
Talooyin Wax Ku Ool Ah Oo Ku Saabsan Barbaarinta Caruurta
Caruur barbaarintu waa xirfad ay waaliddiintu is dheer yahiin. Sida xirfadaha kale oo dhan, qofkii barta barbaarinta hagaagsan ee caruurta, waxaa inta badan laga garta...
Thursday, February 2, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|