-
Wasiir Maxamud Xaashi Waxa Uu Shirkada Telesom Adeegeeda Zaadka Uxidhayaa Siyaasad Iyo Tuhun Uu Ka Qabo In Cabdiraxmaan Ciro ay Isku Beel Yihiin Masuuliyiinta Shirkada Ugu Saamiga Badan
Salaa Bahda Saxafada xorta ah ee Somaliland . Bacda salaan
Waxa aan maanta qalinta uqaatay in aan sharaxaad kooban ka bixiyo Sababta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland amarka xadidaada ah uga soo saaray Adeega Zaad Service ee lag...
Thursday, January 26, 2017
-
Tir-2-aad Jaamacadaha Somaliland Waxay Noqdeen Tusbax Furmay Oo Aan Tayo Laheyn.Qalinkii A/rahman Fidhinle UK
Jaamacaduhu waa goobaha cilmiga iyo caqliga cokani ku kulman kuna gadhoodhaan, taas oo noqota goob aqoonta lagu falkiyo,lagu hufo oo lagu curiyo laguna baro markaa cida u ooman cilmiga. Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamisa binu aad...
Thursday, January 26, 2017
-
Canbaareyn mug leh Xadhiga Xaqdarada ah ee lala beegsaday Madaxa Suuqgeynta Shirkada Telesom Mudane Abdiwahaab Maax Maxamuud subaxnimadii 25/1/2017.
Waxaan Xukuumada ku canbaaraynaynaa Xadhiga Xaqdarada ah ee lala beegsaday madaxa Suuqgeynta ee Shirkada Telesom mudane Abdiwahaab Maax Maxamuud oo bishan 25/1/17 subaxnimadii 11 am Ciidanka CID xabsiga u taxaabeen. Waxaa ...
Thursday, January 26, 2017
-
Dilkii Kornayl Cabdillaahi Xaaji Siciid 27 January 1982 : Dhimbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM 35 Sano Ka Hor
Kornayl Cabdillhai X. Siciid
Maalin Arbaca ayey ahayd 27 January 1982-kii markii si waxshinimo ah Gen. Maxamed XaashiGaani oo dad-qalkii Maxamed Siyaad Barre ay isku reer ahaayeen uu ugu dilay meesha la yidhaahdo Tuka-raq oo...
Thursday, January 26, 2017
-
Murashaxa Aadan Jaamac Oo Soo Jeediyay In La Israaciyo Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaan xukuumadda iyo Xisbiyada ugu baaqayaa in wada jir loogu gurmado dadkeena ay abaaruhu ku habsadeen een biyo iyo baad midna hayn, sidaasi darteed waa in lacagta doorashooyinka ugu jirta miisaaniyada...
Wednesday, January 25, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ganacsatada Berbera Oo Ku Hanjabay Inay Dollar Ku Iibin Doonaan Badeecadohooda Hadii Aanay Xukumadu Dag Dag Wax Uga Qaban Qiimo Dhaca Lacagta Shilinka Somaliland Iyo Fariin Culus Oo Ay Udireen Madaxweyne Siilanyo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ganacsatada Berbera oo Ku Hanjabay Inay Dollar Ku Iibin Doonaan Badeecadohooda Hadii Aanay Xukumadu Dag Dag Wax Uga Qaban Qiimo Dhaca Lacagta Shilinka Somaliland Iyo Fariin Culus Oo Ay Udi...
Tuesday, January 24, 2017
-
Maamulka Warshada Laydhka Berbera Oo Shaqo Ka Caydhin Iyo Xadhig Isugu Daray Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warshada Laydhka Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Warshada Laydhka Maagaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Xadhig Iyo shaqo ka Eris Isagu Dartay Todoba Inan Oo Ka Mid ah wiilasha Shaqaalaha Warshada Laydhka ka mid ah.
Todob...
Monday, January 23, 2017
-
War Deg Deg Ah”Booyad Maamulka Gobolka Saaxil U Iibiiyay Biyo Dhaaminta Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Deegamada Bariga iyo Galbeedka Gobolka Saaxil Oo La Dhacay Lana La,yahay Meel Lala Tagay
Berbera(Berberatoday.com)-Booyadan oo nooceedu ahaa Nissan Diesel UD ayaa waxa laga kaxaystay Iyada oo hortaala habeenkii xalay kaalinta Cawil Axmed Faraare oo ku taala badhtamaha magaalada Berbera,
Waxaana la sheegay in booyad...
Monday, January 23, 2017
-
“Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadooyinka Inuu Ololiyo Jinka Iyo Shaydaanka Ku Jira Inuu Ka Saaro Kuwa Neceb Horumarka Ee Ku Xanuunsadda”Mayar Cabdishakuur Cidin
Wuxu Yidhi Mayar Cabdishakuur Cidin Mar uu Maanta ka hadlaayay Dhagax Dhiga Jid Laamiya oo dib udhis iyo dayactir Lagu Samaynayo"
"11 Kaa Killo- Meter Ee Asphalt-ka Ah Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadoo...
Sunday, January 22, 2017
-
Xogo La Xidhiidha Duulkii Quraanku Ka Warramay Ee Yuug-Yamaa-Yuug Daraasad Lagu Sheegay Halka Ay Ku Noolaayeen Qoomka Ya’juuj Iyo Ma’juuj… Ururintii Kamaal A. Cali (Q:1) –
Qormada qaybtan dambe ee qisadan Yuug-yamaa-yuug uu Geeska Afrika ka soo xigtay Al-Carabiya waa ay ka duwan tahay qaybtaas hore ee uu Geeska Afrika isagu soo ururiyey isaga oo soo xiganaya culimo kala duwan, waxa aanay xoogga saar...
Friday, January 20, 2017
« Previous Page — Next Page »