|
Articles
-
Qiso Dhab Ah Oo Dhexmartay Duqa Caasimadda Hargeysa C/raxmaan Soltelco Iyo Dameerkii Jaarkiisa Ahaa (Qayt 1aad) .. Qalinka: Abokor Cumar Cismaan
Qisadani waa qiso dhab ah oo dhexmartay duqa Hargeisa iyo Dameer ay jaar yihiin guriga uu Duqa Hargeisa ka degan yahay caasimadda Somaliland, waxaan moodayey in duqa Hargeisa uu dulmiyo dadka oo qudha lakin marna maan filayn maa...
Wednesday, March 23, 2016
-
Wasiir Cadaani oo Shaqaalihii Warfaafinta Qabyaalad iyo Kala Qaybin Ka Dhex Bilaabay.
Soomaalida ayaa waxay ku maah maahdaa" Dhubuq Dhubuqdaada Hore Dhabana Hays Danbey Ayey Leedahay”Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa waxa uu mudooyinkii ugu danbeysay ka dhex bilaamay shaqaalaha wasaa...
Wednesday, March 23, 2016
-
Fashilaadda Xukuumadda Kulmiye Ee Abaaraha
Afartan sanno(40yrs) indhahayga ilmo kamay iman ilaa aan maalin dhowayd soo arkay dad reer Somaliland ah iyo xoolahoodii oo abaarahu ramiimka ka dhigeen,badh dhinteen,intii soo hadhayna dad iyo xoolo is-dul jiifaan!
Aafooyinka ...
Wednesday, March 23, 2016
-
Daawo,Mujaahid Dhago Weyne Oo Taageeray Suldaan Xasan, Una Hanjabay Muuse Biixi
BerberaTV___Mujaahid Dhago Weyne Oo Taageeray Suldaan Xasan, Una Hanjabay Muuse Biixi
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan
...
Tuesday, March 22, 2016
-
Daawo Sawiro :- Hargeysa Oo Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah + Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Qayb Galay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacbiga ku dhaqan Caasimada Hargeysa kula tukaday Salaada Roobdoonta.
Salaada roobdoonta oo dalka oo dhan laga oogay ayaa madaxweynuhu kul...
Tuesday, March 22, 2016
-
Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Dacwad Ku Oogayo Shabakada Facebook
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay inuu Maxkamadda Sare ee dalka Ireland oo ku taalla magaalladda Dublin u gudbinayo qoraal ka dhan ah Shirkadda Facebook oo ka mid ah Isku-xidhka Warbaahinadda ay Bulshadda ku xi...
Tuesday, March 22, 2016
-
Wixii Aad Karto Ku Caawi Walaaladaada Abaartu Hayso Ee Ku Dhaqan Miyiyada Dalka
Hal $1 ood biyo ku cabi lahayd maalin walaalkaa oo u baahan oo caagadaas darteed naftu uga bixi lahayd ku badbaadi oo u dir. Waxaa aad aragta dadkaagii oo u baabaya biyo la'aan Alla wax badbaadiyee haddana sadaqadu way ka qiimo ba...
Tuesday, March 22, 2016
-
Qurba joogta Awal sheekh isaxaaq oo taageertay Suldaan Xasan suldaan C/laahi Suldaan C/raxman inuu ahaado suldaanka guud ee awal
Baayaan ay soo saareen quraba joogta awal sh.isaxaaq ee ku dhaqan yurub iyo qaarada ameerika ayaa waxay taageero umuujiyeen in suldaan xasan yahay suldaanka guud ee beesha awal
bayaankan waxay kaloo ku cadeeyeen in beesha awal ...
Tuesday, March 22, 2016
-
Weligay Noloshayda tan oo kale intaan noola ima soo marin, Somaliland-na jiritaankeeda iyo intii Somaliland dhalatay ka hor tan oo kale ma soo marin.
Weligay Noloshayda tan oo kale intaan noola ima soo marin, Somaliland-na jiritaankeeda iyo intii Somaliland dhalatay ka hor tan oo kale ma soo marin.
Saldanadda Subeer Awal maaha mid qudha salka ku haysa qabyaalad iyo qabiil, b...
Monday, March 21, 2016
-
Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye oo Suldaan Maqaar Aaar Ah Ku Abla-ablaysay Hargeysa “Haduu Dhaqanka Qaladkaaga Jiro Qabar Ku Waynaa”.
Xukuumada Kulmiye ayaa weerar qaawan oo argagaxiso ah ku qaaday Saladanadii Guun ka ahayd ee Subeer Awal, waxaanay Suldaan Madaxtooyada laga soo dhoob dhoobay oo Gacan Ku Rimis ah maqaar saartay, iyagoo doonaya in lagu carqa...
Monday, March 21, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|