|
Articles
-
Daawo,,,,,, 7 Faa’iido oo uu Akhrisku Leeyahay
Waxaa la yidhaahdaa 5 sano ee soo socoto mustaqbalkaaga siduu u ekaan doono Ilaahay ka sokow waxay ku xidhantahay buugta aad akhriyi doontid iyo dadka aad la kulmi doontid.
Akhrisku wuxuu ka mid yahay hababka ugu wanaagsan ee u...
Thursday, February 2, 2017
-
XUSUUSIN: Alle oo Dambi Dhaaf La Weydiisto Keliya Ayaa Looga Bixi Karaa Dhibaatooyin Badan
XUSUUSIN: Alle oo Dambi Dhaaf La Weydiisto Keliya Ayaa Looga Bixi Karaa Dhibaatooyin Badan
Nin ayaa maalin u yimi Xasan Al Basri wuxuuna ka cabanayay:
“Roob nooma da’in waayadan. Abaar daran baa na heysa”
Wuxuu ugu ja...
Thursday, February 2, 2017
-
Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka
Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka
Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado.
...
Thursday, February 2, 2017
-
Waxtarka Timirta (WAA DAWO LA MOOGYAHAY)
Waxtarka Timirta (WAA DAWO LA MOOGYAHAY)
Tijaabo iyo cilmi baadhis lagu sameeyay timirta waxaa lagu ogaaday in timirta laga helo faaiido iyo waxtar iyo dheef badan oo aan la koobi karin. Waxaad hoos ka akhrisataan waxtarka ba...
Thursday, February 2, 2017
-
Nin xaaskiisii dhagaha ka jarey iyo sababta uga jarey!!!!
Haweeney 23 sano jir ah oo u dhalatay dalka Afqaanistaan ayaa BBC-da u sheegtay in seygeeda uu xidhxidhay oo uu ka jaray labada dhagood kaddib muran ku saabsan arrimaha qoyska. Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Balkh ee ku yaal...
Thursday, February 2, 2017
-
Wasiir Maxamud Xaashiga Madaxtooyada Oo Samaystay Koox Kacaamaysan Oo Heeso Macmal Ah Uqaadaya Iyo Kacaankii Siyaad Bare Ee Dalka Xasuuqa Ka Gaystay Oo Uu Umada Reer Somaliland Xasuusiyay”Daawo Muuqal Yaab Leh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Maxamud Xaashiga Madaxtooyada Oo Samaystay Koox Kacaamaysan Oo Heeso Macmal Ah Uqaadaya Iyo Kacaankii Siyaad Bare Ee Dalka Xasuuqa Ka Gaystay Oo Uu Umada Reer Somaliland Xasuusiyay"Daawo Muuqal Ya...
Thursday, February 2, 2017
-
Gabadh Uu Indhaha-tiray JIN Ka Soo Raacay Hindiya, Oo Araggu U Soo Noqday Markii La Qur’aan Saaray
Boosaaso(Berberatoday.com)-Gabadh dhallinyaro ah oo Dalka Hindiya Hooyadeed u geysay Caafimaad, ayaa la kulantay Xaalad Caafimaad oo khatar ah, ka dib markii labada indhoodba ay waxba ka arki wayday.
Gabadhan oo Magaalada Haydr...
Thursday, February 2, 2017
-
Ma Run Baa Adeegyada Zaadka Iyo E-Dahab Qayb Ayay Ka Yihiin Sixir Bararka Somaliland Ka Jira?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nidaamka( Mobile Money Transfer ) oo ah in lacagta mobile sida SMS-ka la isugu diro , waa nidaamka la saadaalinayo inuu caalamku u guuro mustaqbalka dhaw , iyada oo laga wareegayo lacag...
Wednesday, February 1, 2017
-
Darwalkii Khaaska Ahaa Ee Maareyaha Dekeda Berbera Oo Bastoolad Ku Qabtay Mid Kamida Shaqalaha Dekeda Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Berbera(Berberatoday.com)-Darwaalka Baabuurka Uwada Maareyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir oo lagu Magacaabo Maxamed Maxamud Suulaw (Juuqdhageyste)ayaa galabta goob fagaare ah oo kutaala magalada Berbera baastoolad Si badhe...
Monday, January 30, 2017
-
“Maxamud Xaashi Waxa Aanu Unaqaanaa Hogaamiyaha Beenta Qarniga,Waa Ninkii Khadka Cagaaran Kala Dhex Dhigay Beelaha Somaliland Ee Burco Dagan Xiligii Uu Mayarka Burco Ahaa”Aqoonyahan Maxamed Cawl Cabdale Nuur:Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-"Maxamud Xaashi Waxa Aanu Unaqaanaa Hogaamiyaha Beenta Qarniga,Waa Ninkii Khadka Cagaaran Kala Dhex Dhigay Beelaha Somaliland Ee Burco Dagan Xiligii Uu Mayarka Burco Ahaa"Maxamed Cawl Cabdale Nuur:Daaw...
Monday, January 30, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|