-
“Dilka Laascaanood ka Socda Waa Arin Qaranka Laf Jab Ku Ah”Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ataash”Daawo Muuqaal
"Dilka Laascaanood ka Socda Waa Arin Qaranka Laf Jab Ku Ah"Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ataash"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/HrVNIejBDeY
&nbs...
Tuesday, December 27, 2022
-
Xukumada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dekeda Meyd Ee Gobolka Sanaag
Meydh(Berberatoday.com)-Wasiiro ka tirsan Xukumada Somaliland ayaa Xadhiga ka jaray Dekada Meydh oo dhawaan Xukumada Somaliland dhismeheeda ka Maalgalisay Saduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.
Munaasibada waxa Kasoo Qe...
Tuesday, December 27, 2022
-
“Sodon Sano Kadib Somaliland May Yeelan Siyaasad Arrimo Dibadeed, Oo Qoran Oo Meel Loo Raaco Leh”
Abdifatah A. Ileeye, oo ah aqoonyahan iyo Cilmi baadhe, ayaa ka sameeyey daraasad cilmiyeed ka sameeyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland in ay leedahay waxyaabaha sahlaya in ay gaadho hadafka qaranka ee ah Aqoo...
Thursday, December 22, 2022
-
“Waxan Balan Qaadayaa Inaan Shaqada Wakaalada Biyaha Berbera Halkuu Gaadhsiiyay Saleebaan Kasii Amba Qaadi Doono Anoo Kaashanaya Shaqaale Weynaha Wakaalada Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera”Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Berbera Khadar Siciid Firiko
"Waxan Balan Qaadayaa Inaan Shaqada Wakaalada Biyaha Berbera Halkuu Gaadhsiiyay Saleebaan Kasii Amba Qaadi Doono Anoo Kaashanaya Shaqaale Weynaha Wakaalada Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera"Maareyaha Cusub Ee Wa...
Wednesday, December 21, 2022
-
Mid Kamid Ah Maraakiibta Ugu Waawayn Dunida Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera Isagoo Sida 10 Kun Oo Koonteenar”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Mid Kamid Ah Maraakiibta Ugu Waawayn Dunida Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera Isagoo Sida 10 Kun Oo Koonteenar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EudTMzTAW5s
...
Sunday, December 18, 2022
-
Xulka Kubada Cagta Argentina Oo Loo Caleema Saaray Horyaalka Aduunka Kadib Markay Ku Guulaysteen Koobkii Aduunka
(Doha) 18 Dis 2022. Xulka Argantina ayaa loo caleemo saaray Koobka Adduunka 2022 kaddib markii ay rigoorayaal 4-2 ah kaga qaadeen dhigooda France, ciyaar leysku daalay oo ku dhammaatay barbardhac 3-3 ah.
Qeybta ho...
Sunday, December 18, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Waajibaadkiisa Shaqo Ee Sharcigu Ujideeyay”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Waajibaadkiisa Shaqo Ee Sharcigu Ujideeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2qsWUcPqtb4
...
Sunday, December 18, 2022
-
Gabadh Yar Oo Kawarantay Dhibaato Iyo Silic Layaab Leh oo Kasoo Gaadhay Hooyadeed Iyo Aabeheed Oo Kala Tagay Mid Kastaana Reer Kale Samaystay Iyadiina Laysku Turtuuray”Daawo Qiso Layaab Leh”
Gabadh Yar Oo Kawarantay Dhibaato Iyo Silic Layaab Leh oo Kasoo Gaadhay Hooyadeed Iyo Aabeheed Oo Kala Tagay Mid Kastaana Reer Kale Samaystay Iyadiina Laysku Turtuuray"Daawo Qiso Layaab Leh"
https://youtu.be/2Zrb-MRF57Y
&nbs...
Saturday, December 17, 2022
-
Fariin Caafimaad”Siyaabo Aad Ukaadido Oo Halis Caafimaad Ku Ah Kaadi h\Haystaada Iyo Kalyaha.
Siyaabo aad u kaadido oo halis caafimaad ku ah kaadi haysta iyo kalyaha.
1. Inaad kaadida isku xajiso markay ku qabato adigoo is leh wax aad gacanta ku hayso dhamee, ama sheeko kuu socota macaansanaya. Waxay kugu ...
Friday, December 16, 2022
-
Salaadiinta Beelaha Dhexe Ee Somaliland Oo Waayadan Dambe Ku Sugnaa Dalalka Khaliijka Ayaa Sheekh Cabdillahi Cabdiraxmaan Ucumaamaday Inuu Noqdo Oday Dhaqameedka Beelahaas Ee Wadamada Khaliijka
Saaladiintii dhawaan ka tagtay Somaliland ayaa maanta (14/12/2022) u igmaday Cabdillahi Cabdiraxmaan in uu oday dhaqameedka iyo Salaadiinta SL ee Beesha dhexe ku metelo arrimaha Dhaqanka ee wadamada Khaliijka.
Sheekh Abdillahi ...
Thursday, December 15, 2022
« Previous Page — Next Page »