|
Articles
-
Waxa ay igu tidhi, adeer wadankii ma “Drought” ba ka dhacay? Drought wa kalmad qalaad (Ingiriisi) W/Q Maxamed Haaruun Biixi
Waxa ay igu tidhi, adeer wadankii ma “Drought” ba ka dhacay? Drought wa kalmad qalaad (Ingiriisi), micnaheedu na wa biyo yaraan ka dhalata roobabka oo yarada. Inantii yarayd waxa aan ugu jawaabay – haa adeer. Ka dib waxa ay ...
Monday, January 30, 2017
-
Hadaan Madaarka Iyo Dekeda Berbera Ictiraaf Ka Goyneyn Imaraadka Wixii loogu ogolaado madaarkeena iyo dekadeenu waa uun hunguri iyo calool siyaasi buuxintood ee dan umadeed ma’aha!!Qalinkii Cabdikariin Axmed Mooge
Hadaan madaarka iyo Dekeda Berbera ictiraaf ka goyneyn Imaraadka wixii loogu ogolaado madaarkeena iyo dekadeenu waa uun hunguri iyo calool siyaasi buuxintood ee dan umadeed ma’aha!!
Xalka sixir-bararka hadii laga dhex deyda...
Monday, January 30, 2017
-
Sawirro Gilgilay Quluubta Dadka Dunida Intooda Diir-naxda !
Sawirka koowaad
Joe O’Donnell waxa uu sawirkan qaaday isaga oo ku sugan Nagasaki, Sarkaalkan Millatariga ah ayaa loo diray Japan si uu xog ururin ugu sameeyo baaxadda ay leegtahay dhibaatadii uu gaystay qumbuladihii lagu dhufta...
Sunday, January 29, 2017
-
Lugaha Oo La Isa Saaro Marka La Fadhiyaa Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka –
Dubai(Berberatoday.com)-Dad badan oo weliba sida tirkoobyadu muujinayaan dumar u badan ayaa markaa ay fadhiistaan luga is saarta. Iyaga oo u arka in ay tahay hab quruxsan aadna u soo jiidanaysa indhaha. Qaabfadhigan quruxda laga r...
Sunday, January 29, 2017
-
Hargeysa”Sheeko Foolxumadeeda Wadata Oo Ka Dhacday Guri Qoys Is Aroostay Iyo Nin Naag Iska Dhigay Oo Milxiis Ka Ahaa Arooska Oo Fashilmay
Magaalada Hargaysa waxaa ka dhacday sheeko yaab leh Taasi oo ahayd Gabadh la guursaday Markii la rabay in lala wareego waxaa dhacday inay tidhi Gabadh Malxiisad ah ayaa I raacaysa Arooska .
Dabeeto lagu soo dar arooskiina wuu dha...
Sunday, January 29, 2017
-
Daawo Muuqalka”Muwaadin Reer Muqdisho Ah Oo Maraykanka Laga Soo Istaafuriyay Oo Tahriibta Uu Dalkaas Ku Galay Ku Maray Wadamada Brazil,Panama, Mexico Iyo Dalal Kaloo Latin America Ah Oo Kawaramay Dhibaatada Dalalka Shisheeye
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Muwaadin Reer Muqdisho Ah Oo Maraykanka Laga Soo Istaafuriyay Oo Tahriibta Uu Dalkaas Ku Galay Ku Maray Wadamada Brazil,Panama, Mexico Iyo Dalal Kaloo Latin America Ah Oo Kawarama Dhibaata...
Saturday, January 28, 2017
-
Madaxwayne lacagteena guluf dagaal baa lagu Soo qaaday.Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Madaxwayne lacagteena guluf dagaal baa lagu Soo qaaday.
++++++++++
Bishii 12.2015 ayay Shirkada Telsom qormo aan ka qoray awgeed igula kacday xadhig iyada oo awoodii dawladnimo lacagteeda ku qaadatay, waxa se sharaf iyo maamuus ...
Saturday, January 28, 2017
-
Waxay Ku Haboonayd In Xukuumaddu Gebi Ahaan-ba System-ka Electronics Ah Ee Shirkaddaha Telesom Iyo Dahabshiil Ee Zaad Iyo E-dahab Loo Bedelo Shillin-ka SL Lagana Saaro Lacagta Qalaad Ee Dollarka………Qalinkii Ustaad Siciid Jaamac
Waxaan ku amaanayaa go'aamadda dawladdu wax kaga qabanayso aafadda sixir bararka ee baryahan danbe ina aafeeyay xaqiiqdiina maaha sida dadka qaar iyagu u turjunteen oo ah sidii iyagu ay jeclaayeen dawladnimadduna wax kale maaha ee...
Saturday, January 28, 2017
-
Daawo Muuqalka”War-Bixin Qiiro Leh Oo Laga Diyaariyey Dhibaatada Haysata Dadka Darabi Jiifka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan waxaanu idinku soo gudbin doonaa Barnaamij laga
diyaariyey dhibaatooyinka ku xeeran dadka darbi jiifta ah ee aan haysanin hoy ay seexdaan isla markaana gidahaarad iyo meelaha la mid ah seexda h...
Friday, January 27, 2017
-
Kaftan na dhex-maray Musharrax Muuse Biixi iyo Jawaabta uu ka bixiyey Hadal Bulshada dhexdeeda Caan ka noqday
“Waar Maya Maya! Dhaarta iyo Madaxweynennimadda Rag iyo Hawl ayaa ka horreeya….” Muuse Biixi Cabdi
Soomaalidu waxay ku maahmaahda Been Fakatay Runi ma gaadho, waxaan uga socdaa Hadal hayn bulshadda Somaliland dhexdeeda wa...
Friday, January 27, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|